12
views
views
Halkan ka Dhegayso Hadaladii wasiirka cadaalada iyo guoomiye xigeenka 2aad ee golaha wakiilada ay ka jeediyeen dhismaha cusub eeWasaarada cadaalada iyo Garsoorka uu Dhagax dhigay madaxweyne silaanyo maanta
Up coming
6
views
views
Waaheen ─ Cabdilaahi Cukusoow Shalay Suxufi Baad Ahayd, Hadana Wasiir Baad Noqotay, Hadana Waad Ka Tagtay Oo Suxufi Baad Noqotay, Hadana Waad Ka Tagtay Oo Wasiir Baad Noqotay, Berrina Waxa Laga Yaabaa In Aad Suxufi Ku Soo Noqoto” Hargeysa, May 24, 2013 Ururka Ay Ku Bahoobeen Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa sida Fiinta uga qayliyey Xeerka Xukuumadu dabada ka riixaysay oo lagu Ansixiyey Aqoon korodhsi Warbaahinta loogu qabtey Huteelka Maansoor, kaas oo ...
8
views
views
Waaheen ─ London Saraakiil ka tirsan haayadaha ammaanka dalka ingiriiska ayaa xaqiijiyey in haayadaha ammaanku ay aqoon u lahaayeen nin ka mid ah labadii nin ee maalintii shallay weerarka foosha xun ku qaaday askari ka tirsan ciidamadda militeryga Britain goob u dhawayd xero ciidan oo ku taallay xaafadda Woolwich ee koonfurta berri ee magaalada London. Xogta ay bixiyeen haayadaha ammaanku ayey ku sheegeen in ninkani dhawr jeer haayadaha ammaanku ay si joogta ...
4
views
views
Waaheen ─ Hargeysa Safiirka dawladda Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Etienne De Poncins oo shallay booqasho ku yimid magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa ayaa u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo martiqaad rasmi ah oo dawladda faransiisku u fidisay madaxweynaha Somaliland. Ambassador Etienne De Poncins oo shallay kulan kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo xarunta madaxtooyada ee caasimadda Hargeysa ayaa u dhiibay waraaq martiqaad ah oo u usoo dhiibay ...
5
views
views
Somaliland Org ─ “Wixii Tabashooyin ah Miiska la yimaada Oo iska Daaya Calankan aad la soo baxaysaan” Boorame (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal oo uu weheliyo Ugaaska Beelaha Gobolka Awdal Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, waxana ka soo qayb galay madashan Maamulka gobolka, kan degmada iyo masuuliyiin kale. Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo madasha ...
4
views
views
Qurbe Joog ─ Garoowe May 24,2013(SDN)-Dedaalo wacyi gelin ah oo lagu dhiiri gelinayo Haweenka Reer Puntland in ay ka qeyb qaataan doorashooyinka goleyaasha degaanka ayaa ka socda guud ahaan Puntland. Ololahan oo ay wada jir isaga kaashanayaan Hay’ada P.D.R.C iyo Dalada Haweenka Puntland ayaa ka socda caasimada Garoowe. Madaxa P.D.R.C Cali Faarax Farmiyeeri ayaa saxaafada u sheegay in Bacdamaa Haweenku yihiin lafdhabarta Bulshada ay muhiim tahay in ay ka qeyb qaataan Doorashooyinka. Haweenka ...
3
views
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa May 24,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay Olole Canshuur ururin ah oo ay qaadeyso dhawaan. Xukuumada ayaa baaq ay shacabka u jeedisay ku sheegtay in loo baahan yahay in Ganacsatada iyo Shacabku bixiyaan canshuuraha ku baaqday. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafada loogu talo galay oo uu soo saaray Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyada Somaliland Saleebaan Jaamac Diiriye oo sidan u qoraa;“Waxa wasaarada maaliyadu qaadanaysaa olole cashuureed kaas oo ka bilaabmaya ...
3
views
views
Laacib Net ─ Madaxa kooxda Napoli ee horyaalka Talyaaniga Aurelio De Laurentiis ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday in ugu dambeyntii Rafael Benitez ay la gaareen hishiis uu kooxdaas ku tababarayo labo xilli ciyaareed oo soo socda . Magacaabista Rafael Benitez ayaa imaaneysa ka dib markii tababarihii Napoli Walter Mazzari uu dhawaan shaaciyay in uu ka tagayo [...]
5
views
views
Horufadhi ─ Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay dugsiga sare ee Magaalada Taleex ee xarunta Khaatumo State ayaa lagu qabtay gudaha magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Madax dhaqameed Khaatumo ayaa halkaas ka soojeediyey hadal ayadoo shahaadooyinkana ay qaybinayso dawladda Khaatumo oo haatan diyaarisay dhamaan Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa HALKAN KA DAAWO QUDBADIHII MADAXDA DHAQANKA.
10
views
views
Horufadhi ─ Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirka arimaha dibedda Soomaaliya oo Soomaaliya shirkaasi u matalayasay ayaa u sheegay Idaacada VOA in Warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkaasi loogu baaqay dowladda Federaalka inay ku qabato Magaalada Muqdisho shiwayne looga arinsanayo Mamul u samaynta Jubbooyinka. Waxay sheegtay shirka Muqdisho ka dhici doona inay kasoo qayb galayaan dhamaan dhinacyada isku haya siyaasada [...]
6
views
views
Horufadhi ─ In January, the state of Khatumo Regional State was created, claiming to consist of Sool, Sanag and Ayn regions, and claiming affiliation with the Mogadishu-based government. These regions are subject to disputes over control between Somaliland and Puntland. Clashes between Somaliland armed forces and militias allied to Khatumo state displaced thousands of people. Thousands of [...]
