30
views
views
Fannaan Axmed Heybe oo Muqdisho ku geeriyooday
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Axmed Heybe Carraale oo ka mid ahaa fannaanniintii hobolladii qaranka ee Waaberi. Marxuumka oo ku geeriyooday isbitaalka Madiina ayaa la sheegay in xanuun ku soo booday galabta halkaa loo geeyay, iyadoo aan la ogayn waxa uu rasmi ahaan ugu geeriyooday. Maareeyaha tiyaatarka qaranka abwaan Cabdi Dhuux [...]
Up coming
7
views
views
WidhWidh ─ Xafladii xuska 18ka May ee Jabhada SNM ee ka Dhacday dalka Holland ayaa waxay ku soo dhamaatay dagaal iyo gacan ka hadal la isku mindiyeey iyadoona ay booliisku xabsiga dhigeen ilaa iyo 4 qofood oo Soomaali. HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
15
views
views
WidhWidh ─ Wafdigii maalmahan dambe ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa lagu amray inay isaga baxaan magaalada Kismaayo, mudo saacado gudahood ah. Amar ka soo baxay Axmed Islaam Madoobe oo la sheegay in loo doortay Madaxweynaha Jubaland ayaa looga dalbaday wafdiga ka socda Dowlada inay isaga baxaan magaalada Kismaayo saacadaha soo socda, hadii kale ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo. Warar hoose oo aan ka heleyno Garoonka Kismaayo ...
9
views
views
VOA Somali ─ Tan iyo markii todobaadkii tagay ay Dawladda Federaalka ah ay shaaca ka qaadday in Qaramada Midoobay ogolaatay in lagu soo wareejiyo maamulka hawada Somalia, ayaa waxaa jira doodo la xidhiidha qaabka loo soo wareejinayo maamulka hawada.
2
views
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)- Af-hayeenka Salaaddiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka warramay aqoonta ay qoys ahaan iyo qof ahaan isu leeyihiin iyo arrimo ay wada xalliyeen Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) sidoo kale salaaddiinta Somaliland ee ku cusub saaxadda dhaqanka ugu baaqay inay wax ka bartaan Xaaji Cabdi oo ruug-caddaa u soo joogay sooyaal mug leh, isaga oo tilmaamay inuu isaga qudhiisu guntay talooyin uu Xaajigu siiyay.. Sidaasna waxa uu ...
2
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2
views
views
Somali Midnimo ─ Waaliga Wilaayada Islaamigaa Ee Shabeellada Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah Oo Dultaagan Waxqabadka Shacabkiisa Uu U Hayo. BARAAWE:- Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah Xafidahullaah ayaa ka warbixiyey wax qabadkii Guddigii loo xilsaaray Fatahaadda Wabiga Shabeellada Hoose. Sheekh Abuu Cabdallah ayaa sheegay in qarash badan uu ku baxay xiritaanka Biyaha si aysan u burburin Khayraadka Beeraha Musliminta. Sheekh Abuu Cabdallah oo waraysi dheer siiyey Idaacadda Islaamigaa ...
4
views
views
Somali Memo ─ Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa fah faahin ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya. Sheekh Cabdi C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Mujaahidiinta oo caawa warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in madaafiicdii xalay lagu garaacay madaxtooyada DF-ka ee Muqdisho uu khasaara kasoo gaaray cadawga. “Xalay Mujaahidiintu madaafiic gaaraysa illaa 10 madfac ayay ku rideen madaxtooyada Ridada halkaasi waxay ku dileen 5 katirsan ciidanka Afrikaanta,ilaah fadligiis halkaas ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Sheekh (OWN)-munaasibada balaadhan oo si Rasimya Loogu Loogu Wareejinayey Jaamacada Cilmiga Xanaanada Xoolaha Urur Goboleedka IGAD, Isla Maraakana Muddo Saddex Sanno Ah Ay Sii Wadi Doonta Maamlida Jaamacad Haayda Talyaaniga ah Ee Terra -Nuova ayaa Maanta Lagu Qabtay Xarunta Jaamacad Xoolaha Ee ISTVS ee Degmada Sheekh. Xafladan Oo Ahayd Mid si heer sare loo soo Agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyin Tiro Badan Oo Ka kala socday Urur ...
2
views
views
Horufadhi ─ Wasiirada arimaha dibada ee dalka Amina Max’ed ayaa loo dhaariyay jagada wasiirka arimaha dibada ee dowladda Kenya. Ms Amina oo kamid ahayd 16 kii wasiir ee uu dhawaan magacaabay madax waynaha dalkani Kenya isla markaasina golaha Barlamaanka dalku ay meel mariyeen ayaa loo dhaariyay jagadaasi galinkii danbe ee shalay. Intii ay ka socotay xaflada dhaarinta [...]
14
views
views
Horseed Media ─ Ujeedada Mas’uuliiyntan ay u yimaadeen Dalkan Switzerland ayaa waxa ay aheyd in ay si Wadajir ah ugu qeyb galaan kulan sanadle ah oo ay soo qaban qaabiso Hay’ada WHO ee Qarmada Midoobey u qaablisan Caafidmaadka oo looga hadlo Caafimadka Adduunka kaasi oo ka dhaca Magaalada Geneve. Qorshaha dhabta ah ayaa ahaa in Wafuuda ka socota Somaliland iyo Puntland ay ka [...]