views
Dabaqodhida & Hunadaan Duur ku shiday naaye, Dabaa-baadka waa laga la hadhi doorka Maanta ahe.
Dulucdeenu waynoo Xorayn Doorka Maanta ahe
Shacabkeena Diifaysan baan Dayr ku xidhaynaaye.
Dabaqoodhida & Huunadaan Duur ku shidaynaaye.
Docdii ay u jeestaanba, waa dabar Jaraynaaye.
Dabaabaadka waa lagala hadhi doorka Maanta ahe.
Boocame Online- Iyadoo Markii Ay maalinimadii shalay Kasoo Degtay Garoonka Diyaaradaha ee Maagalada Taleex (Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport diyaarad Ay la socdeen Wufuud Culus oo Katirsan maamulka Khaatumo State.
Ayaa Dhankooda Waxaa Siwayn Shucuurtooda Umuujinayey Dhamaan Shacabka Deeganada Khaatumo state ee Dalka Iyo Debediisa.
Sam sam Aadan Nuur Oo Kamida Ururwaynaha Khaatumo Daryeel dadka iyo Dalka Oo Xalay Nasiib Uyeelatay Fursadii shacabka uu siiyey Ssc Radio Ayaa dhenkeeda Siwayn usoo bandhigtay Tix ” Afa rey” Ah oo Ay curisay waqtigii lasugayey masuuliyiinta Khaatumo State ee ku sugnaa Maagalada Muqdisho ee caasimada dalka.
By- Axmed Darwiish
Boocame Online
Daalacatey :92Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views
