views
2 ciyaartoy kaliyaha oo Eritrea ku laabtay
17 ka mid ah ciyaartoyda kubadda cagta ee Eritrean oo uu wehliyo dhaqtarkoodii ayaa waxey magangalyo weydiisteen Uganda.
David Apollo Kazungu, oo arrimaha qaxootiga u qaabilsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Uganda ayaa u sheegay BBC Sport in dhamaan ciyaartoydii Eritrea ee la weysanaa ay magangalyo weydiisteen.
“Waxey noo sheegeen in xaaladda wadankooda ay tahay mid adag oo aysan ku noolaan karin, waxaana qiimeyn ku sameyn doonaa xaaladahooda.”
Kazungi wuxuu intaa ku daray in arrintaan ay kala shaqeynayaan hayadda qaxootiga adduunka ee (UNHCR) si caawinaad ay u helaan 18 ka Eritrean-ka ah.
Wiilasha diiday in ay ku laabtaan dalkooda ayaa hotel-kii ay ku jireen ka tagay markii ay madaxdooda u sheegeen in ay adeeg ka soo sameysanayaan suuqa, waxaa dalkii dib ugu laabtay 5 sarkaal iyo 2 ciyaartoy shalay.
Sunni Said Salah
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views