22
views
views
Andy Murray oo abaalmarin helay
Views 21
Andy Murray ayaa loo doortay shaqsiga ugu wanaagsan sanadkaan ee xagga ciyaaraha isagoo helay abaalmarinta BBC Scotland Sport Nation Sportsperson of the Year for 2012.
Waxaa abaalmarintaan la siiyay markii uu ku guuleystay 5 koob oo uu ugu weynyahay US Open oo ku xigaan Sir Chris Hoy, Paul Lawrie, Katherine Grainger iyo Ricky Burns.
Murray wuxuu helay inta badan codadka ay bixiyeen guddiga xeel dheerayaasha ee Sport Nation experts.
Kadib markii uu sanado badan ku guuldareystay inuu qaado koobabka loo yaqaan Grand Slam ayuu 2012 ugu danbeyntii Murray ku guuleystay US Open isagoo ka qaaday Novak Djokovic.
Up coming
9
views
views
Qurbe Joog ─ Dhul gariir xoogle ayaa ruxay meel ka baxsan jasiirad lamoodka Ruushku leeyahaay ee Kamchatka, taasi oo ku tala dhinaca bariga fog ee dalweynaha Ruushka. Saraakiisha ku sugan gobolka xaga bari ee Ruushka ee Sakhalin ayaa bixiyey digniin ah in ay soo socoto Sunaami, hase ahaate haatan digniintaasi waa laga noqday Xafiiska Mareykanka u qaabilsan la socodka dhulgariirada ayaa sheegay qiyaastiisu aheyd 8,2 . hase haate, masuuliyiinta Ruushku waxay sheegeen dhulgariirku ...
8
views
views
Qurbe Joog ─ Beijing May 25,20139SDN)- Shiinaha ayaa ku yaboohay ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah ooqaramada midoowday u dirayso wadanka Maali Tiro kabadan 500 oo iskugu jira askar nabad ilaalin ah iyo injineero ah ayuu Shiinahu u dirayaa hawlgalka nabad ilaalinta eek a socda wadanka Maali. Ciidamo gaadhaya ilaa 6’000 askari oo ka socda midawga Afrika ayaa haatan ka hawlgala wadanka Maali , si ay gacan ugu siiyaan ciidamada wadankaasi dagaalka ay ...
9
views
views
Qurbe Joog ─ Kabul May 25,2013(SDN)- Qaraxyo waaweyn ayaa ruxay badhtamaha magaalada Kabuul ee xarunta wadankaasi Afgaanistaan, kuwaasi oo ay daba socdeen tacshiirdo culus oo rasaas ah oo la isweydaarsanaayo . Janalka koowaad ee Telefiishanka Afgaanistaan ayaa, kusoo waramay koox hubaysani in ay weerar kusoo qaadeen xarun ay lahaayeen ciidamada mukhaabaraadku , warku waxaa uu intaasi ku daray in kooxda weerarka soo qaaday ay qabsadeen meelo ka mid ah dhismahaasi. ciidamada amaanka ayaa ...
7
views
views
Aaran News ─ Wararka naga soo kala gaaraya magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ee gobolada Bari iyo Mudug ayaa waxau sheegayaan in magaalooyinkaasi ay siyaabo kala duwan uga dhaceen dilal loo kala geystay nin nabadoo ah iyo mid ka mid ah askarta maamulka Puntland, kuwaas oo ay dilalkooda fuliyeen sida ay dadka deegaanku sheegeen kooxo ku hubeysnaa bastoolado. Dilka hora ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo halkaas oo lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada ...
6
views
views
Aaran News ─ Ugu yaraan 3-askari ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka bandanna way ku dhaawacmeen qarax miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa ka dib ay ciidamadu fureen rasaas aad u xoogan oo sababtay dhimasho iyo dhaawac la sheegay. Qaraxa miino ee lagu weeraray ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka dhacay isgoyska Irid-Aamin oo kala bara ...
11
views
views
Aaran News ─ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay xafladdii lagu maamuusayey sanad guuradii 50-aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay ururuka Midowga Afirka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu rajeynayo in dhawaan shirka ururka Midowga Afrika lagu qaban doono magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaliya ay kaalin weyn ku laheyd dhismaha ...
9
views
views
Aaran News ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan {Jawaari} oo markii ugu horeysay ka hadlay arrinka gobolada Jubbooyinka iyo xiisadda ka taagan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya la horgeyn doono dhawaan barnaamijka maamul u sameynta gobolada dalka, kaas oo horay Xukuumadda u ansixisay. Guddoomiye Jawaari oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka dowladda Soomaaliya ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan Baarlamaanka la horgeyn doono barnaamijka maamul u sameynta ...
12
views
views
Aaran News ─ Kulankii wasiiro arrimo dibadeedka IGAD ee ku soo gabagaboobay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa bayaan laga soo saaray waxaa lagu sheegay in IGAD aysan marnaba aqoonsaneyn maamulada is magacaabay ee ka jira Kismaayo ee sheeganaya Madaxweynayaasha Jubbaland, sidoo kalena shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay iyadu xaq u leedahay maamul u sameynta Kismaayo iyo gobolada kale. Qodobadii ka soo baxay kulankii IGAD ay ku yeesheen Addis Ababa ayaa ...
17
views
views
Aaran News ─ Wararka ka imaanaya magaagalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in shalay uu kulan albaabada u xirnaa uu halkaasi ku dhexmaray afar ka mid ah Madaxweynayaasha is magacaabay ee Jubbaland, kuwaas oo kulankooda ka dib baryaan ay soo saareen ku sheegay inay midoobeen, isla markaasna ay si wada jir ah u wada shaqeyn doonaan sida ay yiraahdeen. Sida warku sheegayo kulanka ayaa waxa uu dhexmaray Col. ...
14
views
views
Aaran News ─ Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil {Fartaag} oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa inaysan aqoonsaneyn doorashooyinkii Kismaayo iyo maamulada ka jira halkaasi ee shaaganaya Madaxtinimada Jubbaland, wuxuuna sheegay Mr. Fartaag in Xasan Sheekh uu jeclaan lahaa sida uu yiri inay Kismaayo ka dhacaan dagaalo lagu riiqma, dadka wada dhashayna ay isku baabi’iyaan. Jenaraal Fartaag Madaxweyne ...