34
views

RUUSHKA OO KA SOO HORJEESATAY IN BURCADBADEEDA SOOMAALIDA AY KALA DAGAALANTO XEEBAHA

Sida laga soo xiganayo saraakiisha maraakiibta dowlada ruushka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in dowlada Raashka ay ka soo horjeesatay inay maraakiibteeda ay kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ay kala dagaalamaam badweynta Hindiya.

Sidoo kale wadanka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday inuu wado qorshe uu doonayo inuu ku badalo xarunta ciidamada la dagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah xeebaha dalka Soomaaliya iyadoo aan laga ogeyn halka ay u badalayaan xarunta ciidamada Bada ee Ruushka,waxaa sidaasi sheegay sarkaal ka tirsn ciidamda Badda ee Ruushka oo magaciisa ka gaabsaday.

Waxa uuna Sarkaalkaan shaaciyay in Raashka gabi ahaanba ay ka soo horjeesatay in Burcad Badeeda kala dagaalanto badweynta Hindiya sabab jira owgeed balse ma uusan faahfaahin sababaha iminka ku soo beegay in dowlada Ruushka inay ka hor timaado howlgalka Midowga Yurub ay ka wadaan xeebaha Soomaaliya.

Warbaxintaan sheegayso in ruushka uu joojiyay qeyb ka mid ah howgalka Midowga Yurub uu ka wado xeebaha Soomaaliya, ayaa ku soo aadaya iyadoo xeebaha Soomaaliya ay ka socdaan howlgalka la magacbaxay Athlanta oo loogu soo horjeedo Burcad badeeda Soomaalida.

Badweynta Hindiya wax ay ka mid tahay baddaha aduunka ugu waaweyn waxaayna u dhaxeysaa qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Ostaraaliya.

Read full story >>

1
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)- Telefishanka qaranka ayaa si xeelad iyo xirfadi ku jirto uga dabaashay imtixaan adag oo sanado badan caqabad ku ahaa, ka dib markii ay si toos ah u baahiyeen wacdarihii dhoolatuskii dabaal degii munaasibadihii kala duwanaa ee lagu kala qabtay Hargeysa, Burco iyo London ee lagu xusayay 22 guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland. Telefishanku waxa uu si toos ah (Live) tabiyay munaasibadii subaxnimadii 18-kii ...
3 hours, 49 minutes ago
7
views
Somaliland Org ─ “Somaliland caadifad kumay dhalan, ninkii yidhaahda caadifad bay ku dhalatayna waa nin xaqiiqada indhaha iska qabanaya” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadalkii qiimihiisu hooseeyey ee Madaxweynaha maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud ku yasay shalay madaxbannaanida Somalialnd ee uu ku tilmaamay caadifad waqtigeedii laga soo gudbay. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ku tilmaamay dhawaaqaasi ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya mid riyo ah oo ...
3 hours, 49 minutes ago
2
views
Somali Midnimo ─ SUUGAANTA:- Almujaahid Walaalkeen Abwaan Abuu Faadumo ayaa suugaantiisa ku difaacay Khayraadka Muslimiinta Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay dimanaanta Soomaalida iyo sida aysan ugu baraarugsanayn boobka lagu hayo Khayraadkooda, Ilaahay ha xiftiyo,Walaalkeen waxaad la socotaan in uu Habayn iyo Maalin ku difaacayo Xigmadda Ilaahay siiyey Diinta Allah iyo Muslimiinta Xaq u dirirka ah. Wuxuu yiri Abwaan Abuu Faadumo.   Xaraash weeye xeebihi dalkiyo xoolihii yiile Xukuumaad camiilaa heliyo xulufo shaydaane Shacabkuna xasasiyad malahan ...
3 hours, 49 minutes ago
2
views
Somali Memo ─ Haween madow ah oo heysta diinta Nasaarada ayaa la wareegaya shaqooyinka hoose ee loogu talagalay iney ka faa’iideystaan dadka Soomaalida ah. Haweenkan oo da’doodu u dhaxayso 15-25 sano ayaa intooda badan dhalasho ahaan kasoo jeeda wadamada Uganda, Itoobiya, Kenya iyo Koofur afrika sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah saraakiisha dowladda Federalka ah. Hoteelada iyo xarumaha dowladda ayaa ah kuwa ugu badan oo ay ka shaqeeyaan dumarka ajaanibta ah, iyadoo ...
3 hours, 49 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Garoowe (RBC RADIO) Waxaa maanta Duleedka Bari ee Garoowe ka dhacay Munaasabad Guryo loogu wareejinayay Dad barakacayaal ah oo halkaasi ku nool Guryahaasi oo dhamaa 600 ayaa hay’ada Wold Vition oo kaa shaneysa Dowladaha England & Canada waxay gudoon siisay 600 ooo qoys si ay uga hoos galaan Dabaysha iyo Qoraxda kulul ee ka jirta Gobolka Nugaal maadaama lagu jiro xiliga xagaaga, iyadoo sidoo kale Guryo dhan 600 la gudoonsiiyay ...
3 hours, 49 minutes ago
4
views
Puntland News 24 ─ Hay’adaha waaweyn ee ka shaqeeya Puntland ayey horey xukuumada Puntland ugu amartay in xarumahooda iyo [...]
3 hours, 50 minutes ago
2
views
Oodweyne News
3 hours, 50 minutes ago
1
views
Lughaya ─             Dhamaan reer jaamac wadaad yare meelkasta oo ay joogan waxay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Mudane: C/qaadir Jamaac (Wadaad yare) Iyo Marwadiisa Haboon Axmed Cilmi( Axmed Farmasi) oo shalay gabadhi ugu dhalatay magaalada Borama gaar ahaan Allaale Hospital Gabadhan ayaa loo bixiyey Muhiin C/qaadir Jaamac waxaan leenahay noqo tii dadkeeda.dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamin ….Aamin …….Aamin.    
3 hours, 50 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Sida BBC-da laga soo xiganayo naadiga Atletico Madrid ayaa daboolka ka qaaday in aysan ka hor istaagi doonin xiddigooda Radamel Falcao in kooxda uu ka hulelo haddii uu doonayo arintaas . Radamel Falcao ayaa bartilmaameed u ah kooxo dhowr ah kuwaasi oo muujiyay rabitaankooda ku aadan in ay la hishiiyaan , waxaana loolanka xoogan uu [...]
3 hours, 50 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Hay’adaha waaweyn ee ka shaqeeya Puntland ayey horey xukuumada Puntland ugu amartay in xarumahooda iyo xafiisyadood ugu waaweyn usoo wareejiyaan magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo waday muddo sannado ah olole uu hay’adaha Caalamiga ah ugu raraayo magaalada Garoowe ayaa hadda maraysa heer gabagabo ah, kadib markii hay’ada UNICEF ay ogolaatay in ay xarunteeda ugu [...]
3 hours, 50 minutes ago