23
views

Abuu Muscab"Mujaahidiinta Afar ayaa ka shahiiday Cadawgana Afartameeyo" Dhagayso.

Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo culus oo ay ciidamada muslimiinta ka fuliyeen duleedka magaalada Boosaaso.
Halkan ka dhagayso shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab MP3

Read full story >>

2
views
Bar Kulan ─ High level delegation has on Tuesday reached at the port city of Kismayo, the capital of Lower Jubba region in southern Somalia. This distinguished delegation from US, European Union and Chine have held a meeting with the deputy president of the newly established Jubbaland administration Abdillahi Sheikh Ismail Fartag. The aim of this delegation’s visit [...]
1 hour, 41 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Armed woman believed to be among militias loyal to Col Barre Hirale is reported to have killed at least two soldiers of the newly established Jubbaland administration in Kismayo on Monday night. Confirming the incident, Kismayo police boss Mohamed Aden Simow told Bar-kulan that dispute has emerged between the armed woman and the two soldiers [...]
1 hour, 41 minutes ago
12
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Kismaayo) 21 May, 13–Haweeney hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan tahay maleeshiyada Kornayl Barre Adan Shire (Barre Hiiraale) ayaa xalay magalaada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxay ku dishay labo askari oo ka tirsan ciidanka maamulka cusub ee Jubaland. Taliyaha saldhigga Kismaayo Maxamed Aadan Simow oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay inay murmeen haweeneyda hubeysneyd iyo askarta, kaddibna rasaas ayay ku furtay labadooda. Simow wuxuu sheegay in ciidanka ...
1 hour, 41 minutes ago
1
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Oklahoma) 21 May, 13–Duufaan xoogleh ayaa dulmartay magaalada Oklahoma, duufaantaasi oo ah nooca Tornado loo yaqaan ayaa burbur baaxadleh u geysatay guryaha iyo gaadiidka. Ugu yaraan 90 qof ayaa ku dhintay duufaantan oo goobaha ay burburisay ay ku jiray iskuul-hoose oo ay ku dhinteen 21 caruur ah. Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay magaalada Oklahoma si gurmad loogu fidiyo dadka khasaaraha kasoo gaaray duufaantan oo ...
1 hour, 41 minutes ago
1
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Washinton) 21 May, 13–Madaxweynaha Maraykanka ayaa aqalka cad markii ugu horeysay muddo ka badan 50 sano ku qaabilay Madaxweynaha dalka Myanmar (Burma). Thein Sein, Madaxweynaha Myanmar (Burma) ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay dalka Maraykanka, xili dowlada Maraykanka ay xiriirkii ay lalaheyd dalka Burma dib usoo celisay. Obama ayaa wadahadalkii uu la yeeshay Madaxweyne Sein diirada ku saaray arrimaha Muslimiinta ku dhaqan dalka Burma ee xasuuqa lagu wado, isagoo sheegay ...
1 hour, 41 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ Waxaa maanta ka dhacay Magalaada Muqdisho Banaabax looga soo hor jeedo Mooshinka Raii,sul Wasaaraha Somaliya Cabdi faarax Saacid kaa oo ka dhacay Barxada wayn ee Sayid sida wararka sheegayaan. Banaanbaxaa ayaa waxaa ka soo qaybgalay Boqolaal banaanbaxayaal ah kuwaas oo watay Boorar ay ku xardhan yihiin erayo ay ku diidan yihiin Mooshinka ka dhanka ah Mr Saacid . Dadka Banaanbaxayay ayaa si kulul ugu khaylinayay erayo ay ka mid yihiin ...
2 hours, 39 minutes ago
2
views
Wehel Media ─ (WMC) Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka mamnuucay Maaglada Beladwayne in lugu dhax qaato hub sharcidaro ah waxa ayna Maamulka Gobalka Hiiraan arintaa ka soo saareen digniin culus oo ay u dirayaan dadka hubka sharcidarada ah Magaalada la dhaxmara . Waxa uu sheegay Gudoomiyha Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo in arintaan ay tahay mid la doonayo in amniga Gobalka lugu xaqiijiyo waxa uuna sheegay in tilaabadaa ay khasab tahay in la ...
2 hours, 39 minutes ago
10
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 39 minutes ago
1
views
Somali Mirror ─ KU:SAXAAFADDA CURDINKA AH: saxaafadda bilowga ahi waxay la timi,erayo afsoomaali ahaan aad u khaldan,hore aysan u isticmaali jirin saxaafaddii soomaaliyeed ee xiliyaddii maamuladii kala duwanaa,dawli iyo gaarba……waxyaabaha aan la yaabay waxaa ka mid ah (FAARUJIYEEN) halkii la qori lahaa GEBI AHAANBA KA BAXEEN waxaa kale oo jirta DERSIN DAD AH (halkii la qori lahaa dhawr qof ama tiro ku dhaw ilaa 8 qof,koox IWM. arinta ugu yaabka badan ayaa waxay ...
2 hours, 39 minutes ago
1
views
Somali Mirror ─ wadaadkaan deblaa taladiisa hala qaato hadeey wax soo kordhinayso waahee u jeediin waa dadaalaahe,
2 hours, 39 minutes ago