33
views

Israel oo Markii Labaad Dumisay Misaajid Mudo Bil ah Gudaheed.

Misaajidkaan ayaa ka dhisnaa Degmada Mafqarah ee ku taal Daanta galbeed
dhula Filistiin ee lagumaysto, misaajidkaas oo ka koobnaa labo dabaq.

Mid kamid ah dadka u olaleeya xuquuda filistiinyiinta ayaa usheegay warbaahinta in israel ay si kas ah oo aan digniin lahayn udumusay misaajidkaas oo uu sheegay in lagu dhisay lacag ay iska aruuriyeen dad ay israel go'doomisay oo dhinackasta ka xayirtay.

Misaajidkaan ayaa gabi ahaan ladumiyay iyadoo israel ay usoo kaxaysatay cagcagaf iyo jaraafaadyo si ay ugu dumiso, waxay usheegtay dadka deegaanka in aagaan ay tahay goob ka caagan misaajida.

Dadka deegaanka ayaa ku kor tukaday misaajidkaas oo dunsan iyadoo odayaashuna ku dul akhirnayeen kutubtii tiilay misaajidkaas iyagoo googo'an waxayna burburkii misaajidka ka kor taageen Mikrafoonkii misaajidkaas.

Israel ayaa sanadkaan bilowgiisa dumisay misaajid kale oo kuyaal deegaankaas halkaas oo dadku ay dib uga dhiseen misaajid kale balse laga qariyey israel looguna sheegay goob ay wax ku bartaan caruurtu, muslimiinta deegaankaas ayaa si qarsoodi ah ugu tukada misaajidkaas qarsoodiga ah ee ay israel uhaysato iskuul wax lagu dhigto.

Israel ayaa joogtaysay duminta misaajida iyadoo dumisay dagaalkii hada ka dhacay Qaza 3 misaajid oo ay si toos ah u burburisay iy 64 misajid oo si haaf ah u burburisay.

Dhanka kale Israel ayaa lakulmaysa cadaadis uga imaanaya reer galbeedka si ay ujoojiso dhisada guryaha sharci darada ah ee ay ka wado deegaanada filistiinyiinta, dawladaha safaaradahooda kala baxay ayaa hada gaaray ilaa 10 dowladood oo yurub ah ayna ugu horeysao Frence iyo Germeny oo si caro leh ugu canaantay joojinta dhismayaashaas.

Read full story >>

7
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
7 hours, 30 minutes ago
8
views
Horufadhi ─ Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ah raysal wasare ku tiirsan awooda kooxda daamu jadiid ee beesha Hawiye ayaa ka markii lacago badan oola bixiyey looga badbaadshey in laga tuuro kursiga markale weeraray shacabka Jubaland iyo rabitaankooda.   HALKAN KA DHAGAYSO. hORUFAHDI.COM@GMAIL.COM
7 hours, 31 minutes ago
20
views
Horufadhi ─ Hogaamiyaha daamu jadiid Xasan Maxamuud Culusow ayaa maanta lacag qaybin u sameeyey xidlhibaanada fadhiidka ah ee Muqdisho, kuwaasoo lacagihii hore ee horumariska ahaa baaqigii ka hadhay maanta la siiyey. Xasan Culusow oo halkaas ka hadlay ayaa ku jees jeesay xubnahan uu horkacayey Jawaari oo noqday Tuul lacag lagu shubto. HALKAN KADHAGAYSO.    
7 hours, 31 minutes ago
7
views
Harowo
7 hours, 31 minutes ago
4
views
Harowo ─ Muqdisho (Harowo)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay halkaas gaareen ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM . Dad ku sugan Dhoobleey ayaa noo xaqiijiyay in ay arkeen diyaarado helicopter ah kuwaasoo ay la socdeen ciidamada AMISOM ee gaaray gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha ciidamada ee ku sugan Jubbada Hoose, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka ...
7 hours, 31 minutes ago
15
views
Harowo ─ Dowladda Norwey ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar la isla dhexmarayey oo sheegayey inay shidaal baaris ka sameyn doonto badda Soomaaliya gaar ahaan xeebaha gobolada Jubbooyinka, heshiiskaasina ay la gaartay dowladda Kenya iyo maamulka uu Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, waxayna sheegtay inaysan marnaba Kenya ku garab-siineynin inay dhul Soomaaliyeed si bilaash ah ku qaadato. < Wadanka Norway ayaa si ku lul uga soo horjeestay qorshaha dowladda Kenya ...
7 hours, 31 minutes ago
3
views
Bartamaha ─ A spate of attacks by Islamic insurgents in Somalia’s capital is forcing investors, businessmen and aid workers to have second thoughts about expanding operations in Mogadishu. African Union and Somali troops pushed al-Shabab insurgents out of the capital in August 2011, fostering a relatively secure peace that Mogadishu hasn’t seen in years. Somalis living overseas [...]
7 hours, 31 minutes ago
39
views
WidhWidh ─ Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka Somaliland. Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka Somaliland ee ka tirsan dowladda Faderalka ee Soomaliya, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka ...
8 hours, 29 minutes ago
9
views
Somaliland Org ─ Muqdisho (Somaliland.Org) Raysal wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo xukuumadiisu ka badbaaday in codka kalsoonida ah looga qaado Baarlamaanka Xamar, ayaa maanta ku dhawaaqay hadal turxaan leh oo uu ku doonayo inuu ku burburiyo wada hadalada u socda Somaliland iyo Soomaaliya. Raysal Wasaaraha Xamar waxa uu sheegay in wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ay dawladiisu ka doonayso inay ka soo baxaan wax uu ugu yeedhay Midnimadii Soomaaliya. Mr. ...
8 hours, 30 minutes ago
7
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
8 hours, 30 minutes ago