48
views
views
WAR DEG-DEG:- Qarax ka dhacay magalada Nairobi
Wararka ka imaanayo magalada Nairobi ayaa sheegayo in qarax uu ka dhacay xaafada ay Soomaalida u badan tahay ee Islii. In la og yahay dad gaarayo 5-qofood ayaa ku dhaawacantey oo xaaladooda ay tahay mid khatar ah iyadoona loola cararay isbitaalka. Taliyaha booliska magalada Nairobi Moses Nyakwama ayaa u xaqiijiyey wakalada wararka ee AFP ayaa [...]
Up coming
1
views
views
Star Fm ─ Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya maalintii labaad ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidanka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Cali Aadan Xumad oo warbaahinta maanta la hadlay ayaa sheegay in ujeedka howlgalka Magaalada Muqdisho looga sameynayo ay tahay xaqiijinta ammaanka Magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay iska kaashadeen howlgalka laga sameeyay Magaalada Muqdisho ...
16
views
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org) Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay yihiin laba aad u kala fog oo aan waligood isa soo gaadhayn, maadaama oo Somaliland ay muddo 22-sanno ah ku talaabsatay hourumar aad u balaadhan oo la taaban karo, halka Soomaaliya 22-kaa sannadood ay ku jirtay bur-bur iyo dawlad la’aan. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu sidaa ku sheegay hadal uu u jeediyey jaaliyadaha ku dhaqan ka ...
8
views
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Ciidamada Shisheeye iyo Murtadiinta ayaa ka bilaabay Magaalada Muqdisho in ay Xaafadaha galaan oo Dhalinyaradana Gacmaha ka xiraan sidii Awrtii ama Dhaankii hal Askari uu hogaansado, sidoo kale waxay faraxumeeyeen Dumarkii Muslimaadka ahaa Hooyooyin iyo Gabdho. Shacabkaas iyo Dhalinyaradaas Masawirada laga qaadayo ayaga oo dulaysan Ilaahay sidaan uma garan ee Ayaga ayaa gaalada isku duleeyey, waa kuwaas Dadkii aad lahaydeen waa Dowlad Soomaaliyeed Shacabkii sidaas u bahdilayso oo sidii ...
11
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
5
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
2
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
7
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
4
views
views
Puntlandi ─ Waxaa magaalada London ee cariga dalka Britain lagu qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen, shirkado iyo hey’ado Soomaaliyeed, kulankan waxaa abaabulkiisa iska kaashaday Rugta ganacsiga Puntland (Puntland Chamber of Commerce & Industry) iyo Somali Economic Forum, waxaa shirkaasi fududeeyay Amal Express iyo Golis Telecom. Waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo in muddo ahba socdaal ku marayay dalkan Britain oo u jeedediisu aheyd inuu ka qeyb galo shirweynihii ...
12
views
views
Puntland News 24 ─ Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo [...]
20
views
views
Nuxur ─ Kulan u socdaya Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa ku soo idlaaday saacadihii la soo dhaafay is afgarad iyo is faham. Madaxweyne Xasan iyo beesha Digil iyo mirifle oo qilaaf ku kala tagay Bishaan horaanteeda kadib markii Madaxweyne Xasan ay ku kulmeen Madaxtooyada ayaa Qilaafkooda waxaa la sheegay in uu soo idlaaday. Ilo Xog ogaal ah oo Bogana Nuxur.com la hadlaya ...