views
Wasiiro & Madax kaqayb geli doona Shirka Jaliyada Khaatumo Holand
OGEYSIIS- Shirka Khaatumo Holland – Sabtida 2012 – Amersfoort
Boocame Online- (Ogaysiis) Shirka Khaatumo Holland waxaa ka soo qeyb gali doona Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo State ASIYA FARAH HASSAN waxaanay Kulan Balaadhan Kula qaadan doontaa dhamaan jaaliyada Khaatumo ee Holland.
Dhinaca Kale Shirka Khaatumo Holland waxaa kaloo ka soo qeyb gali doona Madaxda Khaatumo State Kana hadli doona xaalada Dhulka Khaatumo State & Arimo kalaba.
Adresku waa: Rahman Camil
Julliettestraat 44 3616 RC Amersfoort
Bus 8 vanaf Amersfoort Centraal- halte Julliettestraat
Shirku wuxuu bilaabmayaa 14:00 wuxuuna dhamaanayaa 19:00
Sidoo kale Shirkaan Ayaa Waxaan Ka Maqnaan Doonin Golaha dhaqanka & G 11 Ka Kaga Soo Qayba geli doona Khadka Taleefanka .
Hamogaan Sidaas Iyo Kasoo Qayb Gal Wanaagsan
Boocame Online
Daalacatey :166Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views
