13
views
views
Halkan ka daawo Magaaladii ugu horeysay Afrika Ee Diyaarad lagu duqeeyo oo boqol sano kadib diyaaradii u horeysay soo cago-dhigatay
Up coming
1
views
views
Oodweyne News ─ TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland guud ahaanba isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE HA U NAXARIITSEE MARXUUM CABDILAAHI SUUFI ABOKOR (AW BIIXI) Oo ka mid ahaa odayaashii waa weyna ee ka soo qayb qaatay dib u dhiskii dalka iyo hub ka dhigistii ciidamada lagu sameeyey. ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Dooc Tixdan Gabayga ah Waxa magaceeda la yidhaahdaa, waxaanay soo baxday 14-kii Bishii May ee sanadkan aynu ku jirno. waxay daba socotaa amase ay Jawaab u tahay Gabay uu Wasiirka Madaxtooyada somaliland Xirsi Cali Xaaji xasan Bishii April badhtamaheedii soo saaray iyo Maanso kale oo uu ugu jawaabay Nin Magaciisa la yidhaacdo Guuleed Axmed oo mudo ka dib tiriyay Tix la yidhaahdo Difaac. Markaa gabaygan Dooc oo labadaa gabay ee ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Waxaa sidii bishan May u bilaabatay hadal iyo iswaydiin ii ahayd inaan is waydiiyo door kaaleemedkii aan ku darsan lahaa 18kan may iyo in aan is waydiiyo tani waxay kaga duwan tahay kuwii hore ee i soo dhaafay een intaba meel dheer ka jirin, se maxay tahay waxan dheeradka ah ee maanta i galay ama igu soo kordhay ee i leh wax wax ku darso oo markaad ugu yar tahay ...
1
views
views
Oodweyne News ─ Waxaynu Hore Uga Soo Hadalnay Dibin Daabyada , Dib U Dhaca Iyo Deegaan Wareejinta Uu Badhasaabka Gobolka Saaxil Ka Waddo Gobolkan Deegaan Ahaan iyo Dhaqaale Ahaanba Muhiimka U Ah Guud Ahaan Geeska Afrika Gaar Ahaan Somaliland Waa Gobolka Saaxil’e , Qorshahan Isiraysan Ee Dhul Boobka Deegaamaysan Iyo Gacan Ku Qabashada Ilaha Dhaqaalaha Ee Uu Waddo Badhasaabka Gobolka Saaxil CALI GADH-DHEER , Waxaa Adeegsanaaya Oo Ka Danbeeya Xukuumada Uu Gadhwadeenka Ka ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Tanzania(OWN) Xafladii Tanzania ee sanad guuradii 22aad ee dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland oo xaflad aad u heersaraysa oo loogu dabaal dagayo lagu qabtay xarunta dalka Tanzania ee daresalam Xafladan oo ay ka soo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan iyadoo aan look ala harin isla markaana laysaga yimid gobolada iyo degmooyinka kala duwan ee dalkani Tanzania. Xafladan lagu xusayay maalinta qaranimada Somaliland ee 18 ...
5
views
views
Oodweyne News ─ aniga oo ah aqoon yahan jaamac cilmi jiir waxaan reer saaxil xaal ka siinayaa weerarka deegaamaysan ee beesha aan ka soo jeeda ku soo qaadeen,iyada oo la og yahay in xitaa masaajidkii dekeda loo bixiyey siilaanyo taasi oo meel ka dhac ku ah dadka reer saaxil waayo taai waxay muujinaysaa in siilaanyo doonayo in uu beesha ka soo raro deegaankoodii oo uu u soo raro gobolka saaxil gaar ahaan magaalada ...
2
views
views
Oodweyne News ─ wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur)ayaa todobaadkan shaaca ka qaaday inay xukuumadu masuul ak ahayd dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer,iyada oo dhacdaasi foosha xun ay fuliyeen ciidamada RRU oo halkaasi ku dilay muwaadin aan waxba galabsan isla markaana hanti badani ku burburtay weerarkaasi ay qaadeen ciidmada RRU-du ,oo hoos taga wasiirka arimaha gudaha somaliland. hadaba akhrsitayaal waxaad waxa og tihiin ...
2
views
views
Awdal Press ─ Waxaan si xushmad leh dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu marti qaadeynaa inaad ka soo qayb gashaan kulan baroor diiq ah oo loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Dr Cumar Cisman Raabi, oo aahaa aqoonyahan, qoraa, wax badanna ka qorey arrimaha Soomaalida iyo guud ahaan geeska Africa. Marxuumka wuxuu ka mid ahaa dadka fara ku tiriska ah ee ku takhasusay ee fogaal arragga u ah arrimaha Soomaalida (Somali Expert and Analyst). Hadaba ...
14
views
views
Waajid ─ Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa waxay sheegeen inaysan ka noqon doonin mooshinka. Xildhibaanadaan ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ay kulan ku yeesheen Hotel City Palace, oo ku yaala Degmada C/Casiis ee Gobolka Banaadir. Tirada Xildhibaanada oo ku dhaweyd ilaa 60 ayaa waxay ku adkeysteen inaysan ka laaban, mooshinka ay ka soo diyaariyeen Wasiirka 1-aad ee Xukuumada Cabdi Faarax Shirdoon. ...
3
views
views
Somaliland Org ─ Oslo (Somaliland.Org): Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyaha wargeysyada Dawan Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid) ayaa dabaal degii xuska 18-ka May kala qayb galay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyaha wargeysyada Dawan Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid) ayaa dalka Norway u tegay sidii jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadankaasi ...