110
views

Xildhibaanada Burco iyo Beelaha ay Kasoo Kala jeedaan iyo Sida ay Reer Burco ururada u kala xusheen !!!!!!!!!!!!!!!

Reer Burco oo koobka qabyaalada qaaday

1-Nuux Maxed Xuseen – Kulmiye H/Jeclo
2-Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe )–Kulmiye – H/Jeclo
3-C/raxmaan Xasan Nuur (laki)  Kulmiye  H/Jeclo
4-Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi) –  Kulmiye  H/Jeclo
5-Maxamed Axmed Maxmud (Diigool)   Kulmiye  H/Jeclo
6-Axmed Cabdi Dhinbiil- Kulmiye          H/Jeclo
7-C/risaaq Maxmuud jaamac (Aar)  Kulmiye  H/Jeclo
8- Axmed Maxmed Cali (aFyare) Wadani  H/YOONIS
9-Maxmud Axmed Xasan (Dhegalaab) Wadani H/YOONIS
10-C/risaaq Xuseen Obsiiye (Shiine)  Wadani  H/Jeclo
11-C/kariin Maxmuud C/laahi shire  Wadani  H/YOONIS
12 -Xirsi jaamac Cabdi 2087 Wadani   H/YOONIS
13-Khadar Nuux Siciid Diiriye  Rays  H/Jeclo
14-Siciid Axmed Maxmed raage   Rays   H/Jeclo
15- maxmed Yuusuf Cabdi (Muraad)  Rays  H/Jeclo
16-Maxmed Aadan Cali ( Tuurtuur) Rays  H/Jeclo
17-C/rashiid Faarax Cali   Umada   H/YOONIS
18-Muxmud Xasan Jammac (Xoday) Umada H/YOONIS
19-Farxaan Cabdi Aw Xirsi   Umada H/YOONIS
29-C/axman Xasan Faarax  Ucid  H/ Awal
21-Kayse Cabdi Raage   Xaqsoor Arab

Read full story >>

4
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray Shacab Weynaha Somaliland ee ku nool Dalka Gudihisi iyo Dibadiisa sida weyn ee ay uga ...
3 hours, 33 minutes ago
3
views
Puntlandi ─ Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqasho gaara ku yimid Dalka Denmark caasimadiisa labaad ee Aarhus, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark ayaa soo dhaweyey, wuxuuna isla galabta la kulmayaa Jaaliyada-
3 hours, 33 minutes ago
3
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-Batalyan oo ka mid ah askarta Uganda ee ku sugnaa Soomaaliya ayaa dib uga dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Munaasabada sagootin ah ayaa loo sameeyay ciidamadaasi gudaha garoonka Muqdisho intii aaney dhoofin iyadoo hal sano ku sugnaa gudaha dalka soomaaliya. Saraakiisha u saraysa ciidanka Uganda ee Soomaaliya ayaa ka qeybgashay sagootinta loo sameeyay ciidamadaasi iyagoo dagaalo dhowr ahna ka qeybqaatay intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya sidoo kale saaxiibo ...
3 hours, 33 minutes ago
2
views
Puntland Voice ─ Muqdisho(PV):-Ciidamada Boliiska iyo kuwa nabad sugida Dowlada ayaa saaka howlgal balaaran ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee degmada warta nabada kadib madaafiic 10 gaareysa oo xalay lagu duqeeyay madaxtooyada. Dhalinyaro u badan iskooley ayay saaka ciidamadu soo qabqabteen kuwaasoo loo dhaadhiciyay xarunta danbi baarista ee CID Magaalada Muqdisho.iyadoo saraakiisha nabad sugudu sheegayaan in la baari doono kuwa sida gaarka ah looga shakiyo. Xalay waqti danbe ayay ahayd markii ku dhawaad ...
3 hours, 33 minutes ago
4
views
Puntland Voice ─ Banaanbax weyn ayaa ka dhacay dhulka soomaalida ee Kenyaatigu xooga ku heysto halkaasoo ay ku yaalaan xerooyinka qaxootiga Soomaalida kuwa ugu waa weyn. Isu soo baxayaasha ayaa si weyn u taageeray maamulka cusub ee Jubaland kaasoo uu madaxwenaha ka yahay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh.axmed Madoobe ),inta badan dadka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqayay ereyo taageero ah. Sidoo kale waxay wateen calamada maamulka cusube ee Jubaland iyo kan Puntland, ...
3 hours, 33 minutes ago
3
views
Puntland News 24 ─ Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada mowshinka ka wada Xukuumadda soomaaliya [...]
3 hours, 33 minutes ago
5
views
Puntland News 24 ─ Xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan, waxaana mashquul ah madaxda maamulka Jubland iyagoo ku [...]
3 hours, 33 minutes ago
3
views
Oodweyne News
3 hours, 33 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Ku: Dhamaan Cida Khayrka Jecel         Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo qabo in masaajid la helo   ...
3 hours, 33 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Qoraal gaaban iyo in yar oo sifooyon ah wata oo lagu xasuusto 18may oo maalin tii qaranimadeena aynu dib ugu soo noqonay kana soo goosanay hungadii aynu ka qaadnay umada kale ee walaala heen ah iyo waxaynu kala kulanay jibadii 60kii iyo dhibkii inaga gaadhay ee aynu gobanimadii aynu ka qaadanay uk aynu ku gaynay xamar sidii laynoo galay taasi oo ay sabab u ahayd jaclka iyo walaaltino qalbigeena k ...
3 hours, 33 minutes ago