25
views
views
John Obi Mikel Oo Heshiis Cusub Oo Waqti Dheer U Saxiixay Maanta Kooxda Chelsea.
John Obi Mikel ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu shan sanno ah oo uu u saxiixay Chelsea, isagoo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Premier League ka dhisan ilaa 2017. 25 jirkaan ayaa ku soo biiray kooxda galbeedka London ka dhisan isagoo da’ yar 2006dii markaasoo ay ku bixiyeen 16 milyan ginni, madaama ay aheyd [...]
Up coming
7
views
views
Marka Cadey Net ─ Shirar kala gooni gooni ah ayaa waxay ka soconayaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagneyd xaalad kacsanaan leh. Waxaa xilligaan sii yaraanaaya cabsidii laga qabay inay dagaalo ka qarxaan Magaalada Kismaayo, ka gadaal markii wefdiyo kala gaar gaar ah loo diraayay Magaalada Kismaayo. Dadka ku dhaqan [...]
1
views
views
Marka Cadey Net ─ Ciidamada Dowladda Kenya ayaa waxaa maal mahaan ku soo badanaaya weerarada ay kala kulmayaan Ciidamada Ururka Al Shabaab. Ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa waxay ka soo horjeedaan joogitaanka Ciidamada Dowladda Kenya ee dalka Somaliya, waxayna taasi keentay inay mar kasta la beegsadaan weeraro qorsheysan. Ciidamada Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Faa-faaxdhuun ee duleedka [...]
2
views
views
Lughaya ─ Ceergaabo(LUGHAYA.COM) Badhasaabka gobolka sanaag Prof: Axmed Muxumed Geelle(Dacar) ayaa dadweynaha ku dhaqan magalaada ceergaabo kala qayb qaatay dabaaldegyada xuska 18 may oo Gobolaakas si nabdoon ugu dhacay.
2
views
views
Lughaya ─ LUGHAYA SPORT- Iyadoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska uu soo xirmayo maanta, waxa kaliya ee miiska saaran ayaa ah booska Champions League, madaama xilli hore la xaqiijiyay cida hanatay horyaalka iyo kooxaha u laabanaya heerka labaad. Manchester United oo hanatay horyaalka Ingariiska markii 20aad xilli ciyaareedkan ayaa maanta u safri doonta kooxda West Brom kulankaasoo ah kulankii ugu danbeeyay ee tababare Sir Alex Ferguson madaama uu ciyaaraha ka fariisanayo ka dib ...
2
views
views
Laacib Net ─ Wargeyska Daily Mail ayaa qoraya in kooxda Inter Milan ay ku soo biirtay kooxaha doonaya saxiixa weeraryahanka kooxda Aston Villa ee Christian Benteke . Laacibkaan 22-sano jirka ah ayaa soo jiitay indhaha kooxo kala duwan xilli ciyaareedkaan isaga oo dhaliyay 19-gool ka dib 34-kulan oo uu u saftay kooxdaan Aston Villa . Kooxaha sida weyn [...]
2
views
views
Laacib Net ─ Ka dib markii uu soo dhawaaday dhaamadka hishiiskii uu ugu joogay kooxda Borussia Dortmund marka xilli ciyaareedkaan uu xirmo ayuu daafacii kooxdaas ee Felipe Santana waxa uu hishiis u saxiixay kooxda kale ee reer Jarmal ee Schalke . Daafacaan reer Brazil Felipe Santana ayaa hishiiskaas uu qalinka ku duugay uu gaarayaa illaa xagaaga 2016-ka iyadoo [...]
2
views
views
Horufadhi ─ Gudoomiyaha degmada Bardaale ee dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu beeniyay war kasoo baxay Al Shabaab oo ku aadanaa in uu isku dhiibay Al Shabaab oo uu ka goostay dowladda. “Suura gal ma aha in aan ku biiro kooxda Shabaab dadka ayey dhibaateysaa, awood ayey ka raadinayaan hadalkaani waa ay jabeen waa dacaayad ah” ayuu yiri [...]
6
views
views
Horufadhi ─ jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC waxaana kasoo qayb galay xuskan Xubno kamida ah gudiga jaaaliyada Khaatumo State ee magaalada London iyo dadwayne kala duwan oo kayimid xaafadaha magaalada London ee magaalo madaxda boqortooyada ingriiska halkaan ka daawo sawirada.  
8
views
views
Horufadhi ─ Nabadoon Aadan Daahir Dhangad”Maxamed Amiin iyo Bare Hiraale Tariikhdooda ana Haya waxa ahaan Jireen Niman la Guumaysan Jiray RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO   Nabadoon Daahir Aadan oo Kamid ah Nabadoona gobalka Mudug aya si Kulul uga Hadlay Xaalada Haatan ay Marayso Kismaayo isagoo La hadlay Maxamed aamiin iyo Bare Hiraale shegayna inay Nimankaas [...]
4
views
views
Horufadhi ─ Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada Lagu arkayay Gawaadhida dagaalka Oo ay Soodhoobeen Maleeshiyaadkaas. Ugu dambayntii maamulka Siilaanyo ayaa u fashilmay Gudaha Galaada Ceerigaabo inuu ka hirgaliyo xaflada ay dhigan jireen sanad [...]