13
views

Ciidamada Puntland oo Iska Caabiyey Weerar Al Shabaab ku soo qaadeen Agagaarka Buuraleyda Galgala….WAR SAXAAFEED

Ciidamada Dowladda Puntland ayaa iska caabiyey weerar ay xalay ku soo qaadeen kooxda argagaxisada Al Shabaab agagaarka buuraleyda Galgala.

Xalay abaare 11:00 habeenimo ayaa koox hubaysan oo ka tirsan argagaxisada Al Shabaab soo weerareen Ciidamada Difaaca Puntland oo ku sugan agagaarka Buuraleyda Galgala. Kooxda Al Shabaab oo dhowr jiho weerarkaasi kasoo qaaday ayaa Ciidamada Puntland ku guleysteen in ay jabiyaan weerarkooda.

Ugu yaraan 7 Al Shabaab ah ayaa lagu dilay weerarkaas, hubkoodina laga qabsaday, waxayna kooxda Al Shabaab-na dib ula carareen 12-dhaawac ah.

Labo askari oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland ayaa ku shahiidey weerarkaasi, Ciidamada Puntland ayaa ku raad jooga wixii ka haray argagaxisadii weerarka soo qaaday.

Miino jidka la dhigay oo aan xiriir la lahayn weerarkii hubaysnaa ayaa ku qaraxday baabuur siday Ciidamada Puntland, qaraxaasi ayaa sababay khasaare soo gaaray 10-askari oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac intaba.

Puntland waxay aaminsantahay kooxo leh ujeedooyin siyaasadeed gudaha Soomaaliya inay tageero buuxda siiyaan argagaxisada Al Shabaab oo dagaalka kula jira Dowladda Puntland.

— DHAMAAD —

www.Nuxur.com

cabdixakiin@nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com

Read full story >>

11
views
Marka Cadey Net ─ Raa’isal Wasaare Saacid ayaa waxaa maanta shaki badan laga muujinayaa inuu sii jooggi doono xafiiska shaqada, kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay ka keeneen mooshin. Raa’isal Wasaaraha Xukuumada Somaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa wuxuu maanta uu ku wajahan yahay inuu hortaggo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Raa’isal Wasaaraha ayaa waxaa lagu wadaa in uu Xildhibaanada Baarlamaanka [...]
2 hours, 35 minutes ago
1
views
Lughaya ─ NairobI(LUGHAYA.COM) Xafiiska qaramada midoobay ee (OCHA) wararka laga helayo ayaa sheegaya, in dadka dhibaneyaasha ah ee soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha qoxootiga ee dalka kenya, ay sobobta u tahay xerooyinka qoxootiga oo aad u camiran ama buux dhaafay. warbixinta ayaa intaas ku dartay in qoxooti fara badan oo ka soo haajiraya dalalka bariga Afrika ee ay colaaduhau la dageen ay sobob u tahay xaladaha dhanka nolosha ah ee ay ku ...
2 hours, 35 minutes ago
3
views
Lughaya ─ London(LUGHAYA.COM) hees aad u macaan oo uu soo saaray fananka dada yar isla markaana ka mida fananiinta aadka loo jecel yahay ee samatar xasan jaamac heestani oo aad looga daba dhacay hadaba lana daawada heestii webi caashaq oo codkii halaasiga ahaa ee samj…     halkan ka daawo   Lughaya.com London
2 hours, 35 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Jose Mourinho waa uu ka huleelay kooxda Real Madrid waxaana laga sugayaa madaxa Real Florentino Perez in uu keeno badelka Jose, hadaba waxaan soo qaadaneynaa tababarayaasha laga yaabo in ay badalaan iyo boqolkiiba sida ugu dhow yihiin shaqadaas. 1- Carlo Ancelotti ( heer gaarsiisan 90%). Tababarahaan ayaa aad ugu dhaw sida ifafaalada muujineyso in uu [...]
2 hours, 35 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Maleeshiyaadkan qafaashay askartan ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen deegaanka lama-degaanka ah ee Rafax oo saaran xadka u dhaxeeya Falastiin iyo wadanka Masar. Lix kamid ah Askarta Booliiska iyo mid kamdi ah Ciidamada Militariga ee illaalada xaduuda ayaa waxaa afduubay maleeshiyaadkan hubeysan oo codsanayey in loo soo siidaayo maxaabiis ku xiran xabsiyada dalkaasi Masar. Dowlada Masar ayaa shalay shaacisay inaysan [...]
2 hours, 35 minutes ago
4
views
Horseed Media ─ Akbar Hashim Rafsanjani oo labo goor horey usoo qabtay xilka Madaxweynaha ayaa kamid ah musharaxiinta loo diiday inay ka qeyb galaan doorashada Madaxweynaha oo bisha June ka dhici doonta wadanka Iran. Rafsajani ayaa lagu tilmaamaa hogaamiyayaasha ugu taageero badan dalkaasi Iran, ayaa kamid ahaa hogaamiyaashii ka qeyb qaatay Kacdoonkii iyo dhismaha dowlada Islaamiga ah ee dalkaasi Iran. Rafsanjani xiriirka uu [...]
2 hours, 35 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ “The President will reinforce the importance that the United States places on our deep and growing ties with countries in sub-Saharan Africa, including through expanding economic growth, investment, and trade; strengthening democratic institutions; and investing in the next generation of African leaders,” the White House said in a statement. “The trip will underscore the President’s commitment to broadening and deepening [...]
2 hours, 35 minutes ago
3
views
Horseed Media ─ Barack Obama ayaa safarkiisan ku tagi doona wadamada Senegal, Koonfur Afrika iyo Tansaniya. Obama ayaa booqashadiisa ka saaray inuu tago dalka Aabihiis kasoo jeeda ee Kenya. Obama ayaa la sheegay inuu baajiyey safar uu ku tagi lahaa Kenya, kadib doorashadii Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ay weli ku socota dacwad ay baaritaan ku wado maxkamada caalamiga ah ee ICC. Booqashada Obama [...]
2 hours, 35 minutes ago
3
views
Horseed Media ─ Hawlgaladan oo bilowday habeenimadii Isniinta ayaa ka socda xaafadaha ku yaal magaalada Muqdisho qaarkood gaar ahaan xaafadaha saara wadada Warshadaha, Jidka Sodonka iyo waliba isgoysyada waaweyn ee u dhaw xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Hawlgalkan ayaa lagu tilmaamay mid lagu baadi goobayo kooxaha Al shabaab ee weli ku jira gudaha magaalada, kuwaasi oo maalmo kahor hoobiyayaal ku tuuray xarunta Madaxtooyada. [...]
2 hours, 35 minutes ago
7
views
Badweyn ─ Number of View :117Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax ayaa ka hadlay doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland iyo sidoo kale Khilaafka ka dhex jira Maamulka Jubbaland. HALKAAN KA DHAGEYSO  
2 hours, 36 minutes ago