32
views

Qasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Xaafada Islii gaar ahaan Section Three oo soo kordhaya…

Waxaa soo kordhaya Qaraasaraha ka dhashay Qarax ka dhacay xaafada islii gaar ahaan Section Three.

Qaraxan oo ahaa bamka gacanta laga Tuuro ayaa la sheegay in lagu Weeraray afaafka hore ee saldhiga Ciidamada Cirka ee Kenya ee ku yaala xaafada islii.

Saldhiga Air Force ayaa la sheegay in ay ka soo baxeen Ciidamada amaanka Kenya, kuwaas oo isku gadaamay goobta uu Qaraxa ka dhacay.

Sidoo kale ku dhawaad 4 qof ayaa la sheegay in Qaraxaas ay ka soo gaartay dhimasho iyo dhaawac, waxaana la sheegay in Ciidamada Kenya ay ka bilaabeen goor dhawayd baaritaan xaafada islii oo ay daganyihiin Somali.

Howlgalo balaaran ayaa ka soconaya xaafada Islii gaar ahaan Section Three oo qaraxan uu goordhow oo caawa ah uu ka dhacay.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin@nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

cabdixakiin441@gmail.com

Read full story >>

8
views
Puntlandi ─ Magaalada Kismayo ee caasimada maamulka Jubaland ayaa waxa maanta gaaray wafdi ka socda urur goboleedka IGAD uuna hogaaminayey xoghayaha guud Maxbuub Macalin. Garoonka Kismayo ayaa wafdigani kulan kula qaateen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ku xigeenka Gen.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo hogaanka dhaqanka iyagoo u sii gudbay dhanka jaamacada Kismayo oo hortagayaan ergadii 500 ahayd ee doooratay hogaanka sare ee Jubaland. Wafdigan ayaa qiimayn u samayn doona qaabka ay doorashadu ku ...
3 hours, 21 minutes ago
5
views
Puntland Voice ─ Kismaayo(PV):-Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maanta xafalad lagu furayay xarun agoon lagu daryeeli doono isagoona soo hadal qaaday arimaha Kismaayo iyo Somaliland. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in kismaayo waxa hada ka taagan ay yihiin sida uu sheegay wax ay hore mudo uga digayeen ka dowlad ahaan. “ Kismaayo waxaa ka taagan wixii aan mudo ka digeynay waxaana noo cadaatay in doorashadii kismaayo ay ahayd wax ...
3 hours, 21 minutes ago
7
views
Oodweyne News
3 hours, 21 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Hadii aanu nahay Xisbiga UCID garabkiisa UK, waxuu halkan hambalyo uga dirayaa dhamaan umadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan ee maanta u dabaal degaya 22tan guurada 18 MAY. Waxaan leenahay ku ciida farxad iyo rayrayn. Waa munaasabadan qaali ah, taariikhi ah, haboon inaynu xasuusano naf iyo maalba waxii ku baxay helida markale xoriyad buuxda oo dhan kasta ah. Ilaahay Farxadaa ha inoogu wado, ha inaga dhigo kuwii isu gargaara, ...
3 hours, 21 minutes ago
9
views
Oodweyne News ─ Muqdisho(OWN)-Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Hadlaya arimaha Somaliland ee Dhinaca Gooni ISku taaga Isagoo Tilmaamay inaanay Jirin Wax Kala goonis isku taag la yidhaah aanay jirin . Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku dheeraaday arimaha Somaliland isgoo sheegay inay dawlada somaliya sanadkaa hagaran dooninin maadama ay yihiin dad wax qabsaday . Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay ...
3 hours, 21 minutes ago
6
views
2
views
Oodweyne News ─ Abdilaahi saleban Mohamed Ibraahin hasan ali, Awil ahmed huruuse, GARAAD:Garad Abdiqani , siciid yusuf haybe, Khadar abdi abdilaahi muhamuud mohamed adan, Iid arwo, ali qoor, abdiweli gaabane ,jaamac ismaciil gaaane(qarxiye), axmed maxamuud ducaale, abdilaahi aadan dheere(cabdilaahidable), mubaarig yuusuf xaashi(gaacuuro)   dhamaan dadkaasi oo jooga wadanka AUSTRIA waxay hanbalyo udirayaan aan la soo koobi karin hawada u marinayaa ,mr. MOHAMED HUSEIN AYDIID & IYO MARWADIISA.RAHMA AHMED MOHAMED : oo meher koodu ...
3 hours, 21 minutes ago
2
views
Oodweyne News
3 hours, 21 minutes ago
2
views
Mareeg ─ 18/05/2013
3 hours, 22 minutes ago
4
views
Mareeg ─ 18/05/2013
3 hours, 22 minutes ago