41
views

DOORASHADII GOL/DEG/ DEGMADA HARGEISA IYO GBILEY OO NOQOTAY IN LAGU KALABAXO WARAAQIHII CODBIXINTA OO SUUQA LAGA HELAY. Waa qalinkii ckariim

Waxa isa soo taraya dareenka musuqmaasuq ee laga qabo Komishnka doorashooyinka Degmda Hargeisa iyo Gabiley iyadoo waliba la sheegayo in maanta suuqa magaalada Hargeisa, laga helay buugaagtii waraaqaha codbixinta oo Daraasiin ah, taasoo la sheegay in Gudoomiyaha komishanka loo geeyay, Qaarkamid ah islamarkaan uu Gudoomiyuhu sida la sheegay ku jawaabay, in dhawrkartoon oo noqonaya dhawrkun laga xaday waxaana kamid ahaabaa layidhi nimanka buugaagtan helay ee komishanka geeyay xildhibaanada golha barlamaanka qaranka Taasina waxay xaqiijinaysaa wararkii sheegayey in Qaarkamid ah Hawlwadeenada komishanka iyo ururada ka socda Gaar ahaan kuwa Hargeisa in ay marka , ay noqonayaan jeebadaha iyo sharabaadada kasii buuxsanayeen,waraaqo kuwii codbixinta ah oo lasii calaamadiyey, oo lagu darayey waraaqihii codbixinta ee saxda ahaa, Hadaba doorashadii Golayaasha degaanka ee Degmda Hargeisa iyo gabilay mawaxay noqotay in lagu kalabaxo waraaqaha suuqa lagu sheegayo, Maxaase iyaga loogu dhawaaqi la,yahay ilaa hadaHadii aanay taasi jirin.

Timir lafbaa ku jirta.

Waa qalinkii ckariim

sahal@gmail.com

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

 

Read full story >>

1
views
Oodweyne News ─ Waa kala kas iyo maan, waxan shaki ku jirin in Qarankan Somaliland dhismihiisa ay kubaxdey Naf iyo maal badan. boqolaal aya u god galay malayiin hanti ah aya ku lumey wakhti dheer ayey qaadatey in ummadanu calankeeda iyo sharafteedii luntey ay dib ula soo noqoto. Manta oo ay ku beegneyd 18 May, 22 sanno kabacdi lasoo noqoshadii xoriyadii luntay waxan maqleynay Madaxweyne ku sheega Dalka ay colaadaha gaajada iyo dagaaladu ...
4 hours, 2 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday waxaa ka mid ahaa XORRIYADDA. Haddaan Tusaale u soo qaaddano waagii Gobonnimo doonka ee lagu ...
4 hours, 2 minutes ago
6
views
Oodweyne News
4 hours, 2 minutes ago
1
views
Oodweyne News
4 hours, 2 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiyo aan la yeelanay weriyayaal ka tirsan mareegtan oodweynenews oo ku sugan qaar ka mid ah gobolada dalka, waraysiyadan oo ay ka waramayaan diyaarinay sida looga dabaal-degay xuska 18 may qaar ka mid ah gobolada Somaliland 18 may, ee dhagaysi wacan.
4 hours, 2 minutes ago
6
views
Oodweyne News
5 hours, 2 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Kuwait:Munaasabad Balaadhan oo lagu xusayay xuska 22guurada madaxbaanida Somaliland ayaa ka qabsoontay magaalada kuwait ee dalka kuwait waxaana munaasibadani soo qabanqaabisay jaaliyada somaliland ee Kuwait oo horkacayay gudoomiyaha jaaliyada somaliland ee kuwait Saleebaan Maxam
5 hours, 2 minutes ago
2
views
Idhanka ─   Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay Xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo maanta si weyn loo xusay. Khudbada Madaxwaynaha oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa iyadda oo dhamaystiran u dhignayd sidan: Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18-ka May.  Guud ahaan waxaan dadkayga ku bogaadinayaa gudo iyo dibedba dabaal degga sannad guurada 22aad ee aasaaskii ...
5 hours, 3 minutes ago
9
views
Idhanka
5 hours, 3 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Beenaale Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo waa sida uu hadalka u dhigaye. Waxaase Is Waydiin mudan meeday jihaadkii Gobolka Sool 8 sanno la xasuuqay ee alaabka uu ka soo xidhay Faroole? Maxaa Keenay in Puntland ay u Qayliso Jubbland. Mamaulka Faroole ...
6 hours, 1 minute ago