121
views
views
Ogeysiis: Calamada.com Oo Dib Ushaqa bilaawday.
Ogeysiis: dhamMaan Akhristayaasha sharafta leh ee shabakadda Calamada Online waxaa la ogeysiinayaa in shabakaddu dib ushaqa bilaawday kadib maalmo aysan shaqeyneyn.
Maamulka iyo howlwadeenada Calamada Online waxay Akhristayaasha ka raali gelinayaan kala go'ii gaabnaa ee ku yimid wararkii maqalka ahaa ee shabakaddu bulshada usoo gudbin jirtay.
Calamada.com ayaa caan ku ah in ay soo gudbiso wararka Maqalka ah ee Idaacadda Andalus oo Up-date ah,insha'allaah waxaan Akhristayaasheena iyo dhagaystayaasheena ubalan qaadaynaa in aan dhawaan si hagaagsan ushaqa bilaabi doono.
Wabillaahi Towfiiq Maamulka Calamada Online.
Up coming
10
views
views
Harowo ─ Xasan Ciise oo ka mid ah siyaasiyiinta Hargeysa ayaa ka hadlay Radio Hargeysa isagoo ka warbxiyay marxaladihii Somaliland soo martay,Xasan Oo hadalkiisa ku bilaabay. :Maanta waxaa ii guul ah in aan anigoo nool soo gaadho guusha iyo xoriyada aynu haysano,22sano kadib,Dalkani qosol iyo farxad xoriyadiisa laguma keenin,dagaal iyo dhiig baan ku keenay. Waad ogtihiin burburkii iyo dhimashadii loo soo maray,ujeedadii Snm ayay ahayd in laga xoroobo dhiigmiiratadii Somaliya ee taliskii ...
2
views
views
Awdal Press ─ Isniin, May 20, 2013 - Awdalpress— Madaxweynaha Gaana, John Dramani Mahama ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu dowladda Soomaaliya ka taageero sidii lagu soo celin lahaa nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya kaddib 22-sano oo colaado ah. John Mahama ayaa sheegay qodobka ku saabsan nabadda Soomaaliya uu ka mid yahay qodobbada ugu waaweyn ee looga hadli doono shirka Midowga Afrika ee dhamaadka bishan ka dhacaya magaalada Addis Ababa ...
8
views
views
Star Fm ─ banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas ayaa waxaa taagero loogu muujinayay maamulka cusub ee dhawaan laga yagleelay magalada ksimaayo waxayna dadku halkaas kusoo bandhigeen calanka gobalka midka wadanka iyo borar ay kuqoran yihiin irayo taagero ah waxayna shegen in ay aad utagersanyihiin dowlada somalia balse ay jeclaan lahaayen in ay shaqayso maamulkan cusub iyo in ay sisiman uladhaqanto maamulada wadanka somalia waa ...
4
views
views
Star Fm ─ Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka qayb qaatay dibadbaxiii talaadadii hore kaasi oo loga soo horjeeday dalabka mushaar kordhinta xildhibaanada. 17 qof ee maxlamada la soo taagay ayaa waxaa ay diideen in ay qirtaan 2 dacwadood oo lagu so oogay oo kala ahaa in ay nabadda qalqal galiyeen iyo in si arxan dara ah ay ula dhaqmeen ...
12
views
views
Star Fm ─ Dhamaan gudiyada barlamaaniga marka laga reebo laba gudi ayaa waxaa maanta doorsho dhacday la wareegay hogaankooda isbahaysiga Jubille. Gudiyada la doortay waxaa ay kala yihiin gudiga barlamaaniga ee tamarta iyo warfaafinta ,gudiga beeraha iyo gudiga gaadiidka. Jubalii ayaa dhexdooda ku tartamy jagoodyinka guumiyaasha gudiyada iyo ku xigeenadada . Gudiyada barlamaaniga ee isla xisaabtamida iyo maalgashiga ayaa lagu wadaa in isbahaysiga CORd ay hogaamiyaan taasi oo lagu wado in ay ...
8
views
views
Somaliland Org ─ HARGYESA (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ku diray Qaranimadda iyo Jiritaanka Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Shacabi-weynaha Somaliland uga mahad-naqay siddii waddaniyadda lahayd ee ay uga qayb-qaateen xuska laba iyo laabaatan guuradda dib ula soo ...
5
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
6
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
11
views
views
Puntlandi ─ Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa sheegay in wadada keliya ee Somali dib iskugu soo noqon karto ay tahay in la qaato nidaamka Federaalka ah. Maamulka Jubaland ee dhowaan laga dhisay Kismayo ayuu ka hadlay madaxweynuhu xilli uu furayay guryo barakacayaasha Garowe loogu talogalay maanta. Wadada keliya ee u furan dib u heshiisiinta waatan Federaalka ah Ciddii wax kale ku riyoonaysa iyadaa cirka biyo ku og, ayuu yiri madaxweyne Farole ...
12
views
views
Oodweyne News ─ Hargaysa (OWN)- Col. Axmed Xasan Huudle, oo ah ninkii duubay filimii ka marag muujinta u ahaa gabood faladii iyo dambiyadii taliskii Siyaad Barre kula kacay shacbiga Somaliland isla markaana dunida tusay tacadiyada taliskii Afwayne kula kacay shacabka, ayaa shalay wargeyska Dawan uga waramay qaabkii uu filimkaasi u qaaday. Filimkan uu Col. Huudle duubay ayaa si buuxda uu ugu soo bandhigay gabood faladii kala duwanaa ee ay xukuumada Siyaad Barre ...