52
views

Abuu Muscab"Mujaahidiinta Afar ayaa ka shahiiday Cadawgana Sodomeeyo ayaa ka dhimatay",Dagaalkii Boosaaso oo Faah Faahin laga bixiyay. Dhagayso.

somalimemo.netTaliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo culus oo ay ciidamada muslimiinta ka fuliyeen duleedka magaalada Boosaaso.


Afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta Sheekh C/caziiz Abuu Muscab oo caawa fiidkii warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in howlgal gaar ah oo ay mujaahidiintu xalay ka fuliyeen duleedka Boosaaso ay khasaara xoogan ugu geysteen ciidanka maamulka Faroole ee Puntland.



Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkii Bari ka dhacay ay ku dileen in kabadan 30 katirsan maleeshiyaadka maamulka Ashahaadda ladirirka ah.


"Afar Mujaahid ayaa naga Shahiiday Raximahumullaah cadawgna dhimashado waxay gaaraysaa sodomeeyo"Abuu Muscab


Sidoo kale Afhayeenka ayaa faah faahiyay howlgallo xalay ka dhacay Muqdisho gaar ahaan duqeyntii Villa Somaliya iyo dagaal fool ka fool ah oo ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Dayniile.


Halkan ka dhagayso shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab MP3

Read full story >>

3
views
Balanbal ─ Addis Ababa: Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la jirin dhinac gaar ah oo ku aadan Maamullada dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay In loo baahanyahay kaliya in dowladda Soomaaliya lagu gacansiiyo ee iyadu ay go’aan ka gaarto Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka. Dhanka kale Afhayeenka ayaa ...
1 hour, 41 minutes ago
3
views
Badweyn ─ Number of View :148Kadib kulan xildhibaanada Soomaaliyeed ay ku yeesheen Muqdisho ayaa xildhibaanadani mowshinka dib ula laabtay waxa ay ku sheegeen bedelida go’aankooda mid kamid ah xalka lagu doonayo in Soomaaliya horay ugu socoto soo kabashada. Inkasta oo xildhibanadaani ay sheegeen in ay ka laabteen mowshinka ayaa hada waxaa marag madoonta ah in ka laabashadooda ay aheyd mid ku timid diblamaasiyad aad u cajiib badan oo madaxda dowladu la isticmaashay ...
1 hour, 41 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan kuleh hoolka shirarka ee xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulanka maanta oo kamid ah kalfadhiga labad ee golaha Wakiiladda ayaa looga hadlayaa Mooshin xildhibanada qaar ka keeneen Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid. Kulanka maanta oo ah mid aad u xamaasad badan ayaa la filayaa in codka Kalsoonida loogu qaado Xukuumadda iyadoo hadii xukuumaddu weydo kalsoonida Mudanayaasha Baarlamaanka ay kursiga banaynayaan Ra’sail Wasaraha iyo golihiisa ...
2 hours, 23 minutes ago
6
views
WidhWidh ─ Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka laabtay mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Saacid, iyadoo gudoonka baarlamaanka uu sheegay in 38-xubnood ay ku soo hartay tirada mudanayaasha mooshinka soo gudbiyay, isla markaana aanay ansax aheyn. Kulanka Baarlamaanka oo ay ka soo qeyb galeen ilaa 200 xildhibaan ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof, Jawaari, waxaana uu ka dhawaajiyay in markii hore mooshinka u soo gudbiyeen 93-xildhibaan, hase ahaatee ...
2 hours, 23 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in habeenkii xalay mid ka mid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshee tira Odayaal ah oo ka mid ah Nabadoonadii soo xulay Golaha Wakiilada Somaaliya. Kulan kaa oo ka dhacay Magaalada muqdisho ayaa la sheegay in odayaasha kulankaa iskugu yimid ku gorfeeyeen mooshinka xilidhibaana ka mid ah Golaha Baarlamanka Xukuumada ka keeneen waxa ayna sheegeen tilaabadaa mid aan waqtigaa ku munaasab ...
2 hours, 24 minutes ago
9
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magalaada Belad Xaawo ayaa sheegaya in Ciidama ka tirsan Dowlada Somaliya ay albaabada u laabeen howlahii Ganacsiga ee Magaalada Belad Xaawo iyo Shirkadahii Isgaarsiinta. Ciidamada oo ah kuwa gadoodsan ayaa albaabada u laabay dhamaan howlahii Ganacsiga Magaalada Belad Xaawo waxa ayna amar ku bixiyeen in aan wax ganacsi ah aan la furi karin sida warar sheegayaan. Taliyaha Booliiska Degmada Belad Xaaawo Co Cabay ayaa sheegay in ...
2 hours, 24 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ Waxaa Maanta lagu wadaa in xildhibaanada Baarlamaanka kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka soomaaliya, iyadoona kulankaan la filayo in ay ugu doodaan mowshin ka dhan ah xukuumada uu hogaamiyo saacid taasi oo ay soo gudbiyeen in ka badan 100 xildhibaan. Waxaa kulanka soo xaa diri doona Ra’iisul wasaaraha xukuumada Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Golihiisa wasiirada si ay isaga difaacaan mowshinka laga keenay, waxaana sidoo kale la filayaa in ...
2 hours, 24 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Mudane ka tirsan Gudigii dhawaan Gobalada Jubooyinka u magacaabay Raii,Sul Wasaaraha soomaaliya Cabdi faarax shirdoon ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin Gudigooda mustaqbalka Xaalada Magalada Kismaayo. Xilidhibaan C/raxmaan Xoosh waxa uu sheegay in ay la kulmeen Bulshada Magalaada Kismaayoq aybaheeda kala duwan hadii ahaan lahayd waxgardka ama Uruurada Bulshada Magaalada Kismaayo waxa uuna tilmaamay in dhamaan kala hadleen amaan Magaalada Kismaayo. Mudanaha ayaa ka digay amaan dari ka ...
2 hours, 24 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga Ibraahim Xuseen Cali Roombe ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa Xilka Guddoomiyaha Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed, kadib shir jiraa’id ee uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho. Ibraahim Xuseen Cali Roombe ayaa sheegay in uusan u tartami doonin xilkaasi, iyadoona aan la ogeyn ujeedada rasmiga ee ka danbeysa Tanaasulkiisa ku aadan in uusan u tartamin xilkaasi. Shirka jiraa’id ee uu Maanta ku qabtay ...
2 hours, 24 minutes ago
4
views
Star Fm ─ Dibadbaxayaal u dhashay dalka Sweden ayaa maalintii saddexaad mudaharaadkooda wada ka dib markii ay booliisku toogteen nin dadka degaanka ah. Booliiska ayaa sheegay in ninkani uu ku hubaysnaa Baangad uuna booliiska ugu hanjabay in uu dili doono hadday isku dayaan in ay ka qaadaan Baangada. Dadkan dibad baxa qaska wata dhigaya ayaa gubay gawaadhi, iyaga oo sidoo kale dhagxaan ku tuurayey Booliiska iyo kooxaha dab damiska. Waxaana ay sheegeen in ...
2 hours, 27 minutes ago