22
views

Britain iyo UN-ka Oo Madaxweyne Siilaanyo ku ammaanay kalsoonidda uu ka haysto shacabkiisa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Laba sarkaal oo ka kala socdey safaarada dawlada Ingiriiska ee dalka Itoobiya iyo Ha’yadda UNODC, Mr, Manual Barara iyo Mr. John Mekin, ayaa madaxweynaha Somaliland ku amaanay sida uu shacabkiisa u dhex lugaynayo taasi oo ay xuseen inay muujinayso kalsoonida uu ummadiisa ka haysto.

Labadan sarkaal oo maanta ka qeyb galay munaasibad Madaxaweyne Axmed Maxamed Maxamuud ISiilaanyo) ku dhex dhigay dhisme cusub oo loo dhisayo wasaarada cadaalada Somaliland, sidoo kale waxay guul ku timaameen dhismahan cusub ee wasaarada cadaalada yeelanayso.

Ugu horeyn salkaalka ka socdey, UNODC, Mr, Manual Barara, oo munaasibadaasi dhagax dhiga hadalkooban ka jeediyey ayaa balan qaaday inay la shaqeynayaan inay Somaliland iyo shacbigeeda waxaanu yidhi “Waxaan mudane, Madaxweyne kuu balan qaadayaa inaanu wadanka kaala shaqeyn doono, waa inaanu dadka la shaqeynaa, waa inaanu Waxa ay natusaysaa sida aad maanta sida aad umadaada u dhex lugaynayso kasoonida ummadaadu kugu qabto.

Wakhtigan ku jirno dambigu xad ma leh, oo halkan wuu ka dhacayaa iyo meel walba waxaynu ku xakayn lahayna waxay ku xidhan tahay sida aynu uga wada shaqeyno, muftaaxa koowaadna waa sida aynu war isku dhaafsano, sida aynu xog isku dhaafsano iyo si aynu u wada shaqeyno, si aanu albaab u helin dambigu, Mudane Madaxweyne aad ayaad u mahad san tahay.”

Salkaal ka tirsan safaarada Ingiriiska dalka Itoobiya, Mr Jin Maken, oo dalka u yimid ka qeyb galka munaasibada lagu dhagax-dhiga wasaarada cadaalada oo hirgalinteeda ay qayb ka ahaa yeen, ayaa faah-faahin ka bixiyay iskaashiga iyo wadashaqaynta ay la leeyihiin dowlada Somaliland, gaar ahaan wasaaada cadalada, waxaanu guul ku tilmaamay hirgalinta dhisnaha cusub ee wasaarada cadaalada.

Somaliland.Org/Hargeysa

Read full story >>

3
views
Qurbe Joog ─   (KampalaSDN) Xaflad aad maqaamkeedu sareeyo oo lagu dabaal dagayey sanad guurada 22 aad dib ula dib ula soo noqoshada dowladnimada jamhuuriyadda Somaliland oo ka dhacday dalka ugandha caasimadiisa kampala gaar ahaan hotelka caalamiga ah freedom city , xaflada xuska 18 may oo ahyd mid ay ka soo qayb galeen madax sare oo ka kala socota shacabka jamhuriyadda Somaliland waxaana madaxda ugu tunbuurna oo hogaaminayey musharaxa xisbiga cadaalada iyodaryeelka ee ...
4 hours, 52 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Oslo(OWN)- Xaflada an nooceeda hore loga baranin nooceeda oo ka dhacaday magalada oslo oo ay soo qabanqaabiyeen jaliyada Somaliland ee oslo oo si habsamiya uga qabsoontay magaalada oslo malintii 18ka may 2013 fagaarha yonstorge ee magalada oslo. xaflada waxaa ka soo qaybgalay madaxka ka timi dalkii iyo madaxkale oo iyana ka tirsan dawlada Norway oo hadalo guubaabo ah iyo talooyin gobtasi uga jeediyey dadweynihii reer Somaliland ee xafladaasi ka soo ...
4 hours, 52 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Maalintii shalay ayaa guud ahaanba gobolada iyo degmooyinka dalka si weyn looga xusay sanadguuradii 22aad ee ee ka soo wareegtay gooni isutaaga jamhuuriyada s/land. Sida Shaashadaha Tv-yada iyo qeybaha kale ee warbaahintu soo tabinaysay. waxa si weyn looga arkayay kumanaan shucuubta s/land ah oo ku labisan astaanta calanka tawxiidka leh oo dhoolatusyo waawayn ku maray shaaracyada magaalooyinkaas aakhirkiina isugu soo biyo shubtay fagaraayasha,ayna halkaas kala hadleen masuuliyiintii loogu talo galay, ...
4 hours, 52 minutes ago
11
views
Oodweyne News ─ Waxaa la yidhi Onkodow dhac oo xeeshaa dhac waxa wax aad loola yaabo ah ama maxkaxda iyo caqliga saliimka ahi marnaba ina siin Karin in faysal cali waraabe oo ahaa masuul xisbi una tartamayey muddo dheer qaranka Somaliland codka shacabkana ku hungoobay markii shacabku arkeen siyaasadiisa aan fadhiyin ee guur guurka badan balse hawada hadalo qadaf ah u marain jiray Somalia hadana isla mar qudha la arkay isagii oo u ...
4 hours, 52 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─   Waxaan ku soo bandhigayaa maqaalkan yare ee aan halkan warbaahinta u soo mariyay shacabka reer somlailand ee wanagaa jeel, in dhibtii ka dhacday magalada Caynabo ay masuul ka ahaayeen laba wasiir ee wasiirka madaxtooyada iyo wasiirka macdanta iyo biyaha ,kuwaas oo qalalaase ka dhexwada Gobolka saraar . Ayadoo lawada ogyahay sidii ay wax uga dheceen magalada caynabo ayaa halkii wanaag iyo maslaxad lagu dhamayn lahaa dhacdadan oo dadkii dhibta ...
4 hours, 52 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Af-hayeenka Salaaddiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka warramay aqoonta ay qoys ahaan iyo qof ahaan isu leeyihiin iyo arrimo ay wada xalliyeen Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) sidoo kale salaaddiinta Somaliland ee ku cusub saaxadda dhaqanka ugu baaqay inay wax ka bartaan Xaaji Cabdi oo ruug-caddaa u soo joogay sooyaal mug leh, isaga oo tilmaamay inuu isaga qudhiisu guntay talooyin uu Xaajigu siiyay.. Sidaasna waxa uu Suldaanku ku ...
4 hours, 52 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Samir Nasri ayaa beeniyay in wax dalab ah uu ka helay kooxda PSG isaga oo xusay in wararka ay saxaafadda qorayaan ay yihiin kuwo aan waxba ka jirin . Nasri oo sanad ka dib looga yeeray qaranka france ayaa yiri ” aad ayaan u farxay , inkstoo qaranka aan ka maqnaa waxaan kulamada ay yeelanayeen [...]
4 hours, 52 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Jose Mourinho ayaa ka tagi doona Real Madrid ka dib kulankooda ugu danbeeya ee horyaalka ee 1da bisha June, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Kulanka ugu danbeeya ee xilli ciyaareedka ee kooxda Los Blancos waxa ay Santiago Bernabeu kula ciyaarayaan Osasuna, waxaana jariirada Madrid ka soo baxda ee AS ay sheeganeysaa in tababaraha reer [...]
4 hours, 52 minutes ago
4
views
Horufadhi ─ Magaalada Seatle washinton ee dalka Maraykanka ayaa si balaadhan looga xusay maalinta nadaafada deeganada SSC ee Khaatumo State of Somalia, jaaliyada iyo dhalinyarada gaashaaman ee deeganada Khaatumo ayaa si blaadhan uga xusay halkaas, ayagooo garoomada ay kubada ku cayaaraan iyo goobaha kale ee halbawlaha ah ka nadiifyey qashinka maadama ay tahay 18ka May maalinta loo [...]
4 hours, 52 minutes ago
5
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)-Daawo Daawo Suldaan Yuusuf Xiirey Oo Beeshiisa usoo jeediyey inanay Xukuumad ku Mucaaridin Mar uu Shalay Ka Hadlaayey Xaflad Lagu Qabtay Deegaanka Baba-bahal ee Degmada Sabowanaag Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
4 hours, 52 minutes ago