50
views
views
Up coming
1
views
views
Oodweyne News ─ P { margin-bottom: 0.08in; direction: ltr; color: rgb(0, 0, 0); widows: 2; orphans: 2; } --> Hargeysa (OWN)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa si wayn uga qayb qaadatay dabaal deggii xuskii 18 May ee 2013. Xuskan oo ahaa kii ugu waynaa ee abid Somaliland qaranimadeeda sidan oo kale looga xuso. Xafladdan waxaa ka soo qayb galay kumanaan kun oo ciidamada qalabka sida oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala ...
8
views
views
BBC Somali ─
3
views
views
Raxanreeb ─ Madaxda Dawlada Puntland Boosaaso[RBC Radio] Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ayaa Guriga Madaxtooyada Puntland ee Boosaaso Kulan kula qaatay Qaar kamid ah Culimada iyo Waxgaradka Puntland. Kulanka oo Saacado Socday ayey labada dhinac isuku dhaafsadeen tallooyin,arrimaha Jubbaland iyo Xaalada xiligaan ay mareyso Puntland,waxaana la isla in si wadajir ah wax looga qabto Xaaladda Puntland. Dhanka Xukuumadda Puntland ayaa kulanka,waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Amniga Khaliif Ciise ...
4
views
views
Radio Warsan ─ Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta dalka dib ugu soo laabatay ayaa ka hadashay socdaalkii ay ku joogtay muddooyinkan Magaalada Nairobi. Marwo Fawsiya ayaa dalka ka maqneyd tan iyo markii ay ka qeybgashay hirkii Caalamiga ah ee ku qabsoomay Magaalada London 7-dii May, kuna saabsanaa Taageeridda hey’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Fawsiya Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabatay ...
8
views
views
Radio Warsan ─ Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay mawqifka dowlada Federaalka ee ku aadan go’aankii Somaliland xayiraada ku saartay diyaaradaha Qaramada Midoobay. Cabdullaahi Ciil-mooge Go’aan khaldan ayey ku tilmaatay dowlada Federaalka xayiraadii uu Maamulka Somaliland saaray duulimaadyadii Qaramada Midoobay, kadib markii ay heshiis horudhac ah Muqdisho ku gaareen UN-ka iyo Dowlada Federaalka in xukuumada Soomaaliyeed la wareegto maamulida hawada dalka ...
1
views
views
Radio Warsan ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo shalay warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo shalay warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin ...
3
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa markii u horeeysay ka hadaly goaan ay dhawaan Somaliland ku shaacisay in ay hawadeeda ka mamnuucday duulimaadyada Hay’adaha Qaramada Midoobey. Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa dhawaan shaaciyay in Hawada Somaliland aan loo ogolaan doonin duulimaadyada Qaramada Midoobey. Wasiirka ayaa goaankiisaasi uu jawaab u ahaa gooan ay QM gacanta ugu gelisay Hawada Soomaaliya oo Somalilandna ku jirto dawlada Muqdisho. Wasiirka ...
7
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
2
views
views
Puntlandi ─ Maxkamada darajada 1-aad ee magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday rag jariifayaal ah oo horey ciidanka badda Puntland u soo qabteen ka dib hawlgal ay ku qaadeen 5 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Puntland. Gudoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee Bosaaso Shiikh Aadan Axmed ayaa ku dhawaaqay xukunka ragan ka dib markii uu dhageystay eedaha loo soo jeediyey, waxana ay maxkamadayntoodu ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Caynaba(OWN))maamulka gobolka ka degmadda caynaba iyo guddigii qaban qaabadda 18ka may oo ku fashilmay maalintii 18ka may isla markaasna habeenkii xalay ahayd iska waayey muraayaddaha ama tvyadda. Halka maamulkii hore ay la shaqayn jireen saxaafadda isla markaasna xusaska noocan oo kale ah mid aan loo kala hadhin meel kastana laga sii dayn jiray 18ka may, isla markaana gobolka saraar uu ka mid ahaan jirtay goboladda ugu horreeya dabaal degyadda ...
