37
views
views
John Mikel Obi oo 5 sano qalinka ku duugay
Views 3
John Mikel Obi oo khadka dhexe kaga ciyaara Chelsea ayaa 5 sano oo heshiis cusub ah qalinka ugu duugay kooxdiisa ka ciyaarta Premier League.
25-sano jirkaasi wuxuu yimid Stamford Bridge sanadkii 2005 wuxuuna ka mid ahaa kooxdii ku guuleystay Champions League bishii May.
Xiddiga reer Nigeria in ka badan 20 kulan ayuu xilli ciyaareedkaan u ciyaaray kooxda.
“Chelsea waxey u muuqataa in ay tahay gurigeygii oo kale,” Mikel ayaa sidaa ku soo qoray website Chelsea.
Marka laga soo tago Champions League, Mikel wuxuu la qaaday Chelsea Premier League, 4 FA Cups iyo League Cup.
Up coming
7
views
views
Star Fm ─ xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay loogu geeystay sargaal sare gudaha magaalada wajir. Dadkan dibad baxayaasha ah ayaa waxa eey ciidamada booliska ka dalbanayaan wax ka qabashada xaalada amaan ee magaalada wajir. Dhanka kale shacabka dibadabaxaya iyo ciidamada ammaanka ayaa waxa eey is hortaagan yihiin banaanka hore ee boolis isteeshinka deegaanka wajir. banaanbaxayaasha ayaa ciidamada booliska ka ...
1
views
views
Star Fm ─ Qiyaastii, 100,000 ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Roma si ay uga mudaharaadaan siyaasadda dowladda Isbahaysiga cusub. Dadkan jidadka waawayn ee magaaladda Roma isugu soo baxay ayaa watay calamo guduud ah iyo boorar ay ku xardhan yihiin ereyo ay ku cabirayaan dareenkooda. Waxaana dowladda uu hoggaamiyo ra’iisal wasaare Enrico Letta, ka codsadeen in ay wax ka qabato dhaqaalaha dhulka yaala iyo samaynta shaqooyin. Mid ka mid ah dadka mudaharaadka ...
1
views
views
Star Fm ─ Hoggaamiyaha Xisbiga PTI, Imran khan ayaa ku eedeeyey dilkii haweenayda xisbigiisa madaxwayanaha ka ahayd mid ka mid ah mucaaridkiisa. Imran khan ayaa fariin qoraal ah oo uu soo dhigay barta Internet-ka uu ku leeyahay ee Twitter ku sheegay in dilka Zahra shadid Hussein uu ka dambeeyey Altaf Hussain, oo isugu hogaaminayey Xisbiga MQM. Balse waxaa dhanka kale iska fogaayey eedayntaas loo soo jeediyey Altaf Hussain. Waxaa kale oo uu sheegay ...
5
views
views
Star Fm ─ Madaxwayanaha dalka Suuriya Bishar AL-asad ayaa sheegay in uusan iscasilayn ilaa laga gaarayo doorashada wadanka ka dhici doonta sanadka soo aadan ee 2014. Madaxwayne Asad oo u waramayey wargays ka soo baxa dalka Argentina, ayaa digniin siiyey kooxaha dowladiisa ka soo horjeeda, sidoo kale waxaa uu dhaleeceeyey faragelinta shisheeye ee wadankiisa lagu hayo. Dhanka kalena, Bishar Al-asad waxaa uu soo dhaweeyey qorshe nabadeedka caalamiga ah ee ay soo jeediyeen ...
1
views
views
Star Fm ─ Degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo rogay bandow billaabanaya 5:00 gallabnimo kaasoo soconaya illaa aroorta hore ee maalinta xigta, waxaana bandowgan lagu sheegay inuu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka degmada. Bandowgan ayaa si rasmi ah xalay u dhaqangalay, waxaana saraakiisha degmada ay sheegeen in bandowgan uu socon doono inta laga xaqiijinayo ammaanka degmada. Goobjoogayaal ku sugan degmada Jowhar ayaa u sheegay HOL in xalay ay xaafadaha ...
5
views
views
Star Fm ─ Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo uu hogaaminayay xoghayaha guud Maxbuub Macalin ayaa warbixintooda u gudbin doona shir madaxdeedka Afrika ee dhamaadka bishan May dhici doona. Shir Jaraa’id oo Magaalada Kismaayo uu ku qabtay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh Ismaaciil fartaag ayuu faah faahin oga bixiyay waxyaabihii ay kala hadleen Waftigii Xaqiiqo raadinta IGAD ee ...
28
views
views
Star Fm ─ Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay goordhow inuu gaaray Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo Coll Barre Hiiraale oo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamulka Jubbaland. Waftigii ka socday IGAD yaa waxaa ay la kulmeen ka hor intii aysan Barre kulanka la qaadan Masuuliyiintii dowladda Soomaaliya u magacowday gobolada Jubbooyinka, kuwaasoo iskugu jiray Xildhibaano iyo Wasiiro. Lama oga waxyaabaha ay ka wada hadlayaan Waftiga IGAD iyo Coll ...
6
views
views
Somali Memo ─ Bayaan kasoo baxay Mu’assasada Al-Kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab Al Mujahideen oo nuqul ka mid ah lasoo gaarsiiyay Shabakada wararka ee SomaliMeMo ayaa markii ugu horreysay looga hadlay qoraallo dhowr ah oo maalmihii lasoo dhaafay mareegaha qaarkood lagusoo daabacayay kuwaasi oo lagu sheegayay in Jihaadka Soomaaliya uu burbur halis ugu jiro sababo ku aadan dhibaatooyin ka taagan gudaha safka Mujaahidiinta. Bayaankan oo oo ku qoran Luqada Carabiga ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Gaalkacyo(RBC Radio) Maamulka Galmudug ayaa amaro ka soo saaray qaabka ay u dhacayso Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada hoose iyo Sare ee ku yaalla deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo,xili uu shalay deegaanada Galmudug si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka Shahaadiga ah ayaa waxaa amaro ku saabsan siyaabaha ay ardeydu u galeyso imtixinaadkaas soo saaray wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta Galmudug. Wasiirka waxbarshada iyo barbaarinta maamulka Galmudug Maxamed C/qaadir Xaashi oo ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Nairobi(RBC) A Somali government delegation visiting in Nairobi last month, after getting invitation from an international prestigious organization, the American International Labor Solidarity center survived from a terrorist plot, according to Somali government officials. The plot which was organized by a man identified as Omar Faruk Osman Nur, after informing the Kenyan police that members from Shabab terrorists or pirates were invited to Kenya. Fortunately, the Kenyan police were ...