117
views

Halkan ka akhri Xildhibaanada Gabiley iyo Ardaayadooda, H/Awal oo Lughaya Xildhibaan ka heshay iyo Samaroonkii Gabiley oo saaxadda laga waayay

Xildhibaanada Cusub ee Gabiley iyo Ardaayada ay kasoo kala jeedaan

Kulmiye

1- C/Qaadir Maxamed Faarax——- J/Abokor

2- Cabdi Ciidle Cali——————– Madigaan

3- Cibaado Maax Cilmi—————-J/Abokor

4- Shucayb Maxamed Muuse——– J/Abokor

5- Cali Maxamed Sh,. Saleebaan—– J/Abokor

7- Dr. Axmed Cali Maxamed——— J/Abokor

UCID

1- Cumar Cali Obsiiye—————– Afaag/Muuse

2- Maxamed-amiin Cumar Cabdi—- J/Abokor

3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal—J/Abokor

4- Mahdi Maxamed Xaashi———— Akisho

WADDANI

1- Xasan Axmed Maxamed———- J/Abakor

2- Cali Maxamuud ismaaciil———– Gurgure

3- Iid Xasan Cabdi————-=——- J/Abokor

4- C/Casiis Cabdilaahi ismaacii——- J/Abokor

DALSAN

1- Cali Axmed Yuusuf——-J/Abokor

2- Mustafe Sayid Abokor——J/Abokor

RAYS

1- C/Samad Sh. Aadan Ammiin—-Cabdale

2- Axmed Siciid Kibaar——- J/Abobor

XAQSOOR

1- Nimco Axmed Cabdi——-J/Abokor

UMMADDA

1- Cabdi Yuusuf Daahir….. Cabdale Abokor

Read full story >>

3
views
Horseed Media ─ Barack Obama ayaa safarkiisan ku tagi doona wadamada Senegal, Koonfur Afrika iyo Tansaniya. Obama ayaa booqashadiisa ka saaray inuu tago dalka Aabihiis kasoo jeeda ee Kenya. Obama ayaa la sheegay inuu baajiyey safar uu ku tagi lahaa Kenya, kadib doorashadii Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ay weli ku socota dacwad ay baaritaan ku wado maxkamada caalamiga ah ee ICC. Booqashada Obama [...]
2 hours, 14 minutes ago
3
views
Horseed Media ─ Hawlgaladan oo bilowday habeenimadii Isniinta ayaa ka socda xaafadaha ku yaal magaalada Muqdisho qaarkood gaar ahaan xaafadaha saara wadada Warshadaha, Jidka Sodonka iyo waliba isgoysyada waaweyn ee u dhaw xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Hawlgalkan ayaa lagu tilmaamay mid lagu baadi goobayo kooxaha Al shabaab ee weli ku jira gudaha magaalada, kuwaasi oo maalmo kahor hoobiyayaal ku tuuray xarunta Madaxtooyada. [...]
2 hours, 14 minutes ago
5
views
Badweyn ─ Number of View :117Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka, Ugaas C/qaadir Mubaarak Faarax ayaa ka hadlay doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland iyo sidoo kale Khilaafka ka dhex jira Maamulka Jubbaland. HALKAAN KA DHAGEYSO  
2 hours, 15 minutes ago
4
views
Badweyn ─ Number of View :112Nabadoon Maxamed XaSsan Xaad, Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, ayaa ka digay Mooshinka Xukuumadda laga keenay .   HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DHAGEYSATO
2 hours, 16 minutes ago
3
views
Badweyn ─ Number of View :17Haweeney lagu magacaabo Xabiibo Xasan Warsame oo kamid ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee Prof Gaandi ayaa waxa ay ka dhawaajisay in ay dhisayaan xibiga dib u xoreynta Jubbaland kadib markii ay arkeen in dhib badan uu jiro iyada oo intaa sii raaciyay in Axmed Madoobe oo deegaanka Jubaland aan ku dhalan uu af-genbi ku sameeyay dadka deegaanka. HALKAAN KU DUFO SI AAD U DHAGEYSATO
2 hours, 16 minutes ago
8
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 May 2013: Muqdisho – Waxaa saakay lagu wadaa inuu Baarlamaanka Soomaaliya hortago Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} si codka kalsoonida looga qaado, sidoo kalena uu u horgeeyo Baarlamaanka qorshaha xasilinta dalka ee ay soo diyaarisay Xukuumadda Soomaaliya ee uu isag hogaamiyo. Sida warku sheegayo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saakay xaadir ku noqday aroor hore xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la sheegay in mudanayaashii mooshinka ka ...
3 hours, 14 minutes ago
2
views
1
views
Star Fm ─ Dowlada ayaa sheegtay in meesha lagu gaaro bisha November in ay diyaar noqonayaan qaar ka mid ah computaradii loogu tala galay ardayda dhigata galaaska kowaad ee dugsiga hoose dhexe . dowlada ayaa la sheegay in hadii ay noqoto ay dhaqan galiso balan qaadkeedii ahaa in computarada nooca soolarka la siiyo ardada galaaska kowaad in loo baahanyahay in ay ku qarash garayso 50 bilyan oo shiling . Shirkada Samsung Electronics ayaa ...
3 hours, 14 minutes ago
3
views
Somali Midnimo ─ RISAALO:- Waxaan Idiin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlaysa, Xukunka Qofkii, Ilaahay Diinta Islaamka iyo Nabigeena CS Aflagaadeeya, waxaa qoray Risaaladaan Sheekh Abuu Maxamed Almaqdasi Ilaahay Xabsiga haka soo daayee, Aamiin Aamiin. Doc Halkaan Riix Ama Guji | PDF Halkaan Riix Ama Guji Isha Tawhed.ws Gob-Islam Somalimidnimo.com
3 hours, 14 minutes ago
1
views
Somali Midnimo ─ RISAALO:- Waxaan Idiin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlaysa Mucaawiyah RC, waxaan rajaynaynaa Culimada iyo Ducaadda Soomaaliyeed in ay ka faa’idaysan doonaan, marar badan waxaan Emailo ka helnay Culimo iyo Ducaad nooga mahad celiyey Risaalooyin ay ka faa’idaysteen oo aan daabacnay. Akhri Risaalada oo PDF Ah Halkaan Riix Ama Guji Isha Risaalada Tawhed.ws Gob-Islam Somalimidnimo.com
3 hours, 14 minutes ago