64
views

Baaq Ku Aadan Samata-bixinta Puntland (Akhriso)

Waxaa weli deegaanada Puntland ka taagan khilaafka ka dhashey kadib markii Madaxweynaha Puntland uu sheegay in uu xafiisa sii fadhiyayo muddo sanad dheeraad ah, iyada oo markii la dhaarinayey muddada xafiiska loo dhaariyey ay ahayd 4 sano, waxaana soo baxaya baaqyada ay soo saarayaan beelaha ku bahoobey Puntland, kaas oo looga hadlaayo in ballantii la oofiyo shacabkana amaanadoodi loosoo celiyo, baaqa u danbeeyey ee Horseed Media soo gaara waxaa soosaarey Waxgarad iyo cuqaal ka mid ah beesha Ciise Maxamuud (Majeerteen), hoos ka akhriso baaqa.

Waxaad baaqan kala xiriiri kartaa:

Maxamed Maxamuud Cali oo ka mid ah dadka ku saxiixan.
Tel: +25290 683232

Halkan ka soo rogo ama kala bax File-ka oo daabaco

Faafin Horseed Media

Baaq Ku Aadan Samata-bixinta Puntland (Akhriso)

Read full story >>

6
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Ciidamada Shisheeye iyo Murtadiinta ayaa ka bilaabay Magaalada Muqdisho in ay Xaafadaha galaan oo Dhalinyaradana Gacmaha ka xiraan sidii Awrtii ama Dhaankii hal Askari uu hogaansado, sidoo kale waxay faraxumeeyeen Dumarkii Muslimaadka ahaa Hooyooyin iyo Gabdho. Shacabkaas iyo Dhalinyaradaas Masawirada laga qaadayo ayaga oo dulaysan Ilaahay sidaan uma garan ee Ayaga ayaa gaalada isku duleeyey, waa kuwaas Dadkii aad lahaydeen waa Dowlad Soomaaliyeed Shacabkii sidaas u bahdilayso oo sidii ...
8 hours, 43 minutes ago
9
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 43 minutes ago
5
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 43 minutes ago
2
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 43 minutes ago
7
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 43 minutes ago
4
views
Puntlandi ─ Waxaa magaalada London ee cariga dalka Britain lagu qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen, shirkado iyo hey’ado Soomaaliyeed, kulankan waxaa abaabulkiisa iska kaashaday Rugta ganacsiga Puntland (Puntland Chamber of Commerce & Industry) iyo Somali Economic Forum, waxaa shirkaasi fududeeyay Amal Express iyo Golis Telecom. Waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo in muddo ahba socdaal ku marayay dalkan Britain oo u jeedediisu aheyd inuu ka qeyb galo shirweynihii ...
8 hours, 43 minutes ago
12
views
Puntland News 24 ─ Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo [...]
8 hours, 43 minutes ago
20
views
Nuxur ─ Kulan u socdaya Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa ku soo idlaaday saacadihii la soo dhaafay is afgarad iyo is faham. Madaxweyne Xasan iyo beesha Digil iyo mirifle oo qilaaf ku kala tagay Bishaan horaanteeda kadib markii Madaxweyne Xasan ay ku kulmeen Madaxtooyada ayaa Qilaafkooda waxaa la sheegay in uu soo idlaaday. Ilo Xog ogaal ah oo Bogana Nuxur.com la hadlaya ...
8 hours, 43 minutes ago
25
views
Nuxur ─ Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala duwan. Kulankaan oo ah mid la dhowrayo ayaa waxaa ka soo baxaya Warar kala duwan, Xildhibaanada baaralamaanka ayaa sheegay in mooshinkaan uu Gadaal ka Riixayo Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya shariif Xasan sheikh aadan oo ka garab haysta Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole. Wararka qaar ayaa sheegaya in shariif Xasan sheikh aadan uu haystay ...
8 hours, 43 minutes ago
19
views
Marka Cadey Net ─ Toddobaad kadib markii Sheekh Axmed Madoobe uu sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu galabta uu Maamulkiisu uu amaro ku soo rogay Magaalada Kismaayo. Taliyaha Ciidamada Booliska ee Maamulka Magaalada Kismaayo Maxamed Guule, oo la hadlay Saxaafada ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Kismaayo, ay ka hawlgali karaan oo kaliya hal Ciidan. Ciidankaasi ayaa [...]
8 hours, 43 minutes ago