14
views

Hambal , Hambalyo, Hambalyo mudane Saleebaan Cilmi Hagoog iyo Marwadiisa Sahra Xaashi Saleebaan oo meherkoodu ka dhacay Laascaanood.

Anagoo ah, asxaabta , qaraabada iyo ehelka hoos magacyadoodu ku qoran yihiin halkan, waxaanu hambalyo iyo boogaadin u direynaalamaanaha kala ah Mudane Saleebaan Cilmi Hagoog iyo Marwadiisa, Sahra Xaashi Saleebaan, oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta GObobolka Sool, waxaanu leenahay noqda kuwii isku waraa ubad khayr qaba kala hela . Wiil iyo caano [...]

Read full story >>

2
views
Badweyn ─ Number of View :12Waxaa isbadal weyn laga dareemayaa wadada xariirisa Leego Iyo Degmada Walaweyn ee gobalka Sh/hoose ka dib dayac-tir ay ka bilaabeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM. Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayan in dayac-tirkaan uu ka Dambeeya cabasho ka soo yeertay gaadiidleyda Isticmaasha Wadadaasi, kadib markii ku safrida wadadaasi ay nioqotay mid aan wanaagsaneyn. Gudoomiyaha Degmada Leego ee Gobolka Shabellaha hoose Abuukar C/llaahi Isaaq ka warbixiyay dayactirka wadadaasi ...
1 hour, 9 minutes ago
10
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in shalay ilaa xalay ay halka ak socdeen kulma gooni gooni ah oo Wafdigii ka socday Uruur Gobaleedka IGAD uu la qadanayo qaybaha kala duwan ee Bulshada . Wafdigaa ayaa kulma la qaatay Maamulka gobalka Jubaland waxa ayna labada dhinac ka wada hadleen arimaha la xariira sidii aysan wax dagaalo ah aysan halkaa uga dhicin islamarkaana Maamulka ...
2 hours, 6 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ (WMC) Waxaa habeenkii xalay ahaa Kooxa hubaysan ku dileen Magalaad Wajeer ee Gobalada Waqooyi Bari dalka Kenya Sargala ka tirsan Ciidamada Nabad Sugida Magaalada Wajeer kuwaas oo ku dilay meel u dhaw gurigiisa . Kooxaha Dilka gaystay oo ku hubaysnaa bustoolado ayaa baxsaday mana jirto cid loo soo qabtay hayeeshee taliyaha saldiga Magaalada Wajeer ayaa sheegay in ay ku raad joogaan dadkii falkaa gaystay waxana socda baaritaano dadkaa lugu bartilmaamsanayo ...
2 hours, 6 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Waraka ka imaanay Maagaalad Balcad aya sheegaya in Ciidamada amaanka ee Magaalada Balcad fashiliyeen mina la dhigay meel u dhaw saldhiga Booliiska Magaalada Balcad kaa oo la qorshaynayay in lugu bartilmaasado Booliiska saldhiga ka howlgala . Sargala ka tirsan ciidamada amaanka ee Magalada Balcad ayaa sheegay in miinadaa lugu aasay meel an ka fogayan saldhiga laakiin waxa uu sheegay in ay ku guulaysteen in Miinadaa ay halkaa ka saaran ...
2 hours, 6 minutes ago
11
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynah Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka codsaday Uruur Gobaleedka IGAD in ay ka run sheegaan Xaqiida dhabtaa ee ka jirta Gobalada jubooyinka iyo wixii ay ku arkeen waxa uuna sheegay in IGAD ka dalabanayaan in maamulkooda ay tageeraan . Madaxwaynaha Maamulka jubaland ee dhawaan halkaa laga hirgaliyay ayaa sheegay in Maamulkaa uu ku yimid rabitaanka Dadka Jubooyinka islamarkaana uu yahay mid cid kasta fikirkeeda soo dhawaynaya balsa u ...
2 hours, 6 minutes ago
10
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinta la xiriirta midnimada Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinyta la xiriirta midnimada Soomaaliya,madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii ay u mideyn lahayd ummadda ...
2 hours, 6 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─   Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday shacabka reer Muqdisho iney gacan weyn ka geystaan hirgalinta mashaariicda faraha badan ee ka socota magaalada taasoo dib loogu soo celinayo bilicdii magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhanka maaliyadda Iimaan Nuur Iikar ahna ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho dib u xasuusiyey waayihii adkaa ee ay caasimaddu soo martay iyo horumar ...
2 hours, 6 minutes ago
10
views
Qurbe Joog ─ London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo Ilyartu is-qabatey loogu qabtey Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh ka soo Jeediyey Musharaxa Xisbiga Daryeelka iyo Caalada ee UCID aqoonyahay Mudane Jamaal Ali.Hussein Waxaa ...
2 hours, 7 minutes ago
9
views
Horufadhi ─ qisadan waa qisadii lagu been abuurtay xaaskii nabiga[s,c ,w] ee caaish   halkan kadhagayso
2 hours, 7 minutes ago
5
views