39
views

Natiijada Tirinta Codadkii Gobalka Togdheer Oo lagu Dhawaaqay Iyo Sida Loo Kala Helay Kuraasta Gobalkaasi

Natiijada tirintii codadkii laga dhiibtay doorashooyinkii Gobalka Togdheer ayaa lagu dhawaaqay waxaana kaalonnta 1aad codadkaasi k a galay Xisbiga talada dalka maamula ee Kulmiye,waxaana ku soo xiga ururrka Waddni,waxaa jira ururradii tartamayay qaarkood oo aan waxba ka helin Gobalkaasi sidii ay ururradii u tartamayey u kala heleen kuraasta Gobalkaasin waxay ahayd sidan.

1.Xisbiga Kulmiye oo helay, 35816 cod oo u dhiganta 7 Kursi.

2.Ururka Wadani oo helay, 22698 cod oo u dhiganta 5 Kursi.

3. Ururka Rays oo helay, 19656 cod oo u dhiganta 4 Kursi.

4. Ururka Ummadda oo helay,14464 cod oo u dhiganta 3 Kursi.

5.Ururka Xaqsoor oo helay,2994 cod oo u dhiganta 1 Kursi.

6. Ururka Ucid oo helay, 5832 cod oo u dhiganta 1 Kursi.

7.Ururka Dalsan oo guud ahaan codadkii la tiriyey ka gelay helay 1842 cod kumuu guulesayn inuu soo xareeyo xabad kaliyana ha ahaatee wax kursi ah waxaanay taasi muujinaysaa sida aanu urrrkaasi markii horaba wax taageero ah ugu lahayn gobalkaasi ama wixi ka baxsan Gobalka Hargeysa.

Read full story >>

10
views
Horufadhi ─ Horgalada u adeega maleeshiyaadka SNM-ta ayaa in dhawaydba xaaladooda iska liidatay iyagoo qaarkood hada ay jogaan deegaanada khaatumo state oo ay ka soo dhunteen hargaysa kadib markii looga yeeshay qaad iyo daynman badan kuwaasoo horay tolkood uga cararay uuna ka mid ahaa kayse abdi yuusuf. HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO
2 hours, 9 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ WAR SAXAAFADEED Lix sano ka dib markii ugu dambeysey ee lagu arkey dalka, ayaa la xaqiijiyey in cudurka dabeysha uu ka dillaacay Soomaaliya Malaayiin carruur ah ayaa halis ugu jira curyaannimo haysa inta ay nool yihiin oo dhan oo uu ku keeno cudurka dabeysha 23 Maajo 2013 – Markii ugu horreysey muddo lix sano ka [...]
2 hours, 9 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ Millions of children at risk of life-long polio-paralysis 23 May 2013 – The first confirmed case of the Wild Poliovirus in more than six years has been reported in Somalia. The case occurred in a two-year old girl from the capital Mogadishu. As polio is an infectious disease which spreads rapidly, millions of children across [...]
2 hours, 9 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ JUBBALAND STATE OF SOMALI PRESS RELEASE Statement from Jubbaland State of Somalia Despite the IGAD Summit communique of the 22nd Extra-ordinary session on the situation in Somalia, Mogadishu is still provoking the Jubbaland Administration to catalyze insecurity, hostility and animosity among the clans, which will eventually result in the Jubbaland community give up [...]
2 hours, 9 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Images of a security operation that was conducted last night. AMISOM, in support of the Somali Police Force, cordoned off one and a half square kilometers in the Madina district of Mogadishu in an attempt to weed out members of the extremist group, Al Shabaab. Many of the area’s young men were temporarily detained by the SPF and then screened in [...]
2 hours, 10 minutes ago
2
views
Horseed Media ─ Baaritaanadan ayaa qeyb ka ah hawlgalo cusub oo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Federaalka isaga kaashanayaan sugida amaanka magaalada Muqdisho oo todobaadyadii lasoo dhaafay ay ka dhaceen weeraro. Ciidamada ayaa todobaadkii tagay baaritaano xoogleh oo ay ka sameeyeen degmada warta Nabada (Wardhiigley) iyo xaafadaha kale ee saaran wadooyinka Warshadaha iyo jidka Sodonka, kusoo qabqabtay dhalinyaro Boqol ka badan kuwaasi [...]
2 hours, 10 minutes ago
5
views
Horseed Media ─ Maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweenayo wax walba oo wadahadal iyo dib u heshiisiin ah, balse waxaa qoraalkan lagu sheegay in maamulka Jubaland uu ka xun yahay in dowlada Federaalka ay wax walba xooga ku saarto khal khal ku abuurida maamulka cusub ee Jubaland, isla markaana ay sii wado falal ka dhan ah Jubaland iyo beelaha ku wada nool. [...]
2 hours, 10 minutes ago
2
views
Golis News ─ * Sanadihii xiisaha,isdhaafsiga dhambaalada caashaqa weli waan ku dhex nool nahay inkastoo laga yaabo dad badan iney aaminsan yihiin in dadka isku cusub oo keliya ay sidaan oo kale isku koolkooliyaan,haseyeeshee xageena hadafka nolosha waa inaan farxad iyo jaceyl mira dhala ku noolaano. * Aragtidaada wey i farxadgelisaa,waxeyna isiisaa awood aan nolosha ku wajaho oo aan ku sii dhaganaado ,waxaad leedahay shaqsiyad aad u macaan oo aan qof walbo ka ...
2 hours, 10 minutes ago
1
views
Golis News ─ Adis Ababa(Golisnews) — Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raaceen in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir maamul KMG ah loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka. Go’aanka madaxda IGAD ayaa ka dhashay warbixin ay u gudbiyeen wasiirrada arrimaha dibadda ee IGAD oo kulan ka horreeyay midka madaxda ururka ku yeeshay Addis Ababa, waxaana tallaabaan ay ...
2 hours, 10 minutes ago
5
views
Golis News ─ Qoraal rasmi ah oo ay soo dhigeen boggooda Internet-ka ayay kooxda Santos ee dalka Brazil ay ku xaqiijiyeen in ay heleen laba dalab oo waa weyn oo ku aadan weeraryahankooda Neyrmar iyadoo wararka ay tilmaamayaan in dalabyadaas ka yimaadeen kooxaha Barcelona Iyo Real Madrid. Kooxdaan ayaa cadeysay in ay ogalaadeen labadaas dalab waxaanna la sugayaa kaliya in Neymar uu kala doorto labada dalab kan u fiican isaga. Waxa jira warar ...
2 hours, 10 minutes ago