20
views

R/Wasaaraha Soomaaliya Mudane Shirdoon Oo Maanta Kulan La Qaatay Dad Ku Qaxweynayey Makhaayad Ku Taala Villa Soomaaliya (Sawirro)

Moqdisho, 05, Dec, 2012…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka kulan balaaran la qaatay dadweyne faro badan oo ku qaxweynayey maqaaxi ku taala gudaha Villa Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u salaamay dadkii ku qaxweynayey makhaayadda isagoo kulan is xog waraysi ah la qaatay shacabkii meesha joogay una oggolaaday in ay iska waraystaan xaalka dalku marayo, iyadoo qof kastana uu Ra’iisul Wasaaraha weydiinayey su’aalo uu ula ciil qabay inuu mar uun weyddiiyo madaxda dalka.

Su’aalaha ugu badan oo Ra’iisal Wasaaraha la weydiiyey ayaa waxaa ka mid ahaa: Arrimaha amniga, Isbaaroyinka la qaaday iyo sidii dalka oo dhan loo gaarsiin lahaa maamulka Dawladda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa si hufnaani ku jirto uga jawaabay su’aalahaas, waxana uu ku booriyey dadweynaha in ay kalsooni buuxda u muujiyaan dawladda si dalka looga saaro xaaladda uu ku jiro. Waxana uu R/Wasaaruhu yiri:

“Waxaa markasta dhibka lala maagan yahay maahan dawladda oo keliya ee waxa dhibka ugu badani uu soo gaaraa waa dadka rayidka ah. Sidaa daraadeed, waxa loo baahan yahay in shacabku gacan buuxda siiyaan dawladdooda, si looga adkaado colaad-oogayaasha, xagjirka iyo danbiilayaasha ku dhex dhuunta shacabka marka ay gaystaan faldanbiyeed. Ra’iisal Wasaare Saacid waxa uu ku daray intaas in Dawladdu ay ballan qaadayso in ay difaacdo shacabkeeda. Waad u jeeddaan sida ay shacabku u soo dhaweeyeen uguna diirsadeen qaadista isbaarooyinka iyo faa’iidada ay keentay tallaabadaasi ee ah in gadiidkii dadweynuhu uu si fudud ugu gaaro meeshuu u scoday”.

Ugu danbayntii Ra’iisul Wasaare Saacid oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, Abaanduulaha Ciidanka, Taliyaha Ciidanka Booliska, Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir, iyo ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku Xigeen ayaa kormeer ku tagay labada wado ee laga soo galo magaalada Muqdisho oo dhawaan ciidanka qaranku ka qaadeen Isbaarooyinkii yaalay muddada ka badan 22 sano. Wuxuuna Ra’iisul Wasaaruhu socod ka soo bilaabay xeradii Maslax isagoona ku tagay Darmooley oo qiyaastii u jirta masaafo dhan 1km, wuxuu Ra’iisul Wasaaruhu kulamo la qaatay saraakiisha ciidanka ee jooga goobahaas isagoona ku aamanay sida wanaagsan oo ay ugu heelan yihiin habeen iyo maalin difaaca dalkooda iyo dakooda.

DSC01547DSC01545DSC01542DSC01541DSC01540DSC01538DSC01537DSC01536DSC01535DSC01534DSC01533DSC01532DSC01531DSC01530DSC01456DSC01455DSC01454DSC01453DSC01452

—-DHAMAAD—-

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Read full story >>

14
views
WidhWidh ─ Iyadoo uu Magaalada Geneve ee Dalka Switzerland, ka furmay Shir weynihii sanadlaha ahaa oo ay soo qaban qaabiso Hay’ada WHO ee Qarmada Midoobey u qaablisan Caafidmaadka, ayaa waxaa Shirkaasi mar qura isaga cararay Wasiirka Caafimaadka Maamulka Haraysa Dr. Xuseen Maxamed Maxamud (Xoog). Wararka laga helayo Magaalada Geneve, ayaa sheegaya in Hamiga Mas’uuliiyntaasi ay u yimaadeen Dalkan Switzerland aheyd inay si wadajir ah ugu qeyb galaan kulan sanadle ah oo ay ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ A court in northeastern Somalia’s Puntland state has slapped 92 people with nearly $1 million fine for illegal fishing.  The lower court in Bossaso, about 1,500 northeast of Mogadishu, imposed $100,000 fines on the five boats said to belong to Iranian fishermen. The fines are payable within 45 days. “If they fail to pay, the boats will be confiscated by the authority,” said Mr Ahmed Aden Sandhere, the court’s chief ...
1 hour, 58 minutes ago
9
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 21 May 2013: Ciidamada Kenya ee AMISOM ka mid ah ayaa goor dhaweyd waxay fashiliyeen miino loo maleeynaayo in lagu qaarajin lahaa Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland. Miinadaan ayaa lagu aasay banaanka hore ee halka uu mas’uulkaas degan yahay, waxaana la tilmaamay in ciidamada Kenya ay arinkaasi ka war heleen ka dibna ay sameeyeen baaritaan dheer ka dib ay heleen ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Star Fm ─ falal amni daro ah oo ay dad badan ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen ayaa maalmihii aynu soo dhaafnay ka dhacayey deegaamo ka mid ah waqooyiga iyo galbeedka mandhera . Hadaba kulan nabadeed looga hadlaey arimahaasi ayaa manta ka dhacay magaalada mandhera markii uu soo gabagaboobay kulankaasi ayaa waxaa xafiiska idaacada starfm ee countiga mandera la hadlay gudoomiyaha gudiga nabada galyada qaasim keerow. ugu horeyn ayuu gudoomiye qaasim waxa ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Star Fm ─   Madaxweynaha dowladda Puntland C/Raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay dowladda federalka Soomaaliya inay soo dhaweyso maamul goboleedka Jubba-land ee 15kii may lagu dhawaqey magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Hadalkaan ayuu madaxweyne Faroole ka sheegay munaasabad uu maanta xariga kaga jarayay 1200 guri ah oo ay hay’adda World Vision ugu deeqday dad isugu jira barakacayal iyo dad deegaan ah oo ku kala nool Garowe iyo Burtinle. ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Bonn, Germany : Waxaa sharaf noo ah maanta in aan halkan idinkugu soo gudbino akhbaarta iyo macluumaad ku saabsan cayaaraha xagaaga ee lago qabanayo ama ka furmaya magaaladda Bonn ee wadanka Jarmalka. Haddaba muddo dheer ka dib markii la arkay cayaaraha halka ay kaga jiraan isla markasna la arkey in baahiweyn loo qabo isu keenida dhalinyarada Soomaaliyeed ee u nool wadamada Qaaradda Yurub u jeedaduna ay tahay in lagu mideeyo ...
1 hour, 58 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u diray mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee aan soo xaadirin kulamada ay baarlamaanku yeeshaan ,gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar oo hadal u jeediyey xildhibaanada baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in hadda wixii ka danbeeya aan loo dulqaadan doonin mudanayaasha ka maqnaada kulamada baarlamaanka. Jaylaani Nuur ayaa sheegay in xildhibaankii soo xaadiri waaya kulamada baarlamaanka uu ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin Maxamed Xuseen Lafoole mlafole@hotmail.com Maajo 21 2013 Taariikhkasta oo dal iyo dad leeyahay waa shay aad iyo aad qaali u ah xiligii ay dhacday ilaa xiliga hadba lajoogo waa midaan la qarin Karin ujeedkasta halaga lahaadee haddii cidi isku daydo in ay boorka ku duugto cidkalaa Alle u baxshaa oo boorka ka jafta. Haddaba waxaan rabaa in aan yara iftiimiyo taariikh ay ummadda soomaaliyeed ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Elasha Biyaha, Somalia – In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the potholes that dot the town’s only tarmac road; ownerless donkeys wander about, scavenging for food; once-elegant villas with shining rooftops are now abandoned, with overgrown vegetation taking over their compounds. This is Elasha Biyaha – a town 16 kilometres southwest of the capital that was once home to more than half ...
1 hour, 58 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 21.May (SDN) Wakiilka Midowga Yurub ee Qaarada Africa mbassador Michele Cervone d’Urso ayaa maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo Kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ambassador mbassador Michele Cervone d’Urso iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxay Kulankoodaas kaga Wada hadleen Iskaashiga ka dhexeeya Ururka Midowga Yurub iyo Somaliland,iyadoo la isla qaatay in Midowga Yurub ay Si toos ah ula Shaqaynayaan Somaliland. Safiirka ...
1 hour, 58 minutes ago