22
views

Daawo Video:-Madaxweynaha ra’iisal wasaraha soomaaliya Oo Socdal ku Maray maanta goobaha Is Barooyinka laga Qaday wadooyinka Afgooye Iyo Muqdisho

14

Ra’iisal Wasaraha Soomaaliya Dr saacid Ayaa Safaro ku soo Maray Goobaha ciidamada dowlada ka qadeen Isbaarooyinka Sharci darad ah.

Halkani Riix Daawo video

Read full story >>

5
views
Qurbe Joog ─ The Horn of Africa has been ravaged by war and famine for decades, and now one of Somalia’s regions, hopes to become an independent state. Somaliland sits on the Gulf of Aden and is officially regarded as an autonomous region of Somalia. The two were, however, separate until 1960. During the civil war in the 1980s, 40,000 people from Somaliland were killed, and nearly half a million fled. The region ...
9 hours, 18 minutes ago
8
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa Somaliland is celebrating 22 years of self-declared independence from Somalia. But the rest of the world has yet to recognise it as a country. Sitting on the Gulf of Aden, it is officially regarded as an autonomous region of Somalia – and the Somali government says it wants it back.Nazanine Moshiri reports from Hargeisa, the capital of Somaliland.
9 hours, 18 minutes ago
6
views
Puntland News 24 ─ Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka qaybgalay xuska sanad guuradii 22-aad ee gooni [...]
9 hours, 18 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Anigoo ah Mustafa Ismail ahmed waxaan Halkan hambalyo uga dirayaa dhamaan umadda soomaaliland meel kasta oo ay aduunyada ka joogaan ee maanta u dabaaldegaya 22tan guurada 18 MAY. Waxaan leenahay ku dabaaldega farxad iyo rayrayn. Waa munaasabadan qaali ah,taariikhi ah, haboon inaynu xasuusano naf iyo maalba wixii ku baxay helida markale xoriyad buuxda oo dhankasta ah.Ilaahay Farxadaa ha inoogu wado, ha inaga dhigo kuwii isku gargaara, gacmaha isqabsada, cadaalad iyo ...
9 hours, 18 minutes ago
15
views
Oodweyne News ─ ADDIS ABABA(OWN)- Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo maanta ka hadlaayey baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa khudbadiisii wuxuu ku soo hadal qaaday xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso.   Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia wuxuu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay iska kaashadaan dhinaca nabadgelyada, isla markaana labada dal ay ka shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dal loo ...
9 hours, 18 minutes ago
6
views
Horufadhi ─ Urur Siyaasadeedka UDAD oo kamid ah Ururada ka jira deeganada Puntland ayaa ku dhaliilay Maamulka Madaxwayne Faroole qaabka ay hadda wax u soconayaan ay ku jiraan gacmo ka madax banaan arimaha Doorashooyinka sida Xukuumadda. HALKAN KA DHAGAYSO
9 hours, 18 minutes ago
10
views
Horufadhi ─ HALKAN RIIX KADAAWO MUUQAALKA XAQIIQDA KAHADLAYA
9 hours, 18 minutes ago
8
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Daawo Qaarka Mida Barbaarta Reer Somaliland Oo Dareenkooda ka Dhiibanaya Xuska 18 May Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
9 hours, 19 minutes ago
3
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Halkan ka Daawo Xildhibaan Khaalid Cabdi Cawad Dhaylaawe oo kamida Golaha Deegaanka EE Caasimada Hargeysa Oo Hambalyo udiraya Shacabka Somaliland Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
9 hours, 19 minutes ago
3
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Daawo Af-hayeenka Xisbiga Wadani Ee Wadanka Germany Oo Maanta Ummadda Somaliland Hambalyo udiray Miyir Cali Xuseen Hargeysa Golisnews Office info@golisnews.com Tel : 00252 634046313
9 hours, 19 minutes ago