19
views

Wasaarada warfaafinta iyo saxafada Puntland oo is haya

Khilaaf balaaran ayaa ka dhex abuurmey wasaarada warfaafinta iyo saxafiyiinta ka howl gasha deeganadda Puntland markii saraakiil sarsare oo dowlada ay ku hadleen hadalo ad-adag. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayay idaacada Daljir eek a howl-gasha Puntland ayaa sheegay inuusan aqoonsaneyn wax wariye ah oo ka shaqeyaa deeganadda Puntland. Hadalkaan ayaa yimid [...]

Read full story >>

29
views
Harowo ─ Muqdisho ()Waxaa caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose wafdi ka socda Maraykanka iyo Midowga Yurub, kuwaasoo maanta halkaas gaaray. Wafdiga ayaa la sheegay in markii ay ka dageen garoonka Kismaayo, waxa ay halkaas kulamo kula yeesheen madaxda maamulka Jubbland gaar ahaan madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag. Sidoo kale waxa ay galabta la kulmeen Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo madaxweynaha maamulka Jubbland, laakin wax ...
4 hours, 45 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Shir Jaraa’id oo uu magaalada Madrid ku qabtay madaxweynaha kooxda Real Madrid, Florentino Perez ayuu ka sheegay, in Jose Mourinho uu ka tagayo shaqada tababarnimo ee kooxda xagaagan marka uu dhammaado. “Waxaan isku afgarannay annaga iyo macallin Jose in aynu soo afjarno xiriirkeenni shaqo 3 sano kadib” ayuu yiri Perez. Perez ayaa intaas ku daray [...]
4 hours, 46 minutes ago
5
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 21 May, 13–Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Ambassador Michele Cervone d’Urso oo ah wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar oo kulanka uga warbixiyay saxaafadda ayaa sheegay in Siilaanyo iyo Cervone ay ka wada-hadleen xirirka ay Somaliland la yeelan karto Midowga Yurub iyo sidii loo soo gaarsiin lahaa mucaawinada uu Midowga Yurub ugu ...
4 hours, 46 minutes ago
2
views
Awdal Press ─ Cusbataalka Bukaanada Dhimirka ee Boorama oo Xaaladiisa laga shiray, Halkan ka Daawo
4 hours, 46 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ C/raxmaan Maxamed Cumar waa wiil soomaaliyeed 19-jir ah kuna dhashay cudurka dabeesha, waxa uu haatan ku nool yahay dalka Britian, inkastoo c/raxmaan yahay wiil aan hadli karin, hadana waa ruux maqlaya wax waliba, isla markaana fahmaya, isagoona dadka kula sheekeesanaya Aalad Computer oo hadal iyo qoraal leh. C/raxmaan Maskaxdiisa ayaa la sheegay in ay aad u wanaagsan tahay, isagoona si aad ah ugu wanaagsan dhinaca wax-barashada, waxa uuna ka mid ...
5 hours, 43 minutes ago
3
views
VOA Somali ─ Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, ayaa howlgallo amniga lagu sugayo ka wada degmooyinka magaalada Muqdisho.
5 hours, 43 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Kulankii ay maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay soo xaadireen 155 xildhibaan oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar ayaa waxay ku meelmariyeen Miisaaniyaddii 3-dii bilood ee ugu danbeeyey sanadkii dhammaaday ee 2012-ka. Mudanayaasha ayaa ansixiyey Miisaaniyaddii bilihii October,November iyo December ee sanadkii ina dhaafay,waxayna sidoo kale kulanka baarlamaanka laga akhriyey qoraalka talooyinka gudiga ...
5 hours, 44 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ Hargeisa, May 21, 2013 (SDN) – Somaliland’s Justice and Welfare opposition party UCID has strongly condemned “irresponsible and misleading” political rhetoric against Somalia President Hassan Sheikh Mohamoud over his remarks on Somaliland independence during the opening ceremony of a new center for orphans in Mogadishu which coincided with celebrations in Somaliland and elsewhere in the world commemorating 22 years of self-rule on 18th may 2013. “The party strongly condemns the ...
5 hours, 44 minutes ago
2
views
Puntlandi ─ Puntland State of Somalia Garowe PRESS RELEASE May 21, 2013 Australia’s High Commissioner to Kenya H.E. Geoff Tooth conducted his first visit to Puntland State, Somalia, May 20-21, 2013. Ambassador Tooth’s delegation, including Deputy Head of Mission Amanda Davis, were received at Garowe Airport by Puntland Minister for Finance H.E. Farah Ali Jama; Minister for Maritime Transport, Ports and Counter-Piracy H.E. Saeed Mohamed Rage; Deputy Minister for Livestock H.E. Abdiweli ...
5 hours, 44 minutes ago
3
views
Puntlandi ─ Garowe(Puntlandi.com):- Madexweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa magaalada Garowe ku qaabilay wafdi balaran oo uu hogaaminayo Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Mr. Geoff Tooth oo shalay galinkii dambe soo gaaray deegaanada Puntland. Sawirada hoos ka daawo
5 hours, 44 minutes ago