24
views
views
Caawa & Radio Ssc Warar Xiislo leh, & Baahin dhamaystiran (Dhagayso)
Baahinta Fiidnimo ee SscRadio Codka Shacabka waxaad Ku maqlidoontaan warkii ugu xiisaha badnaa ee ugu danbyeeyay deeganada Khaatumo State iyo Guud ahaan Soomaaliya & Caalamkaba.
Waa Caawa Iyo Ssc Radio Codka Shacabka
Baahinta Caawa Waxaa Isku soo duway Soona Saaray c/casiis aadan jaamac
Daalacatey :54
Up coming
2
views
views
Oodweyne News ─ Bahda saxaafada Iyo shacbiga Soomaalilandba waxaan leeyahay Hambalyo,farxad wanaagsan ilaahayna sandakaa sanadkiisa Iyo Soomaaliland oo hesha Ictiraaf caalami ah. Cadawga Soomaaliland waxaan leeyahay aragteye maxaad odhan ma indhahaad wax kaga guri.Wali waxa socda dabaaldagii shacabka Soomaaliland u dabaaldegayeen 22 guuraadii ka soo wareegtay la soo noqoshadii Jamhuuriyada Soomaaliland,dabaalegaas oo aan si la soo koobi Karin uga dhacay dhamaan Gobalada Jamhuuriyada Soomaaliland Laasqoray ilaa Lawyacado taas oo ay ka soo qayb ...
5
views
views
Nuxur ─ Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kadib Markii Qarax la sheegay in uu ahaa Nuuca Gacanta laga Tuuro Maqribnimadii caawa lagu Weeraray Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa Nuuca Gacanta laga Tuuro ayaa lagu weeraray Ciidamada Dowlada ee halkaas jooga, waxaana ka soo baxaya warar kala Duwan. Ciidamada lagu Weeraray Qaraxa ayaa la sheegay in ay rasaas Fureen, waxaana la sheegay in ay meesha qasaare ka soo ...
8
views
views
Horufadhi ─ Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Shacabka Muqdisho oo aragtiyo kala duwan ka bixiyey muushinka ka dhanka xukuumada ee ay wadaan qaar kamida baarlamaanka Soomaaliya, Munaasibad ardayda dugsiga sare ee Samatar loogu soo gaba gabaynayey sanad dugsiyeedkii oo ka dhacday magaalada Buuhoodle, Wasaarada gaashaandhiga Suudaan iyo Somalia oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya, Banaan [...]
9
views
views
Harowo ─ QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad) Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa leh HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku horeeyo’e, Gobollada Waqooyi ...
10
views
views
Harowo ─ Sida ay sheegayso warbixintan hoos ku qorani oo ku soo baxday Shabakadda Qaran News. Waxa saxeexay gooni ustaaga Goobolada Woqooyi ee shirkii Burco 1991 kaliya xubno ka tirasan guurtidii SNM oo dhamaantood ka soo jeeda beesha Dhexe .Waxa weheliyey kaliya Garaad Cabdi Qani oo dhulbahante ah oo isna ka tirsanaa guurtida SNM. In badan aya laga dooday inan go,aanaakaas goosahada aan loo dhanayn ee laga dhawaaqay shirkii Burco ee ku ...
8
views
views
Harowo ─
16
views
views
Harowo ─ Xasan Ciise oo ka mid ah siyaasiyiinta Hargeysa ayaa ka hadlay Radio Hargeysa isagoo ka warbxiyay marxaladihii Somaliland soo martay,Xasan Oo hadalkiisa ku bilaabay. :Maanta waxaa ii guul ah in aan anigoo nool soo gaadho guusha iyo xoriyada aynu haysano,22sano kadib,Dalkani qosol iyo farxad xoriyadiisa laguma keenin,dagaal iyo dhiig baan ku keenay. Waad ogtihiin burburkii iyo dhimashadii loo soo maray,ujeedadii Snm ayay ahayd in laga xoroobo dhiigmiiratadii Somaliya ee taliskii ...
3
views
views
Awdal Press ─ Isniin, May 20, 2013 - Awdalpress— Madaxweynaha Gaana, John Dramani Mahama ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu dowladda Soomaaliya ka taageero sidii lagu soo celin lahaa nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya kaddib 22-sano oo colaado ah. John Mahama ayaa sheegay qodobka ku saabsan nabadda Soomaaliya uu ka mid yahay qodobbada ugu waaweyn ee looga hadli doono shirka Midowga Afrika ee dhamaadka bishan ka dhacaya magaalada Addis Ababa ...
9
views
views
Star Fm ─ banan baxan oo ahaa mid aad ubalaran ayna kasoo qebgalen bulshada kudhaqan xeradaas ayaa waxaa taagero loogu muujinayay maamulka cusub ee dhawaan laga yagleelay magalada ksimaayo waxayna dadku halkaas kusoo bandhigeen calanka gobalka midka wadanka iyo borar ay kuqoran yihiin irayo taagero ah waxayna shegen in ay aad utagersanyihiin dowlada somalia balse ay jeclaan lahaayen in ay shaqayso maamulkan cusub iyo in ay sisiman uladhaqanto maamulada wadanka somalia waa ...
4
views
views
Star Fm ─ Waxaa maanta Maxkamad la soo taagay 17 kamid ah dadka u dhaqdhaaqaqa kooxha bulshada Rayidka ah oo ka qayb qaatay dibadbaxiii talaadadii hore kaasi oo loga soo horjeeday dalabka mushaar kordhinta xildhibaanada. 17 qof ee maxlamada la soo taagay ayaa waxaa ay diideen in ay qirtaan 2 dacwadood oo lagu so oogay oo kala ahaa in ay nabadda qalqal galiyeen iyo in si arxan dara ah ay ula dhaqmeen ...