94
views

Faallo: Garoonka Diyaaradaha Ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan Taleex.

Qof kasta oo reer SSC ah kuna nool qurbaha ayay shalay u ahayd maalin indhahoodu ku doogsadeen muuqaal aad u qurux badan oo quluubtooda si weyn u soo jiitay ka dib markay xaqiiqsadeen in tacabki Khaatumo State ee yagleelka garoonka diyaaradaha ee loogu magac daray Sayid M C Xasan noqday mid si nabdoon u soo cago dhigto diyaarad xambaarsanayd madaxdhaqameedkoodi iyo madaxdoodi ku sugna Xamar.

Ammin aad farax iyo raynrayn leh ba dhalisay in qurbejoog badani u hanqal taagaan sadcaal hor leh oo lagu booqdo dalki hooyo lagana dego gegida caasimadda Taleex lagu askumay. In badan oo jeclayd booqashada dalka aya caqabad weyni ku ahayd ka degista garoonada labada maamul ee hagardaamada shacabkooda ku hayay.

Waxa intaas sii dheer Buuhoodle International Airport oo isna bilahan foodda innagu soo haya noqon doona mattaanka labaad ee carriga Khaatumo diyaaraduhu ku adeegaan. Waa xaqiiq in culays xooggan laga qammaaay waxase weli inbadani is weydiin doonaan dhawr su’aalood oo ah:

1.      Ma la heli doona khayr qabe ama khayr qabayaal u hawlgala diyaarad u adeegta qurbejoogta oo shaqaysa hal duulimaad asbuuc kasta, kana soo qaada Jabuuti X Taleex X Jabuuti, Iyadoo Jabuutina looga soo dhoofi doona via Dubai.

2.      Haddii la helo Khayr qabayaashaas iyo hawlgelinta duulimaadyada, Ma la heli doona rakaab kaafiya?

3.      Haddii la waayo rakaab kaafiya, Ma la heli doona kaabayaal kale? Sida adeeg badeecad tijaaradeed ama deeq bixiyeyaal?

Waxan aaminsanahay sida looga dhabeeyay dhammaystirka garoonka in looga dhabayn karo adeeg duulimaad oo joogto noqda, lana heli karo xirfado kaabe u noqda. Haddaba cid kasta oo reer Khaatumo ah waxa laga codsanaya inay xoogga saaraan ka midho dhalinta kabista adeega iyo dhaqan gelintiisa.

Mahadsanidin

Read full story >>

2
views
Wehel Media ─ Kadib markii rugcadaa Ibraahim Xuseen Cali Roombe Gudoomiyihii hore ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga si lama filaan ah uu isaga casiley gudoomiyenimadii xiriirka iyo musharaxnimadii xilka gudoonka (XSKK), ayaa waxaan u kuurgalney xaalada xiriirka uu ku sugan yahey iyo doorashada soo socoto. Doorashadii dib ayaa loo dhigey ilaa bisha soo socoto sida uu sheegay agaasimaha wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada kadib markii buuq ka yimid dadka xaqa u leh inay ...
8 hours, 19 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ Waxaa Maalinta Barrito lagu wadaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Hogaanka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga, iyadoona 4-ta sano ee soo socota Markii ugu horeesay Hogaankaan kusoo biiri doonaan wajiyo cusub oo horey aan ugu jirin Maamulka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga. Wehelmedia oo Tiigsaneysa ilo Muhiim ah oo lagu kalsoon yahay, ayaa waxaa u suura gashay in ay hesho Magacyo ka mid ah Xubnaha ku jira Liiska la ...
8 hours, 19 minutes ago
9
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 25 May 2013: Shir Balaran ayaa ka Furmay Magaalada Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar kaas oo ay isgu yimadeen Beelaha Dega Puntland qaar Kamid ah kuwaas oo ka kala yimid degaanada Puntland Shirkaas Waxaa Inta Badan kasoo Qayb galay Waxgarad Nabadoono Haween Ganacsato Aqoonyahano Qurba Joog iyo Dhamaan Dadka Wax Tarka u leh Bulshada Waxaana loga Arinsanayeey Xaalada Haatan ay Puntland Marayso Nabadoonada Degmooyinka,Qardho,Rako,Xafun,Waciye, Bayla iyo Nabadoonadii ka ...
8 hours, 19 minutes ago
5
views
Waaheen ─ Preface: Mr. Silanyo’s governing Vertigo It is now more than two decades that Somaliland, internationally unrecognized country, unilaterally declared its independence from proper Somalia. Mr. Silanyo, an ex-militia leader, assumed the presidency of the country through the ballot almost three years ago. However, when Mr. Silanyo was elected to the presidential office, people were filled with a sense of optimism of him as a shrewd politician to build on the ...
8 hours, 19 minutes ago
5
views
Somaliland Org ─ Addis Ababa (Somaliland.Org) – Weftigii uu hoggaaminayay Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa la filayaa inay abaaro 7:00 Subaxnimo ee wakhtiga Sweden, gaadhaan magaalo-madaxda dalka Sweden ee Stockholm, halkaas oo uu uga bilaabmayo safar shaqo oo la sheegay inuu qaadanayo muddo toddobaad ah. Weftigan uu hoggaaminayo ayaa waxa ka mid ah Xildhibaan Cabdirisaaq Faarax Xasan (Qawdhan) oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa, Xoghayaha Fulinta ee Dawladda ...
8 hours, 20 minutes ago
17
views
Somaliland Org ─ Laascaanood (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka Qaranka qeybta 12-aad Axmed Hurre Haariye ayaa caawa shaaca ka qaaday in abaaro 8:00 cawaysnimo ay ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay gobolka Sool ay soo gaadheen unug dhawr iyo toban xubnood ah iyo Baabuur Tikniko ah oo ay wateen, kuwaasi oo ka soo goostay kooxda Nabad-diidka ah ee Khaatumo-seeg. Taliyaha Ciidanka qaranka ee Qeybta 12-aad Axmed Hurre Haariye ayaa sheegay inay Unugtan iyo baabuurka ay wateenba ...
8 hours, 20 minutes ago
10
views
Somali Midnimo ─ In the Name of Allâh, the Most Beneficent, the Most Merciful Viewers Discretion is Advised! – Due to the Nature of this Topic this lecture is Not Suitable for Young Viewers. The staggering size of the pornography industry, its influence upon the media and the acceleration of technology, paired with the accessibility, anonymity, and affordability of porn all contribute to its increasing impact. A wave of porn plague sweeps throughout ...
8 hours, 20 minutes ago
7
views
Somali Memo ─ Wararka kaimanaya Dalka Tanzania ayaa waxay shegayaan in tiro musliinta wadankasi aykalakulmeen Militeriga iyo poliska kadib markii ay muslimiinta kasohorsteen qorshe ay dowlada ay wadatay. Gudomiyaha Cibitalka kuyaala Gobolka Mtwara Mohamed Kodi ayaa shegay in Cisbitalka lasogaarsiyey Haweney xamilo ah oo xabad poliska caloosha ugu dhuftay kadib na geriyootay. "Waa run maanta waxaa nasoo gaaray maydad kale oo mid kamida ah ay tahay haweeney xamilo 7 bilood ah oo Poliska ...
8 hours, 20 minutes ago
31
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 20 minutes ago
7
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
8 hours, 20 minutes ago