72
views
views
Up coming
3
views
views
Star Fm ─ Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana kulanka Siena yahay kan ugu dambeeya tababarahaas . Wargeysyada Talyaaniga ayaa tababaraha Milan la xariirinaya in xilli ciyaareedka dambe uu aadayo kooxda Roma . Hadaba wargeyska Milan News ayaa soo qoray cidda laga yaabo in ay badalaan tababarahaas Massimiliano Allegri waxaana ugu horeeya Clarence Seedorf kaasi oo aad ugu dhaw in ...
1
views
views
Star Fm ─ Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka la soo xiro horyaalka Talyaaniga . Saxaafada Talyaaniga ayaa ku jahwareersan in Selvio uu warkaas xaqiiq ka yahay iyo in uu kaftamayo xilli Roma dhawanahaan ay baadi goobayeen tababarahaas . Selvio iyo tababaraha ayaa in muddo la xusayay in uu qilaaf uu u dhaxeeyo iyadoo wararka u badinayeen in dhamaadka xilli ...
1
views
views
Star Fm ─ Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ugu weeragayo kooxda Monaco ee dalka Faransiiska marka la gaaro xagaaga dambe . ” Ma jirto wax aan kala socda wadahadalada dhanka Monaco ah , kaliya waxa aan haatan diiradda saarayo waa Atletico Madrid , wax kale ma jiraan” ayuu yiri gool dhaliyahaan Atletico Madrid . ” Haddii wararkaas ay yihiin ...
9
views
views
Star Fm ─ Deeganada Jubbooyinka oo xilagan uu ka taagan yahay khilaafka dhanka maamulka ah ayaa waxaa ka hadlay oo aragtidooda ka bixiyay qaar kamid ah Xildhibaanadii KMG ahaa kuwaasi oo khilaafaadka xilligan ka jira ku sababeeyay dhinacyo kala duwan inay ku lug leeyihiin. Siyaasi Maxamed Cumar Geedi oo kamid ahaa Xildhibaanadii KMG ahaa ayaa ka digay dhibaatada ka dhalan karta Jubbooyika hadii marxaladan ay kusii sugnaato,waxaana uu xusay in siyaasiyiiinta isku ...
1
views
views
Star Fm ─ Waxaa Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland Kadhacay Banaanbax Balaaran Kaas oo lagu Tagerayeey Maamulka Jubbaland state ee Dhawaan looga Dhawaaqay Magaalada Kismaayo Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb qaatay oo ku jireen odayaal ,dhalinyaro iyo ururada haweenka ,waxana ay isla jiibinayeen hadalo ay ku taageerayeen maamulka iyo madaxweynaha cusub ee Jubaland iyagoona Watay Calamada Jubbaland iyo Puntland ‘Mudaaharaadkan aan isku soo baxnay waxaan ku taageeraynaa maamulka ...
1
views
views
Star Fm ─ afhayeenkii mamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo Cabdinaasir Seraar oo la hadlayeey Warbaahinta Gudaha ayaa sheegay in Xaalada amaan ee Magaalada ay Tahay Mid Wanaagsan Seraar ayaa sheegay in Doorashadii kadhacday kismaayo ay ahayd mid Xalaal ah isla markaasna ay Gulaysteen Shacabka Reer Jubbaland Dhinaca kale Waxa u ka hadlay Gudiga Dowlada kasocda ee Xilibaanada ah ee ku sugan Kismaayo isagoo sheegay inaysan Waxba kala Socon Dadkaas Kismaayo yimid ...
4
views
views
Somali Memo ─ Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayuu madaxweynaha wadankaasi isugu yeeray dhammaan taliyaasha Ciidanka iyo guddoomiyaaha gobolada. Uhuru Kenyatta ayaa magaalada Nairobi ku shiriyay saraakiisha ciidamada wuxuuna kala hadlaya ammaanka sii xumaanaya ee gobolada waqooyi Bari iyo gobolka Xeebta. Wuxuu sheegay in caqabada dhanka ammaanka ay hoos u dhigtay sumcaddii Kenya ku laheed bariga Afrika isagoona si kulul u canaantay laamaha kala duwan ee Ammaanka. “Kenya Marnaba iskuma ...
6
views
views
Raxanreeb ─ Kismaayo[RBC Radio]Wararka inaga soo garaya magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa soo sheegaya in wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho maantey inay kulamo la qaaten madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku xigeenkiisa, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo saxiixayaasha maamulka Jubbaland. Waftigaan ayaa barqadii maanta ka ambabaxen magaaladda Muqdisho waxana hor kacayey xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD Maxbuub ...
1
views
views
Puntlandi ─ Waxaa Lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Alberta,Canada inay dhacaso xaflad si heer qaran ah loo agaasimayo oo ay kasoo qayb galayaan bulshada qaybaheeda kala duwan, Xafladda waxaa lagu qabanayaa magaalada Edmontonee xarunta gobolka Alberta,Canada. Faahfaahinta iyo goobta hoos ka eeg
1
views
views
Puntlandi ─ Kismaayo–18 May, 2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo ku xigeenka Gen.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey Wafdi Balaaran oo ka socda IGAD uuna hogaaminayo Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin. Kulan kgaaban oo ka dhacay Garoonka ka dib waxaa loo dhaqaaqay dhinaca Jaamacada Kismaayo oo ay ku sugan yihiin ku dhowaad 500 oo Ergo, iyo Isimada Jubaland oo aan ukala harin. Wafdigaan ...
