30
views
views
GROUP E: Chelsea Oo Guul Macsalaameysay Champion League Iyo Juve Oo U Gudubtay Wareega 16ka.
Kooxda Chelsea ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee iyadoo heysata koobka Champions League ku harta wareega group-yada taariikhda Champions League, halka Juventus ay kula biirtay Shakhtar Donestk wareega 16ka. Chelsea oo ku guuleystay Champions League markii ugu horeysay xilli ciyaareedkii hore ayaa xilli ciyaareedkan awoodi weysay inay dhaafto wareega group-yada waxaana ay haatan ka ciyaari [...]
Up coming
9
views
views
WidhWidh ─ Maamulka Jubbaland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Qodobadii Dowladu ay Shaacisay Sheegayna In ay Tilaabo Sharci ah ka Qaadi doonaan Dad ay sheegeen Dowladu In ay usoo Adeeg sanayso Burburinta Maamulka Jubbaland stateMadaxweyne Kuxigeenka MaamulkaJ ubbaland Gen Cabdilaahi Sheikh Ismacil fartaag oo warbaahinta Uwaramay ayaa si kulul Uga Jawaabay Qodobadii Dowladu ay shaacisay ee ay sheegtay IGAD in ay Soo saareenGen Fartaag ayaa sheegay in Dowlada Somaliya Dadaal ugu ...
2
views
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay ayaa sheegaya in Qarax maanta halkaa ka dhacay keenaydhawaaca 14 ruux oo laba ka mid ah dhawacooda halis yahay sida uu BBC u sheegay Gudoomiyha Gobalka Bay Cabdi Aadan . Dadka qaraxaa ku dhwaacmay ayaa la dhigay Cisbitaalka Magalaada Baydhabo waxana la sheegayaa in halkaa lugu dabiibayo Waxaana isbitaalka ku booqday Mamulka Gobalka Bay dadka dhawaac soo gaaray . Qaraxaa ...
3
views
views
Somaliland Org ─ “Somaliland waxa ay ka Sugeysaa Beesha Caalamka Aqoonsi” By: Tehran Times Hargeysa (Tehran Times/Aljazeera) Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caddeeyay in aanay Somaliland marna dib uga laabanayn madaxbannaanideeda oo ay weligeedba haysan doonto xorriyadeeda, ahaana doonto dal gaar u taagan. Madaxweynuhu waxa uu arrintaasi sheegay mar uu u warramay wariye ka tirsan Al Jazeera oo kula kulmay dhawaan Hargeysa. Haddaba wargeyska Tehran Times ayaa daabacey warbixin uu ka ...
3
views
views
Somali Memo ─ Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in sheekh Mukhtaar Bal Mukhtaar oo katirsan mujaahidiinta dhulka saxaraha uu soo agaasimay weerarkii halaagga dhaliyay ee khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka Nayjar. Warbaahinta reer galbeedka ayaa baahisay in weerarkii dhawaan ka dhacay saldhig ay ciidanka Faransiisku ku leeyihiin Nayjar uu soo abaabulay qaa’idka mujaahidka ah Mukhtaar Bal Mukhtaar oo madax u ah katiibo si gaar ah utababaran.Caqli xumida reer galbeedka maalmo ka hor iyagaa ...
8
views
views
Somali Memo ─ Warbaahinta caalamka gaar ahaan mida Mareykanka oo qeyb ka ahayd xamlad ballaaran oo Muqdisho looga dhalinayay nabad gacan ku rimis ah ayaa ka hadleysa xilligan amaanka Muqdisho waxa iska badalay iyo saameynta siyaasadeed iyo dhaqaale ee uu ku keeni karo shirkadaha iyo hey`adaha shisheeye ee u soo hanqal taagayay inay gurtaan qeyraadka dalka. Tv-ga Fox News ee laga leeyahay wadanka Mareykanka ayaa sheegay in xaaladda magaalada caasimadda ee Muqdisho ay ...
2
views
views
Somali Memo ─ Maamulka magaalada Gaarisa ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato ayaa sheegay in uu ka naxay weerarkii habeen ka hor magaaladaasi ka dhacay kaasi oo saraakiil amni lagu dilay. Guddoomiyaha Gaarisa Max’med Shuuriye oo ka hor hadlayay shir degdeg ah oo uu la yeeshay saraakiisha ciidanka Nabad gelyada ayaa sheegay in wixii ka dhacay magaalada ay niyad jab ku rideen maamulkiisa iyo dowladda dhexe ee Kenya. Shuuriye wuxuu muujiyay sida maamulkiisu ugu ...
2
views
views
Raxanreeb ─ Baydhabo Baydhabo[RBC Radio]War anu ka helney gor dhawed magaaladda Baydhabo ayaa inoo sheegeya inay hal qof uu ku dhintay saddex kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Gobjooge gordhawed uwaramey shabakada Raxanreeb ayaa inoo xaqijiyey dhab ahanshiyaha qarax,waxana uu inta ku darey maran wax ka weydinay sabbabta ka danbeysey bambadan ayuu waxaa uu ku sheegey in bamboku ka fakatay askari Itoobiyaan ah ...
3
views
views
Raxanreeb ─ Nairobi[RBC Radio]Dowladda Kenya ayaa qorshenaysa sidii wadamada Midowga Afrika u taageerlahaayen qorshaha xasilinta dalka Soomaaliya kadib muddo dhan 22-sano oo dagaalo ay dalka ka socden. William Ruto madaxweyne kuxigeenka Kenya ayaa sheegey inay dadaal dher ugu jiran sidii wadamada Afrika ay ugu soo jeedin lahayeen xaaladda ka jirta dalka ay dariska yihiin ee Soomaaliya,Ruto waxa uu inta ku darey inay wadomo dhor ah uu kala hadley arrimaha Soomaaliya isgona soo ...
1
views
views
Qurbe Joog ─ Hargeisa, May 25, 2013(SDN) -This is how it ends for a Somali pirate: not with the bang of a rifle, but with a quiet fadeout into a sewing class, a vegetable garden and a basketball court. At least 34 convicted pirates are locked away in the remote city of Hargeisa, capital of the self-declared nation of Somaliland, where the United Nations is trying to teach them useful trades: tailoring, ...
2
views
views
Qurbe Joog ─ Baydhabo May 25 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay maanta halkaasi kaasi oo qasaaro ka soo gaaray dad Rayid ah. Qara oo ahaa nooca bambada gacanta laga tuuro, waxaana la sheegay in askari kamid ah ciidanka Ethiopia ay ka dhacday iyadoo gaanjada ufurun kadib ay sidaasi ku qaraxday, inkastoo warar is khilaafasan ay ka soo baxayaan. Inta la ...