36
views
views
GROUP G: Celtic Oo U Gudubatay Wareega 16ka Iyo Lionel Messi Oo Dhaawac Ku Baxay.
Kooxda Celtic ayaa iska xaadirisay wareega 16ka ee Champions League ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen kooxda u hooseysay groupkaan ee Spartak Moscow. Kooxda Cetltic ayaa waxaa hogaanka u dhiibay Hooper daqiiqadii 21aad ee ciyaarta. Waxaana Spartak Moskva u barbareeyay daqiiqadii 39aad ee ciyaarta ciyaaryahan Ari. Laakiin qeybtii labaad ayay Celtic qabatay hogaanka ciyaarta markii [...]
Up coming
4
views
views
Qurbe Joog ─ Kasal May 23,2013(SDN)-Halkan ka daawo xafladii May 18,2013 ay dalka Jarmalka ku soo bandhigeen Jaaliyada reer Somaliland ee dalkaasi ku dhaqan.
4
views
views
Oodweyne News ─ SPAIN(OWN)- Fanaanada Qaranka Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) ayaa ka qeyb gashay bandhig faneed caalami ah oo lagu soo bandhigayey Hidaha & Dhaqanka, Bandhigan caalamiga ah oo uu abaabulo sanad walba dalka Spain gaar ahaan magaalada Murcia ayaa waxaa ka qeyb galay fanaaniin dowlado badan oo caalamka ka kala socday oo halkaa kusoo bandhigayey Heeso ka turjumaya hidaha & dhaqankooda, Hadaba fanaanada qaranka Somaliland ee Sahra Halgan ayaa ka qeyb ...
7
views
views
Oodweyne News ─ Waxaa Lagaga dhawaaqay maayar cusub xaafadda Southwark ee Magaalada London , maayarkan cusub ayaa lagu magacaabaa Abdul Mohamed waxaanuu kasoo jeedaa Somaliland, ee halkan hoose ka akhriso warbixintaas oo dhamaystiran. London Borough of Southwark announces its new mayor. Cllr Abdul Mohamed was announced as the new Mayor of Southwark at Council Assembly last night. Cllr Mohamed was Deputy Mayor last year, and replaces outgoing Mayor Cllr Althea Smith. Cllr ...
7
views
views
Oodweyne News ─ Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, wadanka Yeman Iyo Qaadka maxaa kala haysta, Ciyaalkiina Way bareen … SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
16
views
views
Horufadhi ─ Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka diidmada ay ka muujisay Maamulka Jubbaland. Wuxuu sheegay Jen Fartaag Madaxwaynaha Jubbaland inuu yahay Sheekh Axmed Madoobe, isagoona xusay cid kale inaysan iska sheegan Karin, dhinaca kalana [...]
5
views
views
Horufadhi ─ Waxaa shalay gaaray deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada Hoose Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone kuwaasoo qayb ka ah Ciidamadda AMISOM ee ka howlgala gobolka jubbooyinka. C/nuur C/laahi Maxamed Guddoomiyaha Taabta ayaa u sheegay Saadaal media deegaanka inay fariisin ka samaysteen Ciidamaddani, wuxuna xusay in ay wataan baabuurta gaashaaman ee dagaalka isla markaana ay ku [...]
3
views
views
Oodweyne News ─ The relationship between Somaliland Development Fund (SDF) and the GoSL and how the SDF is linked to GoSL budget cycle By Dr Hassan Jama Mohamed The objective of the SDF is to provide an external development budget, for the Government of Somaliland (GoSL), aligned to and financing the programmes and projects of the 5 year National Development Plan, channelled through more predictable Core Budget funding modality in which ...
3
views
views
Oodweyne News ─ Melbourne, Australia- Anigoo ku hadlaaya magaca jaaliyada Somaliland ee ururka Somaliland Society of Australia iyo ururka ictiraaf raadinta iyo gargaarka caalamiga ah ee Somaliland-Australian Friendship Foundation. www.somalilandfoundation.com. waxa farxad weyn maanta noo ah in wasiir Xuseen Cabdi Ducaale. The Hon. Minister of Mining, Energy and Water Resources. In si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Perth ee dalweynaha Australia. Halkaas oo uu ku soo gaadhay wasiirku, safar shaqo isla ...
3
views
views
Oodweyne News ─ dawladnimadu waa hab isugu jira wada shaqeyn iyo fahamka hanaanka maamul ee markaa lagu dhiibo,iyada oo marka qof masuul meel looga dhigo looga baahan yahay in uu yaqaano hanaanka shaqo ee hayada loo dhiibay isla markaana waa in uu yaqaano sida looga shaqeeyo madaxda dawlada ,inkasta oo uusan qofna ku soo dhalan isaga oo wax kasta yaqaana hadana soomaalidu waxay ku maah maah daa Hadalna La Kala Odhan Og Ilahayna ...
6
views
views
Oodweyne News ─ Waxan aad ugu bogaadinayaa Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi waraabe) hadalkii geesinnimada iyo xaqaba ahaa ee uu dhawaan kaga dhawaaqay magaalada Hargeisa,taariikhda Xaajigana waxa ka buuxa dhacdooyin badan oo ragannimadiisa caddaynaya, ina Buubaana intii Xaajigu yidhi waxba lagu dari maayo, laakiin Suldan/Maxamed Suldan Cabdilqaadir Suldan Cabdillaahi Suldan Diiriye Suldan Guuleed oo ku fadhiya kursi Somaliland ku qaali ah waxan kula talin lahaa inu u ekaado sida kursiga uu ku fadhiyaa yahay ...