views
Baraf curyaamiyey Bariga Sweden, Garoonka Diyaaradaha ee ugu wayn wadanka oo xirnaa maanta galinkii hore
Xalay ayaa baraf xoogan ka da’ay nawaaxiga caasimada Sweden ee Stockholm kasoo Xalay ilaa maanta galinkii hore curyaamiyey isusocodkii Magaalada, sidoo kalo wuxuu barafku si xoogan ugu hoorey Gotland iyo Öland.
Xiliga qaboobaha oo xiligaan si xoogan usoo gaarey Scandinavianka ayaa xalay(Talaado 04-12-2012) saameyn wayn ku yeeshey Bariga Sweden, halkaasoo Barafxoogan ka ada’ay waxaa xirmey wadooyinkii, Baabuurtii ayaa socon waydey Stockholm . Wadooyinka qaar waxaa ka dhacay shilal badan.
Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Arlanda International Airport ee ku yaal Stockholm ayaa gabi ahaan xirnaa galinka hore ee maanta oo arbaco ah, wuxuuna saameyn wayn ku yeelashay in ka badan 65,000 oo rakaab diyaaradeed ah.
Ilaa hada inta aan ka warqabno cid Soomaali ah wax kuma gaarin, Barafka ku hoorey Sweden.
Puntlandi.com
Stockholm
Sweden@puntlandi.com
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views