45
views

Cadaaladdu waa saldhigga Dimuquraadiyadda:Guddoomiyaha haweenka ururka Xaqsoor ee London

London Dec6/12 (SDN) gudoomiyha garabaka haweenkaee ururka xaqsoor ayaa waxay ku tilmaamntay in xukumada Xisbiga kulmiyeay ku shubteen dorashadii waxaynay ugu baaqday komoshinka doorashadainaany ku dag dagin in lagu dhawaaqo Natiijada iyada oo tiri  masuuliyadda haybadda iyo bilicdeedu waa ku boorinta iyo ku dhiirri gelinta shacabka  cadaalad.xaqsoor markasta waxay ku cellinaysaa cadaalad , cadaalad, cadaalad,qollooc kasta ee  laga tabanayo komishanka doorashooyinka waxaan ugu yeedhaynaa waqti waalohayaayey inay toosiyaan. waxaan u sheegaynaa ha ka tegina raad dib idiin kugu soo noqonaya , dadku biya maaha oo gudhi maayaan  ,masuuliyiinta gebi ahaan xaqsoor waxay ugu baaqaysaa    Waari mayside war hakaa hadho  .   ku shubasho iyo is xambaar shacabka soomaali land lagumaafduuban karo , waxaan ku baaqaynaa  khaldaadka tabasho ee cad ee komishanka doorashadalaga tirsanayo inay saxaan , ilaaliyaanna iska horkeenka siyaasadeed ee ay hor boodayaan. lana ilaaliyo Nabadgalyada.

Cooda cismaan Mustawi
Guddoomiyaha Haweenka  Ururka Xaqsoor ee London

qurbojoog London

Read full story >>

10
views
Puntlandi ─ Gabayga yeeraaya, Guuxaan Baxaaya Iyo Gurbaankaan Ow Axmed Madoowaa Lagu Guurihaayee, Aa lagu Guurihaayee! Jubbaland State Aa Lagu Guurihaayee aa lagu Guurihaayee! Markii la fiiriyo sida dowladda jawaabata ay ka bixisay markii la doortay madax-weynaha Jubbaland State waxaa kuu soo baxaaya dowladda aan leenahay nooca ay tahay, madax-weynaha aan leenahay nooca aas ayahay, adiga khiimee Cabdi-kariin Xuseen Guuleed maxaas ku hadlay, mas’uul miyaa?! Aniga waan yabanahay.. waxaas dhahay “dowladda ma ...
7 hours, 51 minutes ago
6
views
Oodweyne News
7 hours, 52 minutes ago
11
views
Oodweyne News ─ QADAR(OWN)- Xukuumada Carbeed ee dalka Qadar ayaa ka hor istaagtay dadweynaha reer Somaliland ee dalkaa ku dhaqan inay dhigtaan xaflada 18MAY kadib markii ay ku xidhay inay warqad kasoo qaataan safaarada xukuumada Somaliya ee taagta daran, Dalka Qadar oo ah wadamada aad uga soo hor jeeda gooni isu taaga jamhuuriyada Somaliland ayaa xujo uga dhigay inay safaarada Soomaalida kasoo qaataan warqad ogolaansho ah iyagoo ogaa in ninka safiirka ku magacaaban ...
7 hours, 52 minutes ago
6
views
Oodweyne News ─ Xafladii ayaa lagu qabtay magaalada edmonton ee dalka Canada, halkaas oo uu wacdaro ka dhigay Fanaanka Sir Maxamud, Iyo Fanaaniin Kale, Daawasho wacan qar ka mid sawirada Xafladaas. Edmonton/ Canada
7 hours, 52 minutes ago
6
views
Laacib Net ─ Kooxda Atletico Madrid ayaa 2-1 uga badisay kooxda Real Madrid, ciyaar xiiso laheyd oo ahedy Final Copa Del Rey oo ka dhacday garoonka Bernabue Stadium ee Kooxda Real Madrid. Ciyaar ku bilowday xamaasad aad u weyn ayaa waxaa daqiiqadii 13aad Real Madrid waxaa hogaanka gool madax ahaa ugu dhiibay Xidigooda Cristiano Ronaldo. Real Madrid ayaana [...]
7 hours, 52 minutes ago
9
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 May 2013: Waxaa saaka caasimada dalka Soomaaliya ee muqdisho soo gaaray wafdi kasocday urur goboleedka IGAD waxaana hogaaminyay Maxbuub Macalin oo ah xoghayaha guud ee IGAD. Durbadiiba waxa ay kulan albaabada u xiran yahay la yeesheen ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), kulankaa oo saxaafada ay dibad joog ka aheyd ayaa la sheegaya in looga hadlayay arrimaha Jubooyinka, gaar ahaan doorashadii Labada Madaxweyne. Wafdigan ayaa waxaa ...
8 hours, 51 minutes ago
17
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 17 May 2013: Degmada Afmidow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa manta gelinkii dambe waxaa mar kale loogu dhawaaqey Madaxweynihii 5aad ee Jubbooyinka oo sheegey in si cadaalad ah oo nadiif ah asaga halkaasi loogu doortey. Dr.Idriss Cabdi Dhaqtar (OO ka soo jeeda HUBEER – DIGIL IYO MIRIFLE) oo Ah Aqoonyahan Soomaaliyeed , qof jaamici ah oo horey ula soo shaqeeyey UN_ka hay’adihiisa kala duwan , ayaa waxaa manta ...
8 hours, 51 minutes ago
33
views
Puntlandi ─ Muqdisho–17 May,2013–PI– Howlwadeenada dhinaca Dublamaasiyada ee Puntlandi ayaa soo helay qorshii ugu dambeeyey ee ay Dowlada Federaalka ah kula dagaalamayso dhismaha Jubaland,iyadoo qorshayaashii hore badankooda ay ku guul dareysteen, qorshahaan cusub ee ay wado Dowlada Federaalka ah ayaa noqonaya Xabadii ugu dambeysey ee ay kula dagaalamayaan ama ay isugu dayayaan iney burburiyaan Dowlada Jubaland. Guddigii toboneeyaha ahaa ee uu soo magacaabay Raysal Wasaare Saacid iyo Bare Hiiraale oo loo qorsheeyey ...
8 hours, 52 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ Kampala(OWN)- Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Hoggaamiyeyaashe Al-Shabaab ee khilaafsan siyaasadda Amiirka kooxdaasi Axmed Godane ayaa wuxuu ku eedeeyay inuu dhinac u leexsaday mas’uuliyadii iyo awoodii Al-Shabaab.   Xasan Daahir oo wareysi siinayay TV-ga Somali Chanel ayaa sheegay in sidaa caadada ah mas’uulkii xilkiisa iyo waajibaadkii loo igmaday si sharci ah ugu soo bixi lagula dhaqmayo sharciga islaamka sida uu qabo ee ah in madaxda kale ay ...
8 hours, 52 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia.   Afhayeenka AMISOM ayaa u waramay idaacadda VOA-da , wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u yihiin inay dhex-gasho si khilifaaka loo joojiyo. Jawaabta Korneylka halkan ...
8 hours, 52 minutes ago