29
views

16ka isa soo xadirisay iyo 8da quusatay

Views 35

DONETSK, Ukraine, (CIYAARO) -Chelsea FC ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee taariikhda UEFA Champions League iyadoo heysta ku harta wareega kowaad walow ay 6-1 kaga badisay FC Nordsjælland haddana waxey u baahneyd in laga badiso Juventus si ay kaalinta labaad ugu soo baxdo Group E.

Juventus ayaa taasi badalkeeda kaalinta kowaad kaga soo baxday Group E markii ay 1-0 kaga badisay Shakhtar Donetsk.

Sebastian Giovinco (left) tussles with Shakhtar defender Olexandr Kucher ©AFP:Getty Images

Juventus ayaa waxaa group-ka ku wehlisa kooxda ay ka badisay ee Shakhtar. kooxdii koobka difaacaneysay ee Chelsea waxey gashay kaalinta 3d walow ay isku dhibco noqdeen kooxda reer Ukrain haddana waxeyna ka qeybgali doontaa ciyaarah Europa League.

Galatasaray ayaa 10 sano markii ugu horeysay u soo baxday wareega 16ka ee  Champions League markii ay  2-1 kaga badisay Braga.

Ayd?n Y?lmaz celebrates scoring Galatasaray’s winner at Braga
©AFP/Getty Images

Galatasaray waxey Group H kaga soo baxday kaalinta labaad walow ay isku dhibco noqdeen CFR Cluj haddana gool tirsi ayaa lagu maray. Kooxda reer Romania waxey 1-0 kaga badisay  Manchester United taasoo waa hore u soo baxday wareega 16.

Celtic ayaa markii ugu horesay mudo 4 sano ah u soo baxday wareega 16ka ee Champions League markii ay 2-1 kaga badisay Spartak Moscow iyadoo kaalinta labaad kaga soo baxday Group G.

Gary Hooper celebrates putting Celtic in front ©Getty Images

Celtic, oo heerkaan soo gaarta waxaa ugu danbeysay  2007-08.

Barca ayaa group-kaan kaalinta kaga soo baxday markii 0-0 bareejo ah ay la gashay Benfica.

Mario Gomez celebrates with the man who laid on his first-half goal, Xherdan Shaqiri ©Getty Images

Valencia ayaa ciyaaraha ka ciribtirtay Lille markii ay u xanbaarisay 1-0 guuldaro ah isla markaana kaalinta labaad kaga soo baxday Group F.

Valencia oo ay  min 13 dhibcood isla yeesheen Bayern Munich ayaa waxaa kaalinta kowaad looga qaatay in ay ka natiijo xuntahay marka loo fiiriyo kulamadoodii.

Kooxaha kaalinta kowaad ku soo baxay
Paris Saint-Germain FC, FC Schalke 04, Málaga CF, Borussia Dortmund, Juventus, FC Bayern München, FC Barcelona, Manchester United FC

Kooxaha kaalinta labaad ku soo baxay
FC Porto, Arsenal FC, AC Milan, Real Madrid CF, FC Shakhtar Donetsk, Valencia CF, Celtic FC, Galatasaray A?

Europa League kooxaha ka qeybgali doona 
FC Dynamo Kyiv, Olympiacos FC, FC Zenit St Petersburg, AFC Ajax, Chelsea FC, FC BATE Borisov, SL Benfica, CFR 1907 Cluj

Sunni Said Salah

Google+Share/Bookmark

Read full story >>

1
views
Badweyn ─ Number of View :11Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay xIrnaanshaha wadooyinka qaar oo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka mamnuuceen adeegsiga gaadiidka dadweynaha arintaas oo saamayn ku yeelatay dhaq-dhaqaaqii ganacsiga xawliga ku socday ee wadada Makka Al-Mukarama oo loo diiday isticmaalka gaadiidka dadweynaha. (Tarsan) ayaa cadeyay in dhawaan magaalada Muqdisho lagu arki doono ciidan gaara oo sugi doona amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya,wuxuuna tilmaamay in maamulka gobolka ...
2 hours, 12 minutes ago
1
views
Star Fm ─   Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof oo rayid ah . Raga burcada ah ee fuliyay dilka 2 qof ee aan waxba galabsan ayaa waxa ay ak baxsadeen goobta ka dib dilka . Booliiska Garissa ayaa awxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaan la xiriira dilak labadaasi qof ee rayidka ah . Gavanaaga countiga Garissa ayaa waxa uu ...
3 hours, 10 minutes ago
2
views
Star Fm ─ waxaa xalay abaarihii 2:habeenimo lagu dilay xerada ifo 3 qof oo shacab ah midna waa lagu dhacay alahaa unaxaristee dadkan dhintay ayaa kamid ahaa waardiyaalka suuqa ganacsiga ee xerada ifo lama garanayo sababta iyo cidii dishay misna .dadka xerada ayaana si aad ah uga argagaxay arintan. waana markii ugu horeysay ee labeegsado dadka ilaaliya goobaha ganacsiga xiliyada habeenkii ah. arintan ayaa kusoo adaysan ayadoo dhawaan lagu dilay xeradaas ifo lagu ...
3 hours, 10 minutes ago
12
views
Star Fm ─   Dagaalo ka dhacay deegaano saaran xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof oo isugu jira maleeshiyo hubeysan iyo dad rayid ah. Weerarkan ayaa ka dhacay goobo u jirta magaalada Beledweyne 75km dhinaca xaduuda Itoobiya, wuxuuna bilowday kadib markii ay xoogaga Al Shabaab isku dayeen inay xoog dad reer miyi ah uga qaataan xoolahooda. Al Shabaab ayaa la sheegay inay baadi goobayeen ...
3 hours, 10 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Xildhibaanadii ku adkeystay Mooshinkii ay xukuumadda ka keeneen ayaa sheegay iney mar kale soo celin doonaan Mooshinka ay ku doonayaan iney ku ridaan xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid oo shalay la doonayey in codka kalsoonida loo qaado balse aysan suurta galin kadib markii intii badneed mudanayaashii Mooshinka horkacayey lagu qanciyey iney ka laabtaan go’aankaas.   Wuxuuna xildhibaanku carrabka ku adkeeyey ineysan ka hari doonin xukuumadda R/wasaare ...
3 hours, 11 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Washington May 23,2013(SDN)Dawlada dalka Mareykanka ayaa qiratay in duyuuradaha dhulka laga hago weerarada ay qaadaan ay ku dhinteen afar ruux oodalkaa u dhashay ilaa iyo haatan. Muwaadiniinta dalka Mareykanka ee lagu khaarijiyay weerarada duyuuradaha Droneka loo yaqaano ayaa ku hawlanaa qorsheynta falal ka dhan ah Mareykanka. Weerar sanadkii 2011kii lagu dilay Anwar al-Awlaki ayaa waxa ku geeriyooday inan uu dhalay oo 16 jir ahaa iyo Samir Khan oo gidigood ahaa ...
3 hours, 11 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 23.May (SDN)War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre Garaad,ayaa ku sheegay in la qaban doono shir Qorshe Qaran oo la xidhiidha shaqo abuurka. Warsaxaafadeedkan oo Nuqul ka mid ah uu soo Gaadhay Shabakada Qurbejoog.com ayaa lagu sheegay in Shirkani uu furmi doono 24-ka ilaa 25ka Bisha June 2013. Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran ayaa u dhignaa Sidan:- Inkasta oo dhaqaalaha Dalku si Tartiib tartiib ah ...
3 hours, 11 minutes ago
10
views
Qurbe Joog ─ London May 23,2013(SDN)-Dadka reer London ayaa argagixii ugu weynaa uu maanta soo wejahay ka dib rag Argegixiso ahi ay ku dileen mid ka mida askarta dalkaasi wado hor marta Xero ciidamadu ku lee yihiin xaafada Woolwich. Ragan ayaa la hadlayay dad ku soo ururay goobta ay ninkan ku dileen isla markaana ka hadlay sababta ay falkan u geysteen.  
3 hours, 11 minutes ago
1
views
Nuxur ─ Wararka ka imaanaya Magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in xaalada adag ay ka jirto kadib markii xalay halkaas lagu Dilay laba qof oo shacab ah . Wararka ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay halkaas ay Ciidamada Kenya ka wadeen baaritaano adag kuwaas oo ku baadi goobaya dadkii ka danbeeyay Dilalka iyo Xasilooni darada ka jirtay bilihii la soo dhaafay halkaas. Governorka Garissa Nadiif Jaamac ...
3 hours, 11 minutes ago
5
views
Nuxur ─ Wararka ka imaanaya saacadihii la soo dhaafay koofur bari magaalada London Xaafad lagu magacaabo Woolwich, oo lagu Dilay askarti Booliis ah ayaa sheegaya in wali ay socdaan baaritaano kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in Camerooyinka lagu Xiro wadooyinka lagu arkay Labo nin oo madow ah watana Mindi iyo faas kuwaas oo la dhacaya askari ka tirsan Ciidamada British oo ka soo baxay xero ku taal Woolwich. Wararka ayaa sheegaya in ...
3 hours, 11 minutes ago