32
views
views
Faahfaahin Ka Soo Baxeysa Dhaawacii Lionel Messi Ka Soo Gaaray Kulankii Benfica Ee Champions League.
Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in dhaawacii Lionel Messi ka soo gaaray kulankii Benfica inaysan aheyn dhaawac daran. 25 jirkaan ayaa bareelo looga saaray garoonka ka dib markii dhaawac jilibka ah uu soo gaaray qeybigii danbe ee ciyaartii Barca ay barbaraha goolal la’aanta la gashay kooxda Benfica oo marti ku aheyd Camp [...]
Up coming
11
views
views
Somaliland Org ─ Hargeysa(Somaliland.Org)-shabakadda Telefishanka caalamiga ah ee Al-jazeera, ayaa Warbixin kooban ay ka diyaarisay Xuska 18 May ee 22 sano Guurada ka soo wareegtay Markii ay somaliland Xornimadeeda la soo noqotay. Warbixinta oo ay Magaalada Hargeysa ka dirtay Wariye NAZNINE MOSHIRI oo munaasibada dabaal-dega kaga qayb-gelaysa Caasimada Somaliland, waxay ku sheegtay inay Shacbiga iyo Madaxda Somaliland Caalamka ka dalbanayaan xuquuqda ka maqan ee Aqoonsiga. waxay sheegtay in Qaranka somaliland Rejo fiican ka ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee Wada jiree nabad Gala allahayaw idinka Yeel Allhayaw Idinka Yeel” Aabo Xasan Cabdi Qase Hooyo. Hinda Maxamuud KAahin Hooyo. Ugaaso Axmed Cilmi Iyo Dhamaan Caruurtooda Oo kala ah : Maxamed Xassan Cabdi Qase Huda Xasan Cabdi Qase iyo saygeeda. Samia Xasan Cabdi Qase Suhuur Xasan Cabdi Qase Shukriya Xasan Cabdi Qase Faadumo Xasan Cabdi Qase CabdiRaxmaan Xasan Cabdi Qase Asma Xasan Cabdi Qase Nura Xasan ...
5
views
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in xilli ciyaareedkan 2012-13 uu yahay xilli ciyaareedkiisii ugu xumaa mustaqbalkiisa ciyaareed ka dib markii guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay Atletico Madrid finalka Copa del Rey. Goolkii guusha ee uu dhaliyay Joao Miranda ayaa kooxda tababaraha reer Portugal u saarisay guuldarro ku soo gaartay [...]
6
views
views
Raxanreeb ─ For Immediate Release May 13, 2013 Contact: Ubah Hamud 202.802.1243 – or Muna Hamud 703.489.8831 Local Residents Organize 5K Walk for Charity This Saturday, May 19 residents from across the Maryland, DC, and Virginia area will participate in a 5K walk to be held at Lake Fairfax in Reston, VA. The walk is being held to create awareness for Leeban Hamud, a former resident of Fairfax County who suffered a ...
2
views
views
Horseed Media ─ Tababarkan oo mudo labo bari ah ka socday Hotel Embasy ee Magaalada Gaalkacyo ayaa wuxuu ku saabsanaa horumarinta saxaafada waxaa bixinayay khuburo dhinaca saxaafada ah iyo hawlwadeenada Hay’adda Releif International ee Mashruuca Media-yaha. Kulankan oo ay ka qaybgaleen saxafiyiin farabadan oo ka socotay warbaahinta Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa furitaankiisii ka soo qaybgalay Wasiirka Warfaafinta ee Galmudug Axmed Maxamud [...]
2
views
views
Horseed Media ─ Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Gudoomiyeyaasha Gudiyada Joogtada ah Baarlamaanka Soomaaliya, Wafdiga ka socda Baarlamaanka Carabta,safiirro iyo mas’uuliyiin kale oo ka kala tirsan labada Gole ee Dowladda. Ugu horeyn Gudoomiye ku xigeenka Koobaad [...]
6
views
views
Horseed Media ─ Xaflada dhaarinta Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland Gen.Fartaag oo ka dhacday Kismaayo ayaa waxaa hadalo iyo baaq nabadeed ah kasoo jeediyey madaxda maamulka cusub ee Jubaland. Jeneraalka ayaa khudbad uu goobta kasoo jeediyey kadib dhaarintiisa ayaa sheegay in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo dhisi lahaa maamulka Jubaland isagoo sheegay in shacabka iska daayaan wel welka ay ka qabaan in [...]
6
views
views
Wehel Media ─ Waxaa Magaalada Utrecht ee dalka Netherland lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay sanadguuradii 15-aad ee kasoo wareegatay Aas-aaskii Hay’adda HIRDA oo ka mid ah hay’adaha ugu waaweyn ee ka howlgala Gudaha dalka Soomaaliya, isla Markaana ka shaqeysa Arrimaha Samafalka, gaar ahaan Wax-barashada, Isboortiga, Horu-marinta Haweenka iyo la dagaalanka Gudniinka. Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya C/weli Maxamed Cali “Gaas”, Agaasimaha Guud ee ...
4
views
views
Oodweyne News ─ Waxaan maanta halkan idiinku soo gudbinaynaa aan ku soo qaadanay sawir kartoonka Todobaadkan Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Xisbiga Kulmiye, hadal maleh … Qore:- Weriye Cumar shide, Oodweynenews.com.
13
views
views
Galgala News ─ General Maxamed Saciid Morgan ayaa ku gacan-sayray in abaal-marin loo-siiyo 150-000-Doolar si tashwiish loo geliyo doorashadii ka dhacday Magaaladda Kismaayo ee Madaxweynaha Jubbaland-State loogu doortay Sayid Axmed-Madoobe. mid ka mid ah La-Taliyayaasha Reysalwasaare Saacid uu la soo xiriiray isagoo ka codsaday inuu sheegto inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland-State,si looga dhaadhiciyo Wadamadda IGAD in magaaladda Kismaayo ay isku heystaan 3-nin oo Ilmo-adeero ah,markaasna loogu qasbo Sheekh Axmed Madoobe inuu miiska wadahadalka yimaado ...