20
views

Hambalyo C/risaaq Faarax xassan Qawdhan By Mukhtar Cilmi‏

Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.Red rose

Red rosewaxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee oodweynenews.comRed rose

Waxaan halkan hambalyo ugu diraya saaxiibkay Mudane C/risaaq Faarax xassan Qawdhan oo ka mid aha musharaxiinta Ururka Waddani, wuxuuna ku guulaystay inuu ka mid noqdo xildhibaanadii ka soo baxay caasimada Hargeysaa, oo ruunti ku soo baxay cod iyo taageero balaadhan.


Hambalyo Hambalyo 


By Mukhtar Cilmi


khadar2244@hotmail.com


Read full story >>

3
views
Lughaya ─             London (LUGHAYA.COM) Madaxweyne ku xigeenka somaliland C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa kulan soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jahliyadaha Reer Somaliland e ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska, Kulan ayaa qayb ka ah kulamo uu madaxweyne ku xigeenka somaliland la yeeshay jahliyadaha ku dhaqan guud ahaan dalkan Ingiriiska.
5 hours, 53 minutes ago
34
views
Galgala News ─ Daawo warbixinta Telefishanka KTN ee maamulka Jubbooyinka (English)
7 hours, 55 minutes ago
11
views
Oodweyne News ─ Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday weerar u dhaxeeyey labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Midi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo Lagu Sheegay in uu ahaa Ciidan ka Tirsan Ciidamada Dalka Ingriiska da’diisana lagu qiyaasay 20-Sano jir. WARKII OO DHAN
8 hours, 53 minutes ago
16
views
Oodweyne News ─ Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, waa sawir ku saabsan Nin jeclaaday inuu Computerkiisa Laptop-ka ahi noqdo nooca lo yaqaan Apple, isagoo islamaarkaasna xagga kaga dhajiyey Tufaax(Apple) dhab ah kaasoo uu weliba dhinaca kasii goostay, ee daawasho wacan. SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
8 hours, 53 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu sheegay guddoomiyaha barlamaanku, dib u gurtay. Sidaa darteed, waxaa la laalay mooshinka markii uu buuxin waayay shuruudaha tirada soo gudbin karta. Hubaal Madaxweynahuna ma sii riiqeen haddii xukuumaddu dhacdo. Xildhibaanada weli ku sii taamaya meelmarinta Mooshinka ...
8 hours, 53 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Wawa Waaw, Waxaan idiin soo gudbinaynaa Hees cusub Somaliland, Waxaana Ereyada Cabdi Saciid Cuboli , Laxanka, Muusigii iyo Codka macaanaa fanaankii waynaa ee Siciid Xuseen oo ah kaban- nahiistii faraha loogu gubtay ,Karaama studio London ee dhagaysi wacan:-
8 hours, 53 minutes ago
6
views
Horufadhi ─ Weriye Saynab Abukar ayaa warbixin dheer ka diyaarisay sidii shalay wax uga dheceen gudaha xarunta golaha shacabka Soomaaliyeed ee Muqdishi, waxayna waraysi kala duduwan la yeelatay xildhibaanadii keenay Mooshinka iyo kuwii ka soo horjeeday oo dhamaantood isku raacsan in si aan sharciga waafaqsanayn loo baajiyey.   HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA IYO CODADKA.\ Horufadhi.com@gmail.com
8 hours, 53 minutes ago
6
views
Horufadhi ─ C/raxmaan Caynte oo ah madaxa hay’ada daraasaadka ee Soomaaliya ayaa faallo dheer ka bixiyey sida loo maamulay mooshinkii shalay ka dhacay Muqdisho, C/raxmaan ayaa sheegay inay weli aysan hayn cadeymo ku saabsan in lacag Laaluush ah la qaatay , balse wuxuu sheegay in lagu guulaystay hakinta Mooshin balse bil ka dib ayaa la keeni kara [...]
8 hours, 53 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa May 22,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta gelinkii danbe Xabsiga ka sii deysay mid ka mida Madax Dhaqameedka Somaliland oo xukuumada mudo bilo ah u xiraa. Boqorka ayaa Xabsiga dhexe ee Somaliland ku jiray mudo ka dib kolkii Maxkamada gobolka Hargeysa ay ku riday xukun laba sanadooda. Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi ayaa booliiska Somaliland qabteen mar uu ka soo noqday safar uu Muqdisho ku tegay ka dib. Weli ma Cada cida ...
9 hours, 53 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Ottawa-May-22-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtey todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecaynaa ciyaartoydii kubadda cagta ee beredsamaadkii oo soo cagadhigtey Ottawa markii ay ka soo ruqaansadeen Toronto. Ciyaartoydii cuslaatey ee beredsamaadkii ayaa aalaba waxay ku gaafwaqreegaan magaalooyin ka mid ah waqooyiga Ameerika si ay ula ciyaaraan ciyaartoyda kale ee ku sugan magaalooyinkaa wacdarana ka muujiya adagtahayna in laga badiyo Haddaba mar ay soo booqdeen caasimadda Kanada ee Ottawa waxayna ciyaar aad u xiisa badan ...
9 hours, 53 minutes ago