27
views

Muaahid xasan ciise jaamacoow axmed silanyo 80 cod ayuu kaga tegey kursigii madaxtooyada!!

scwrb,


Tan iyo  markii  ay soo baxday  natiijooyinka hordhaca ah  ee  doorashada  golayasha degaanka , ururka  xaqsoor iyo gudoomiyihiisa xasan  ciise jaamac  waxaa  ka soo burqanayey  qaylo  hanjabaad  iyo  canbaarayn  ku socota  gudida  doorashada iyo xukuumada, arintaas  oo  meel  ka dhac  ku ah  qaranka somaliland, niyad jabna  ku ah  shacabka s/land, farxad iyo rarayna gelinaysaa  cadowga s/land  ee  dhegta utaagaya wax yar oo Negative ah oo   lid ku ah xasiloonida iyo qaranimada s/land.

7 urur  ayaa tartamayey  , sadex  ayuun baa  la rabay   in ay soo baxaan,  markaa  waa  wax  iska  caadiya  oo awelba  lafilayey in ururada qaarna  soo baxaan  qaarna  hadhaan,  hadaba  waa ya abe  yaa  ururka  xaqsoor  ugu  damaanad qaaday  in  uu  marwalba  soo baxayo?

hadii urur waliba  hubo in uu soo baxayo  maxaa marka horeba tartanka  loo gelayey?

maxaa  loo aqbalayey Dhexdhexaad nimada gudida doorashooyinka  kalsoonidana  loo siinayey ?

maxaase ururka xaqsoor iyo  taageerayaashiissa  oo qudha  ku  koobay  cabashadan  iyo dulmigan  ay sheeganayaan?

ma ururka  xaqsoor  oo qudha  ayaa  lagaga  shubtay?

halkan  waxaan  ka sheegayaa  sir aan ka helay  dad iyo  aad ugu dhow dhow  xukuumada somaliland  oo ah  in xukuumadu ay aad udanaynaysay  una jeclaayd in ururka xaqsoor ka mid noqdo ururada so o baxayaa iyada  oo  is ku qancisay in  hadii  uu soo boxo ay taasi  wax ka tari doonto dadaalada loogu jiro  in lasoo xero gelayo   dadka degan  gobolada bariga s/land  siiba beesha Dhulbahante   , markaa  anigu waxaan qabaa ahaa  hadii  xukuumadu ay doorashada  faraha la geli lahayd  waxaa  hubaal  ah in ay xaqsoor soo saari lahayd!!.

Muj. xasan ciise  jaamac  oo  ka mid  ahaa  hogaamiyaashii  taariikhiiga ahaa  ee s/land  usoo halgamay,  waxaan  xasuusinayaa  in saaxiibkaa   Axmed siilaanyo  oo  aad  shalato dhufayska  ku wada jirteen  uu   doorashadii kursiga  madaxweynaha  uu  ku dhaafay  80 cod  oo weliba la ogaa musuqmaasuqa iyo wax isdabama marinta hadheeyey,  hadana  isaga oo udamqanaya   dadkiisa iyo dalkiisa uu uso o halgamay  waa kii natiijadii  aqbalay,  waa tii la ogaa in  qof qudha  oo taageerayaashiisa ahi  aanu   hal dhagax  oo qudha  meel  ku soo tuurin, waa tii la ogaa in hal qof oo taageerayaashiisa   ka mid ahi aanu usoo bixin Mudaharaad , waa tii la ogaa  sidii uu Axme diilaanyo ugu boorinayey taageerayaashii in ay isdejiyaan oo ilaalinayaan nabad gelyada iyo xasiloonida , waa tii  la ogaa maalintii BBC du waraysatay in uu yidhi somaliland ka dhici mayso sidii caydiid iyo cali mahdi oo kale , waa tii la ogaa in  aan hal qof  oo beeshiisa ka mid ahi  qabiil  ugu  hiilin.

markaa  Mujaahid xasan ciise  waxaan talo  ugu soo eedinayaa  in  uu  daba qabto sharaftii iyo karaamadii  uu kulahaa  shacabkiisa oo intuu war baahinta  ka soo boxo  uu umada reer s/and ka raali gelayaa  rebshadihii ay dhigeen taageero yaashiisu    uguna  baaqo in ay nabada  iyo xasilooniyada ilaaliyaan,  oo marka  natiijada  rasmiga ah lagu dhawaaqana  uu  si niyad  sami ah  ku aqbalaa natiijidaa.. taasi  waa  iga  talo.

Baasim hussain

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

Read full story >>

19
views
WidhWidh ─ Waxaa Maanta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday Israsaaseyn u dhaxeeysay labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Midi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay 20-Sano jir. Nimanka ayaa Wiilkan Yar waxa ee ku dileen Midi ee wateen xili ay dad badan daawanayeen goobta uu dilku ka dhacay ayaana waxaa ka dhacay Shil gaari , waxaana wali si rasmi ah loo ...
5 hours, 58 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ NAIROBI, Kenya — The World Health Organization says the Horn of Africa is experiencing an outbreak of polio with cases confirmed in Kenya and Somalia. WHO said Wednesday that a 4-year-old girl near the Dadaab refugee camp in Kenya and two of her contacts tested positive for polio, the first confirmed cases in Kenya since July 2011. A case in Somalia was confirmed earlier this month. In response, a vaccination ...
5 hours, 58 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ MOGADISHU (Reuters) – Somali members of parliament shelved a vote of confidence against the prime minister on Wednesday, but warned the government it would face further parliamentary rebellions if it did not do more to improve the economy and security. Prime Minister Abdi Farah Shirdon has led a cabinet, in place since the election of President Hassan Sheikh Mohamud last year, that has been lauded for bringing Somalia back into ...
5 hours, 58 minutes ago
6
views
VOA Somali ─ Xildhibaan Cabdirixman Xoosh Jibriil oo xubin ka Guddiga Baarlamaanka ee wadatashiga iyo dib u heshiisiinta jubooyinka ayaa sheegay in Madaxweynaayaasha lagaga dhawaaqay jubooyinka ay yihiin kuwa sharci darro ah oo aan xalaal aheyn.
5 hours, 59 minutes ago
2
views
Somaliland Org ─ Hargaysa (Somaliland.Org): Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo shaqo abuurka gaar ahaana sidii dhalinyarada shaqooyin loogu samayn lahaa. Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ay soo saartay wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Barre (Garaad). War-saxaafadeedkaasi ayaa lagu sheegay in si wax looga qabto shaqo ...
5 hours, 59 minutes ago
4
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
5 hours, 59 minutes ago
16
views
Somali Memo ─ Xaalad nafiir ah ayaa looga dhawaaqay dhammaan jabahaatka dagaalka wadanka Suuriya kadib markii ay maleeshiyaadka Ururka Shiicada Xisbullaahi iyo ciidanka Bashaar Al-asad oo iskaashanaya ay go’aan ku gaareen in ay qabsadaan magaalada Al-quseyr ee istiraatiijiga ah. Xoogaga kacdoon wadayaasha Suuriya iyo jamaacaadka jihaadiga ah ayaa kumanaan dagaalyahan ku daad gureeyay magaalada si ay uga qeyb qaataan dagaal larumeysanyahay in uu naqan doono malxamad kala bax ah. Gurmadkii ugu xooganaa ayay ...
5 hours, 59 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Qahira May 22,2013(SDN)-Toddoba xubnood oo ka tirsanaa xoogaga amaanka ee wadanka Masar ayaa lasii daayey, kadib markii muddo toddobaad ah afduub loogu haystay dhulka jaasiirad lamoodka Siinaay. Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi iyo wasiiro ka tirsan golahiisa xukuumada ayaa askartaasi ku qaabilay saldhig milatari oo ku yaala magaalada Qaahira . Madaxweyne Mursi ayaa ugu baaqay dadka ku nool dhulka lama degaanka Siinaay in ay iskadhiibaan hubkooda, waxaana talaabadaasi lagu tilmaamay in ...
5 hours, 59 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ H2 { margin-bottom: 0.08in; }H2.cjk { font-family: "WenQuanYi Micro Hei"; }H2.ctl { font-family: "Lohit Hindi"; }P { margin-bottom: 0.08in; } --> Hargeysa (OWN)- Suldaan Maxamed Muuse Nuur ( Abu-Sufyaan ), oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland, ayaa ku guulaystay inuu guursado afar haween ah isla markaasna uu wada dajiyo hal guri iyaga iyo carruurtoodaba. Suldaan Maxamed Muuse waxa uu si xiiso leh uga sheekeeyay xaasaskiisan badan ee uu ku guulaysay ...
5 hours, 59 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Kooxo hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta weeraro kala gooni gooni ah, ay ka geysteen Deegaanada Duduma qaris iyo Saba Xume ee Gobolka Hiiraan. Kooxahaan ayaa waxay dilal ka kala geysteen Deegaanadaan, iyagoo Deegaanka Duduma qaris ku dilay Oday Dhaqameed caan ah, oo si weyn looga garanaayo Gobolka Hiiraan. Allaha u [...]
5 hours, 59 minutes ago