26
views

Ururada Beelihii Tartamayay waxay u kala horeynayaan sida ay tirada u kala yaryihiin ” isugaynta Kaalmaha Ururada lixda gobol ee SL”


Laba xisbi iyo shan urur-siyaasadeed Iyo Beelo iyo jufooyin faro-badan ayaa ku tartamay 353 kursi oo ay guud ahaan ka kooban yihiin golayaasha degaannada 22-ka degmo ee Somaliland, 19 degmo oo doorashadu ka dhacday ayaa la shaaciyey xildhibaanooda oo ka kooban 305 xildhibaan.
Halkan hoose waxan idiinku soo gudbinaynaa ururada beelaha somaliland iyo kaalmaha ay ka galeen lixda gobol, kadibna Waxan isku geynaynaa urur waliba kaalinta uu gobol walba kaga jiro iyo lambarkiisa, halkaa waxad ka garan doontaa sadexda urur ee u sareeya.

Ururadu Waxay u kala sareynayaan sida ay  u kala lambar yaryihiin gobolada.

Hargeysa+Togdheer+Awdal+Sanaag+Saaxil+Sool = Wadarta isku geynta kaalmaha

Ururka             Kaalmaha        Lambarka

KULMIYE.     1+2+1+1+1+1=      7

WADANI.     4+1+2+3+3+2=     15

UCID.           2+5+3+5+2+6=      23

XAQSOOR  3+6+4+7+4+3=      27

UMADDA    6+3+5+4+7+4=     29

RAYS            7+4+7+2+5+5=      30

DALSAN    5+7+6+6+6+7 =        37

 

 

Gobolka Maroodi-jeex:

1. KULMIYE – 19 kursi

2. UCID – 15 kursi

3. XAQSOOR – 14 kursi

4. WADDANI – 12 kursi

5. DALSAN – 6 kursi

6. UMMADDA – 4 kursi

7. RAYS – 4 kursi.

Gobolka Togdheer:

1. WADDANI – 12 kursi

2. KULMIYE – 11 kursi

3. UMMADDA – 11 kursi

4. RAYS – 5 kursi

5. UCID – 3 kursi

6. XAQSOOR – 2 kursi

7. DALSAN – 1 kursi.

Gobolka Awdal:

1. KULMIYE – 24 kursi

2. WADDANI – 12 kursi

3. UCID – 8 kursi

4. XAQSOOR – 7 kursi

5. UMMADDA – 6 kursi

6. DALSAN – 4 kursi

7. RAYS – 2 kursi.

GOBOLKA SANAAG:

1. KULMIYE – 16 kursi

2. RAYS – 13 kursi

3. WADDANI – 11 kursi

4. UMMADDA – 5 kursi

5. UCID – 3 kursi

6. DALSAN – 2 kursi

7. XAQSOOR – 1 kursi.

GOBOLKA SAAXIL:

1. KULMIYE – 13 kursi

2. UCID – 8 kursi

3. WADDANI – 7 kursi

4. XAQSOOR – 2 kursi

5. RAYS – 2 kursi

6. DALSAN – 1 kursi

7. UMMADDA – 1 kursi.

GOBOLKA SOOL:

1. KULMIYE – 13 kursi

2. WADDANI – 8 kursi

3. XAQSOOR – 5 kursi

4. UMMADDA – 4 kursi

5. RAYS – 4 kursi

6. UCID – 3 kursi

7. DALSAN – 2 kursi.

Read full story >>

4
views
Qurbe Joog ─ Qahira May 22,2013(SDN)-Toddoba xubnood oo ka tirsanaa xoogaga amaanka ee wadanka Masar ayaa lasii daayey, kadib markii muddo toddobaad ah afduub loogu haystay dhulka jaasiirad lamoodka Siinaay. Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi iyo wasiiro ka tirsan golahiisa xukuumada ayaa askartaasi ku qaabilay saldhig milatari oo ku yaala magaalada Qaahira . Madaxweyne Mursi ayaa ugu baaqay dadka ku nool dhulka lama degaanka Siinaay in ay iskadhiibaan hubkooda, waxaana talaabadaasi lagu tilmaamay in ...
4 hours, 49 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ H2 { margin-bottom: 0.08in; }H2.cjk { font-family: "WenQuanYi Micro Hei"; }H2.ctl { font-family: "Lohit Hindi"; }P { margin-bottom: 0.08in; } --> Hargeysa (OWN)- Suldaan Maxamed Muuse Nuur ( Abu-Sufyaan ), oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland, ayaa ku guulaystay inuu guursado afar haween ah isla markaasna uu wada dajiyo hal guri iyaga iyo carruurtoodaba. Suldaan Maxamed Muuse waxa uu si xiiso leh uga sheekeeyay xaasaskiisan badan ee uu ku guulaysay ...
4 hours, 50 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Kooxo hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxay maanta weeraro kala gooni gooni ah, ay ka geysteen Deegaanada Duduma qaris iyo Saba Xume ee Gobolka Hiiraan. Kooxahaan ayaa waxay dilal ka kala geysteen Deegaanadaan, iyagoo Deegaanka Duduma qaris ku dilay Oday Dhaqameed caan ah, oo si weyn looga garanaayo Gobolka Hiiraan. Allaha u [...]
4 hours, 50 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Waxaa soo badanaaya walaaca laga qabo inuu dagaalo sokeeye ka dilaaco Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, maadaama ay ku sugan yihiin dhinacyo kala duwan, oo iska soo horjeeda. Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federalka ee Xukuumadii hore C/raxmaan Xoosh Jabriil, oo la hadlay Idaacada VOA-da laanteeda afka Soomaaliga, ayaa wuxuu sheegay inay goor kasta [...]
4 hours, 50 minutes ago
1
views
Horufadhi ─ Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay dugsiga sare ee Magaalada Taleex ee xarunta Khaatumo State ayaa lagu qabtay gudaha magaalada Taleex ee taariikhiga ah. Madax dhaqameed Khaatumo ayaa halkaas ka soojeediyey hadal ayadoo shahaadooyinkana ay qaybinayso dawladda Khaatumo oo haatan diyaarisay dhamaan Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa. Magaalad Taleex ayaa horumar dhanka dibu dhiska, waxbarashada iyo is [...]
4 hours, 50 minutes ago
2
views
Ciyaaro ─ Madaxa horyaalka Bundesliga ayaa digniin u diray isku dayga lagu doonayo in koobka adduunka 2022 ee lagu wado inuu ka dhaco Qatar loo badalo xilliga qaboobaha (winter) isla markaana wuxuu ku hanjabay in horyaaladda yurub ay dagaal dhanka sharciga ah la gali doonaan UEFA iyo FIFA. Heer kulka dalka Qatar xilliga kuleylaha (summer) oo ah marka uu koobka adduunka ka bilaabanayo halkaasi wuxuu gaari doonaa 50C gaar ahaan bishaJune. Madaxweynaha ...
4 hours, 51 minutes ago
2
views
Ciyaaro ─ Sabtid waxaa garoonka Wembley lagu ciyaari doonaa ciyaarta ugu danbeysa ee Champions League taasoo ay ku wada balansan yihiin Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo hal wadan ka wada socda. Dad badan waxey aaminsan yihiin in tani ay fursad u tahay horyaalka German si ay indhaha yurub ugu soo jiitaan tayada ciyaartoyda iyo horyaalkooda. Hadaba qeybta hoose waxaad ka daawan kartaa 10kii gool ee ugu fiicnaa ee ciyaar final ah ...
4 hours, 51 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Kooxda Elman ee heysata horyaalka Soomaaliya, ayaa gashay qeybta A oo ah tan ugu adag isku-aadka tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Africa ee ka dhici doona gobollada Darfur iyo Gordofan ee dalka Sudan. Elman ayaa kula jirta qeybta A kooxaha Simba (Tanzania), APR (Rwanda), iyo El Merreikh (Sudan). Tartanka oo ay ka qeyb galayaan 13 koox, [...]
4 hours, 51 minutes ago
4
views
VOA Somali ─ Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aan todobaadkan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad ee maansooyinkii Allaha u naxatiistee gabyaagii Cabdi Maxamed Aw-Magan "Cabdi Galayax"
5 hours, 49 minutes ago
3
views
Somali Memo ─ Wararka ka imaanaya magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi ay gadood ka sameeyeen maleeshiyaad taabacsan DF-ka. Maanta duhurkii ayaa Bandaw maalmeed lagusoo rogay shacabka magaalada waxaana goobaha ganacsiga lagu hayay dhac iyo boob sida ay sheegeen dadka deegaanka. Boqolaal maleeshiyaadka ah ayaa magaalada kusoo yaacay waxayna amar ku bixiyeen in la damiyo isgaarsiinta magaalada balse saacado kadib ayay isgaarsiintu soo laabatay. Taliyaha saldhigga Beled Xaawo ...
5 hours, 49 minutes ago