37
views

Halkan ka daawo sidi Ciidamada boliska Somalia ay u badbadiyeen Diyaarada Luftansa Airline

Ciidamada Boliska Somalia ayaa waxay ahayeen Ciidamada ugu tababarka wanagsan inta badan qarada afrika waxaayna si xeladaysan u bad baadiyeen Diyaarada Luftansa Airline oo si afduub ah loga soo dajiyay Garoonka Calamiga ah ee Magaalada Muqdisho sanadi 1977.

Masulka hadlaya Wa Cabdiqasiim Salaad Xasan oo markaasi ahaa Wasiirka arimaha Gudaha Somalia waxaa una ka warbiixnaya sida ay tahay xaalada diyaarada iyo rakaabki saarna ee la badbaadiyay.

qaybta hoose ka daawo


Read full story >>

7
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
7 hours, 45 minutes ago
4
views
Puntlandi ─ Waxaa magaalada London ee cariga dalka Britain lagu qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen, shirkado iyo hey’ado Soomaaliyeed, kulankan waxaa abaabulkiisa iska kaashaday Rugta ganacsiga Puntland (Puntland Chamber of Commerce & Industry) iyo Somali Economic Forum, waxaa shirkaasi fududeeyay Amal Express iyo Golis Telecom. Waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo in muddo ahba socdaal ku marayay dalkan Britain oo u jeedediisu aheyd inuu ka qeyb galo shirweynihii ...
7 hours, 45 minutes ago
12
views
Puntland News 24 ─ Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo [...]
7 hours, 45 minutes ago
17
views
Nuxur ─ Kulan u socdaya Wasiirka arimaha Gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa ku soo idlaaday saacadihii la soo dhaafay is afgarad iyo is faham. Madaxweyne Xasan iyo beesha Digil iyo mirifle oo qilaaf ku kala tagay Bishaan horaanteeda kadib markii Madaxweyne Xasan ay ku kulmeen Madaxtooyada ayaa Qilaafkooda waxaa la sheegay in uu soo idlaaday. Ilo Xog ogaal ah oo Bogana Nuxur.com la hadlaya ...
7 hours, 45 minutes ago
25
views
Nuxur ─ Waxaa Bari lagu wadaa in kulan ay yeeshaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka soo baxaya kulankaas Warar kala duwan. Kulankaan oo ah mid la dhowrayo ayaa waxaa ka soo baxaya Warar kala duwan, Xildhibaanada baaralamaanka ayaa sheegay in mooshinkaan uu Gadaal ka Riixayo Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya shariif Xasan sheikh aadan oo ka garab haysta Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole. Wararka qaar ayaa sheegaya in shariif Xasan sheikh aadan uu haystay ...
7 hours, 45 minutes ago
19
views
Marka Cadey Net ─ Toddobaad kadib markii Sheekh Axmed Madoobe uu sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu galabta uu Maamulkiisu uu amaro ku soo rogay Magaalada Kismaayo. Taliyaha Ciidamada Booliska ee Maamulka Magaalada Kismaayo Maxamed Guule, oo la hadlay Saxaafada ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Kismaayo, ay ka hawlgali karaan oo kaliya hal Ciidan. Ciidankaasi ayaa [...]
7 hours, 45 minutes ago
17
views
Horufadhi ─ Gabadh Soomaaliyeed oo Kunool Wadama Ameerika ayaa Waxay Soo Dirtay Waxqabad Rag Soomaaliyeed inbadan Qaban Waayeen islamarkaana Markaad Daawatid aad Qiiroonisd Sida Gabadh usoo bandhigtay Arintan Dadka Badan kayaabisay….halkan Hoose Riix oo Daawo HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
7 hours, 45 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ Khatumo Journalists Association (KHAJA) strongly condemns the illegal imprisonment and torture of Journalist Ahmed Yuusuf Taraafiko on May 18th in the city of Erigavo. As part of the continued attack of the Hargaisa administration on Khatumo State citizens, dozens of Erigavo residents who held a gathering last Saturday to showcase and celebrate a spring Clean-Up day were attacked by [...]
7 hours, 45 minutes ago
30
views
Harowo ─ Muqdisho ()Waxaa caawa ku hoyanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose wafdi ka socda Maraykanka iyo Midowga Yurub, kuwaasoo maanta halkaas gaaray. Wafdiga ayaa la sheegay in markii ay ka dageen garoonka Kismaayo, waxa ay halkaas kulamo kula yeesheen madaxda maamulka Jubbland gaar ahaan madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag. Sidoo kale waxa ay galabta la kulmeen Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo madaxweynaha maamulka Jubbland, laakin wax ...
7 hours, 45 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Shir Jaraa’id oo uu magaalada Madrid ku qabtay madaxweynaha kooxda Real Madrid, Florentino Perez ayuu ka sheegay, in Jose Mourinho uu ka tagayo shaqada tababarnimo ee kooxda xagaagan marka uu dhammaado. “Waxaan isku afgarannay annaga iyo macallin Jose in aynu soo afjarno xiriirkeenni shaqo 3 sano kadib” ayuu yiri Perez. Perez ayaa intaas ku daray [...]
7 hours, 46 minutes ago