11
views

Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Kismaayo(OWN)- Waxaa Dagaal u dhaxmaray   ciidamada Dawlada iyo Al shabaab ayaa waxa la sheegayaa inuu dhacay dagaalkaasi  saaka  xaafad Farjano oo ka tirsan  magaalada kismaayo ee xarunta Juabada hoose.

 

Waxaa weerarka ay soo qaaday AlShabaab ,qasaaraha ka dhashay  dagaalka ayaa inuu hal qof oo ku dhintay  oo sida la sheegay ay shabab halkaasi dhaawac kasoo gaadhay   isla halkaasina  ilaa saddex qof oo rayid ah ayaa iyagana ku dhaawacmay dagaalkaas.

 

Kismaayo ayaa ilaa intii lagala wareegay gacan ku ahaynteeda waxa Alshabab ay ka gaaysanayeen falal iskugu jira dilal ,qaraxyo, iyo weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ay ku soo qaadayanaa  ciidamada Dawlada iyo kuwa Kenya oo haatan ku sugan magaalada Kismaayo.

 

 Saraakiisha Ciidamadda militeryga Soomaaliya ee ku sugan magaladda Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose ayaa waxa uu ka warbixiyay Dagaal saaka waabarigii ka dhacay magaaladdasi  Cabdilaahi Coloow  ayaa  sheegay in dagaalka ay ku soo qaadeen rag ka tirsan Al-Shabaab kuwaa oo kayimid dhanka Baadiyaha.

Oodweynenews.com/Muqdisho office

Read full story >>

1
views
Puntlandi ─ Garowe(Puntlandi.com):- Madexweynaha dawlada Puntland mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa magaalada Garowe ku qaabilay wafdi balaran oo uu hogaaminayo Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Mr. Geoff Tooth oo shalay galinkii dambe soo gaaray deegaanada Puntland. Sawirada hoos ka daawo
4 hours, 5 minutes ago
1
views
Puntlandi ─ Ogaysiiskaan wuxuu ku socdaa Reer Maraykan gaar ahaan Reer Washington, wuxuu kaloo ku socdaa Reer Denmark gaar ahaan Reer Copenhegan Ogaysiiska Washingtong Jaaliyadda Reer Jubbaland State of Somalia iyo dhammaan Soomaalida kale ee ku nool Gobolka Washington State of USA nawaaxiga ka aga dhaw waxaa si xushmad iyo sharaf le hula socodsiinaynaa ugu marti qaadaynaa in ay nagala soo qayb galaan Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayo Curashada Dawladda ...
4 hours, 5 minutes ago
8
views
Puntlandi ─ W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. [Dowladda Federal-ka Gole dejiya oo si ku-meel gaar ah u sii maamula Oo isku dhaf ah baan Kismaayo u sii samynaynaa.] Madax-weyne Xasan SHiikh Max’ud ma hubasan halka aan la’nahay, madax-weynahan u dhaqmay sidii qof qurbo ku raag ahna arrinta waa uga sii daray,.. Soomaali kala tagtay wallaahaysan cid kalana eersanayn cid kastaba ha hadasho Xasan SHiikh Max’ud bay eersan, isagaana dhabarka u ridanaya dhibaatada Soomaaliya ...
4 hours, 5 minutes ago
2
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
4 hours, 5 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Xusuustii Mooge Yare Iyo Xuska 18 May !! . W/Q Fouad Abdisalam Mooge waa wiil yar oo hada da’diisu tahey 22 Jir, waxaa uu dhashey dhawr bilood ka hor 18 May oo ah maalintii xornimada somaliland lagu dhawaaqey, waxaa uu magaca Mooge kula baxey ka dib markii uu dhashey aabihii Alla ha u naxariistee oo mootanaaa bilooyin, waxaa uu curad u ahaa Bahda yaryar ee aabihii oo waxaa jirey bah ...
4 hours, 5 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ Anagoo Ah Dhamaan ilma Axmed Saalax , Waxan Halkan Hanbalyo Uga Dirayna Arooska Walaakayo Abdalla Axmed Saalax Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed Cabdulaahi Oo Arooskoodu Ka Dhacay Maagalada Madaxda Togdheer ee Burco , Waxan Leenahay , Guurkiinu Guur Khayr Gurigiina Guri Negi Guulow Ka Yeel بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بخير Maxamed Axmed Salax
4 hours, 5 minutes ago
1
views
Oodweyne News
4 hours, 5 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Dhamaan anagoo AH Jaaliyada Wadanka Finland, Waxan Hanbalyo U Dirayna Arooska Mudane Abdullahi Axmed Saalax Marwo Hoodo Maxamed Abdullaahi Oo Arooskodu ka dhacay Magaalada Burco , Waxanu Leenahay Noqda Kuwii Isku Waara Ubad khayr qaba kala hela, Amiin Amiin Waxa Hanbalaydan Diraya Caasha Cismaan Guure Xaamud Xussein Xassan Cabdi salaan Kaahin warsame Canab Axmed Goox Maxamuud Cabdi Goox Cawil Cige Yousuf Cali Xaaji Faarax Siciid Xussein Cabdi Caraale
4 hours, 5 minutes ago
1
views
Oodweyne News ─ TACSI TIIRAANYO LEH   Ku-simaha Guddoomiyaha DAWAN MEDIA GROUP ahna Tififtiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax Madaxa maamulka iyo Xisaabaadka DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi, Tifaftiraha wargeyska The Horn-Tribune Maxamed Axmed Cigge Tifaftiraha wargeyska Qarnul Ifriiqi C/Rashiid Gaax-nuug Faysal Cabdilaahi Cabdalle Xasan Xuseen Cabdi Maxamed Axmed Ciise Jamaal C/Raxmaan Maxamed Sacad Cabdi Muxumed Xarbi Liibaan Cali Xaaji Raabi Saleebaan Cabdi Cali Yoonis Maxamed Jaamac Foosiya Iid Cumar Amaal Axmed ...
4 hours, 5 minutes ago
4
views
Oodweyne News
4 hours, 5 minutes ago