views
Axmed Siilaanyo Oo Hegan Galiyay Ciidamada Ka Amarqaata Iyo Rabshadkale Oo Caawa Laga Cabsiqabo In ayka Dhacdo Xaafada axmed Dhagax
Hargaysa (Widhwidh Online) Kadib Rabshadihii iyo Dagaalkii Ka dhacay Xalay iyo Maanta Hargaysa Oo Caawa laga cabsi qabo in xaafadii xalay werarku kadhacay in caawana ay kadhacaan dagaalo warar lagu kalsoonyahay oo widhwidh Online ay kaheshay xaafada axmed dhagax ayaa ciidamada ka amarqaata axmed siilanyo waxa ay wadaan udiyaar garow iyo in markale ay sifudud iskaga laayan dadka somaliyeed ee kusugan magaalada hargaysa waxaana hogaanka maamul goboledka somaliland ku amray in caawa dhamaan cidamada maamulkiisu ay udiyaar garobaan gacdoon kalagacabsiqabo in markale ay sooqaadan bushada somalyeed ee kusugan magaalada Hargaysa
Si Kastaba xaaladu ha ahaate xalay ayay ahayd markii maleeshiyada axmed siilaanyo ay Dad shacab ah u geysteen dil iyo dhaawac
Wixii KaSoo Kordha kala Soco Radiowidhwidh.com
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views