12
views
views
Dagaal ka dhacay duleedka Gaalkacyo
Labo qof ayaa geeriyootay, labo qof oo kalena way ku dhaawacmeen iska hor-imaad maanta ciidamada maamulka Galmudug iyo koox maleeshiyo ah ku dhexmaray duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Iska hor-imaadka ayaa yimid kadib markii ay ciidanku weerar ku qaadeen dabley hubeysan oo ay jidgooyo u taallay duleedka koonfureed ee Gaalkacyo, iyadoo ay kooxdu rasaas [...]
Up coming
9
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland in ay ka soo noqdaan goaankooda “Caadifada”ku saleysan. --> -->
4
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
9
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
1
views
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda Newcastle Alan Pardew ayaa BBC-da ka sheegay in uu ku kalsoon yahay in kooxda uu la sii joogayo xilli ciyaareedka dambe inkastoo kooxdiisa xilli ciyaareedkaan xermay ku dhameysteen kaalinta 16-aad ee kala horeynta kooxaha . Alan Pardew ayaa xilli ciyaareedkii hore Newcastle ku hogaamiyay kaalinta 5-aad balse xilli ciyaareedkaan taasi uma suura galin [...]
5
views
views
Laacib Net ─ Ka dib ku dhawaad 27 sanadood oo uu Ferguson cadaadis saarayay garsoorayaasha Ingariiska, waxaad filaneysay in garsoorayaasha Premier League ay ku faraxsanaan lahaayeen in Sir Alex Ferguson uu ciyaaraha ka fariisto. Si kastaba, ka dib kulankii ugu danbeeyay ee Fergie uu macalin u noqdo Manchester United, garsoore Michael Olivier iyo garsoore Chris Foy oo ciyaarta [...]
5
views
views
Horufadhi ─ Qaar kamid ah odayaashii Kismaayo ku dhisay Maamulka Jubbaland gaar ahaan garabka Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dhawaan dhamaystiri doonaan inta harsan Maamulkaasi la magac baxay Jubbaland. HALKAN KA DHAGAYSO
1
views
views
Horseed Media ─ Maxkamadda magaalada Bosaso ayaa xakuno kale duwan ku riday Kaluumeysatro u dhalatey dalka Iran iyo Niman Soomaali ah oo u shaqeynaayey kaluumeysatadaas. 78 qof oo u dhashey dalka IRAN iyo 12 Soomaali ah ayey ahaayeen eedaysanayaashii maanta maxkamadda la horkeenay, kuwaas oo ku eedaysnaa, in ay dhacayeen kheyraadka Puntland, Maxkmadda ayaa ka dhacdey Saldhiga weyn ee ay ku xirnaayeen, maadaama [...]
3
views
views
Horseed Media ─ Xalay (Isniin) saqdii dhexe ayaa laga maqley dhawaaqa gantaalada Hoobiyaasha magaalada Muqdisho xaafado ka mid ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsadey xarunta ay degan yihiin madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Ilamaa iyo iyo 7 hoobiye oo aan lahayn jiheeye ayaa ku soo dhacay meelo ku dhaw Villa Somalia oo uu markaas ku sugnaa Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud. Hoobiyaasha ayaa ku [...]
6
views
views
Badweyn ─ Number of View :117Sid a lagu qoray shabakadaha Afkka Shabaabka wax ku baahiya, habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa hoobiyaal lagu tuuray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya. Madafiicda lagu tuuray Madaxtooyada ayaa waxa ay ku sheegayaan shabakadahaani in ay gaarayaan 10 inkasta oo aysan shaacin wax qasaara ah oo ay ku gaarsiiyeen saraakiisha dowlada iyo ciidamada AMISOM ee ilaaliya madaxtooyada. Dhinaca kale dagaalamayaal shabaab ah ayaa xalay weerar ku qaaday ...
9
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 20 May 2013: Gudoomiyaha Bankiga Dhexe, Abdulsalan iyo Maamul Goboleedka Puntland Faroole oo si hoose u heeshiyay (Document sir ah ku lifaaqan) Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa wuxuu shaqaaleyay Lobbyst firm Moffett Group shirkadaas oo la shaqaysa Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland uuna iska leeyahay nin beri hore ahaan jiray congresska maraykanka oo la yiraahdo Toby Moffet, isla marka ninkaas wiil gabadhiisa qaba oo la yiraahdo Toby Constantine ayaa wuxuu ...