26
views

Qaraxu wuxuu ka dhacay fagaaraha Masjidka Al Hidaaya, waxaana ku sugnaa Xildhibaanka Kamukunji Yussuf Hassan.

Waxaa haatan la xaqiijieyy in meesha qaraxu ka dhacay ay tahay afaafka hore ee masjidka Al Hidaaya, waxaana ka qudbeynayey Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka Kamakunji ee Islii hoostagto, kaasoo markii uu banaanka is yidhi dadka kula hadal qarax dhacay, mayd , dhaawac iyo dhiig ayaa daadsan irida Masjidka, waxaana haatan gaadhay weriyayaasha Horufadhi ee [...]

Read full story >>

3
views
Somalitalk ─ Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay Diyaargaroobaan Doorashada Taariikhiga ah Prof Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo Mudo dheer ku soo jirey Siyaasada Wadanka Soomaaliya islamarkaana horey u Sameeyey Xisbiyo fara badan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye ayaa haatan waxaa uu ku soo Biirey Siyaasiyiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Maamulka Ximan iyo Xeeb , waxaana wax ka weydiiney Sababta uu Xiligaan ugu soo ...
3 hours, 51 minutes ago
13
views
Qurbe Joog ─ Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready to provide diplomatic, military, and economic support to Somaliland “should they need it”. He underlined ...
3 hours, 51 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya labada dal. Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam waxa uu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay ...
3 hours, 51 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Weeraryahanka kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa shaaca ka qaaday in ay suura gal tahay in uu ka tago Arsenal isla markaana uu u wareego kooxda Juventus marka dhawaan suuqa uu furmo. Laacibkaan ayaa wargeyska Bild ee ka soo baxa Jarmalka ka sheegay ” mar waliba waxaa jira dalabyo aan saameyn igu yeelan , dhab ahaan waxaan [...]
3 hours, 51 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Tababaraha qaranka Ingiriiska Roy Hodgson ayaa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Man City Jack Rodwell ugu yeeray qaranka kuwaasi oo u diyaar garoobaya kulamo saaxibtinimo oo xagaagaan la yelanayan qaramada Brazil iyo Ireland ee kala dhacaya 29 May iyo 2-da June. Ujeedka Rodwell loogu yeeray ayaa ah iyadoo uu dhaawacmay Tom Cleverley kaasi oo laga [...]
3 hours, 51 minutes ago
11
views
Somalitalk ─   W/D. farhan Hussein elmi, (sultan) Waxaa jirta xikmad oranaysa akhriyaha maant waa hogaamiyaha beri. wax akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah aqoonta culuunta iyo fikradaha, waxa ayna gaarsiisaa in Insaanku noqdo mid horumarsan dhan walba oo noloshiisa kamid ah, cilmi ahaan cafimaad ahaan dhaqaala ahaan, bulsha ahaan, siyaasad ahaan, dhaqan ahaan, waxa ayna ...
4 hours, 52 minutes ago
25
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 20 MAY 2013: Kulan ay xalay ku yeesheen Hotelka Kuwait ee magaalada Muqdisho Xildhibaanadii xaq doonka ahaa aya waxaa la isla meel dhigey sida laga yeelayo go’aanka iyo soo jeedinta balanqaadyada uu soo jeediyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu u balan qaadey Digil iyo Mirifle in talaabada koowaad uu dhaqsi umagacaabayo xilalka kala ah. 1-Taliye Kuxigeenka Ciidanka Nabad Sugida Soomaaliyeed 2-Taliye Xigeenka Ciidanka ...
5 hours, 52 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─ Wali xukuumaddu goonyaheedaba ma eegin! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 21 2013 [Dowladda Federal-ka: Gole dejiya oo ku-meel gaar ah u sii maamula Oo isku dhaf ah baan Kismaayo u sii samynaynaa.] Madax-weyne Xasan SHiikh Max’ud ma hubasan halka aan la’nahay, madax-weynahan u dhaqmay sidii qof qurbo ku raag ahna arrinta waa uga sii daray,.. Soomaali kala tagtay wallaahaysan cid kalana eersanayn cid kastaba ha hadasho Xasan SHiikh Max’ud bay ...
5 hours, 52 minutes ago
23
views
Puntland News 24 ─ Source Raadraac Qoraal ka soo Baxay Qaramada Midoobe ayaa ahaa Ashtako ay ku sharaxeen Saraakiil [...]
5 hours, 52 minutes ago
7
views
Waajid ─ Agaasimaha cusub ee Hye’ada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay hadal ay ka argagaxeen taliyayaasha iyo ciidamada Nabad Sugida qaranka, kaasoo ah in aan logu yeeri karin magac uu sheegay inuu dhibsaday, balse dadka ay caadi ka dhigteen. Bashiir Goobe oo ah Agaasimaha cusub ee Hey’ada Nabad Sugida Qaranka ayaa ku goodiyay inuu xabsiga dhigayo sarkaalkii ama askarigii ugu yeera ” agaasime ” wuxuuna wacad ku maray inuu xabsiga ...
6 hours, 51 minutes ago