31
views

Deg deg: Qarax ka dhacay Xaafada Islii Gaar ahaan Jaambak iyo Soomaalidii oo jidadka Isku bursaday.

Qarax balaadhan oo gilgilay aadna looga maqlayey xaafada Jaamba ee Islii qaybteeda labaad{SecII}, ayaa 3 daqiiqo ka hor gilgilay xaafada Jaamka, waxaa la arkayey dadka Soomaalida ee jidadka marayey oo iska dul dhacay, halkaasoo isbursasho wyeni ka dhalatay, wakhtigan oo ahayd xiliga salaada Cishe lagu jirey ayaa qaraxu ka dhacay Aagaagarka Madjidka weyn ee Al [...]

Read full story >>

4
views
Somali Memo ─ Khilaaf daran ayaa soo kala dhaxgalay maamulka isku magacaabay Puntland ee ka jira gobolada waqooyi bari Soomaaliya iyo hay’adaha Q.Midoobe ee deegaanadaasi ka howlgala. War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Q.Midoobe ee magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in laxadiday shaqadii Q.Midoobe ka waday Puntland sababa laxariira dhibaata loo geystay xarunteeda Garowe. Cabdi Raxmaan Faroole ayaa lagaarsiiyay qoraal lagu ogeysiinayo in hab dhaqanka maleeshiyaadka PIS-ta ay sababeen in xaruntii UN-ka ...
2 hours, 56 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─   There has been a recent influx of oil companies to Somalia, but the country has been offered only a 7% share of the proceeds from the exploitation of its oil.This problem was foreshadowed by the former Somali President Mohamed Siad Bare, who famously said: “I will never sell my oil for 5%, or even for 10%, as long as Somalia is not getting the best deal.” Do you know ...
2 hours, 56 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then, payments have risen continuously, reaching a high last year of $9.5m for the Smyrni, a ...
2 hours, 56 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Oklahoma May 21 2013 (SDN)— Ugu yaraan 51-ruux, oo ay ku jiraan 20-caruux ah ayaa geeriyooday kaddib markii Duufaano xoogan ay ku dhufteen Magaalada Oklahoma ee dalka Maraykanka. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in duufaantani ay aheyd tii ugu xumeyd ee ku dhufatay Magaalada Oklahoma iyagoo sidoo kale sheegay in ku dhawaad 120-ruux oo dhawacyo soo gareen lagu dabiibayo Isbitaalada Magaalada. Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo ka hadlay Arintani ayaa ...
2 hours, 56 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Sir Alex Ferguson ayaa loo magacaabay tababaraha sannadka ee Premier League ee abaalmarinta xiriirka tababarayaasha Ingariiska ee LMA. Ferguson oo ciyaaraha ka fariistay ka dib in ka badan 26 sanno uu macalin ka ahaa Manchester Uniuted ayaa noqday tababarihii ugu horeysay ee afar jeer ku guuleysta abaalmarintaan oo ay u codeeyaan tababarayaasha kale ee Ingariiska ka [...]
2 hours, 56 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa u diyaar garoobaya in garoomada mar kale uu ku soo laabto ka dib markii uu ka soo bogsaday dhaawacii canqawga ee ka garoomada ka fogeeyay gaar ahaan kulamadii ugu dambeeyay ee kooxda. Terry ayaa dhaawacaas dartiis kaga maqnaa kulankii Finalka ee europa league ee Benfica iyo kulankii horyaalka ee [...]
2 hours, 56 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Walter Mazzarri ayaa axaddii shaaca ka qaaday in uu ka tagayo tababarka kooxda Napoli xilli Champion-ka uu u soo sarayay ayay wararka u badinayaan in uu qabanayo kooxda Inter Milan oo xilli ciyaareed aad u liita ku dhameystay xilli ciyaareedkaan . Warbaahinta Talyaaniga qaarkood ayaa ku waramaya in Walter Mazzarri uu hishiis la gaaray kooxda [...]
2 hours, 56 minutes ago
3
views
Somalitalk ─ Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay Diyaargaroobaan Doorashada Taariikhiga ah Prof Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo Mudo dheer ku soo jirey Siyaasada Wadanka Soomaaliya islamarkaana horey u Sameeyey Xisbiyo fara badan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye ayaa haatan waxaa uu ku soo Biirey Siyaasiyiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Maamulka Ximan iyo Xeeb , waxaana wax ka weydiiney Sababta uu Xiligaan ugu soo ...
3 hours, 57 minutes ago
13
views
Qurbe Joog ─ Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready to provide diplomatic, military, and economic support to Somaliland “should they need it”. He underlined ...
3 hours, 58 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya labada dal. Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam waxa uu sheegay in Somaliland iyo Ethiopia ay ...
3 hours, 58 minutes ago