13
views

Jaaliyadda reer Khaatumo ee Bristol iyo Sheffield, UK oo Tacsi diraya.

Jaaliyadda reer Khaatumo ee Bristol iyo Sheffield, UK oo waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeryootey Hooyo FAADUMO X.AXMED DEBEY oo dhowaan ku geeryootey magaalada Burco. Haddii annu nahay jaaliyadaha kor ku xusan waxaannu ilaahay ka baryaynaa in Hooyo Faadumo jannadii Fardawsa ilaahay ka waraabiyo eheladeediina Samir iyo iimaan [...]

Read full story >>

3
views
Laacib Net ─ Xiddiga kooxda Juventus ee Mauricio Isla ayaa shaaca ka qaaday in uusan ku kalsooneyn in uu baaqi ku ahaanayo kooxda xilli ciyaareedka dambe isaga oo daboolka ka qaaday in uu helayo dalabyo ka imaanaya banaanka horyaalka Talyanaiga . Laacibkaan reer Chile ayaa ka mid ah magacyada u sharaxan in Juventus ay ka huleelayaan inkastoo sanad [...]
3 hours, 24 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Sida wargeyska La Stampa ee ka soo baxa Talyaaniga uu qorayo kooxda Arsenal ayaa dalab rasmi ah u dirtay kooxda Fiorentina iyaga oo ka doonaya in ay ka helaan xiddigooda weerarka ka ciyaara ee Stevan Jovetić. Laacibkaasi 23-sano jirka ah ayaa xilli ciyaareedkaan soo bandhigay heer ciyaareed aad u sareeya , iyadoo uu dhaliyay 13 [...]
3 hours, 24 minutes ago
6
views
Laacib Net ─ Wargeyska Marca ee Spain ka soo baxa ayaa qoraya in Real Madrid ay diyaar la yihiin in wadahadalo la furaan kooxda PSG taasi oo ku aadan arinta tababare Carlo Ancelotti xilli ay ka taqaluseen tababarahoodii Jose Mourinho ka dib sedex sano oo uu Madrid joogay . Maamulka PSG ayaa sharuud dul dhigay wadahadalka ku aadan [...]
3 hours, 24 minutes ago
2
views
BBC Somali
3 hours, 25 minutes ago
5
views
Bar Kulan ─ Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Ambassador Michele Cervone d’Urso oo ah wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar oo kulanka uga warbixiyay saxaafadda ayaa sheegay in Siilaanyo iyo Cervone ay ka wada-hadleen xirirka ay Somaliland la yeelan karto Midowga [...]
3 hours, 25 minutes ago
19
views
WidhWidh ─ Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa Magaalada Nairobi ku toogtay Nin iyo Xaaskiisa oo looga shakisanyahay in ee katirsan yihiin Kooxaha Argagaxisada ah eek u sugan Dalka Kenya. Toogashada labadan Qof ee toogteen Ciidamada Booliiska Kenya ayaa timid kadib markii Ciidamada ee Howlgalo gaar ah u aadeen gurigaasi balse kala kulmeen isdifaac kaga imaanayay Ninka iyo Xaaskiisa , waxaana la sheegay in Bam gacmeed guriga dhaxdiisa kasoo tureen labadaas qof ee ...
4 hours, 20 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Xubnaha urur weynaha Khaatumo Journalists Association {KHAJA}, ayaa kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen magaalada Narobi ee xarunta dalka Kenya ku canbaareeyey xadhiga waxashnimada ah ee magaalada Ceerigaabo ee G/Sanaag. Ururka ayaa si weyn u canbaareeyey tacadiyada guud ahaan lagu hayo warbaahinta gaar ahaan weriye Ahmed Yuusuf Taraafiko, ayadoo durbaba jeelka loo diidey iany u sii daayaan Ehelkiisa. Hadaba Urur weynaha Khaatumo Journalists ayaa arimahan si weyn uga ...
4 hours, 20 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Qaar ka mid ah odayaashii soo xulay mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku shiray ayaa dalbaday in la joojiyo mooshinka ka dhanka ah xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ee ay wadaan qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Garaad Aadan Cilmi oo kamid ahaa odayaashii dhaqanka ee soo xulay mudanayaasha baarlamaanka oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhisida xukuumadda iyo dhammaan hay’adaha dowladda laga soo maray ...
4 hours, 23 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ June will be the start of a new phase of United Nations engagement in Somalia, when the new U.N. Assistance Mission in Somalia (UNSOM) will replace the long-standing U.N. Political Office in Somalia (UNPOS), in place since 1995. In late-April, U.N. Secretary-General Ban Ki-moon tapped Nicholas Kay, a former British ambassador and Africa director at the U.K. Foreign and Commonwealth Office, as the secretary-general’s new special representative in Somalia. When ...
4 hours, 24 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ London 21.May (SDN) Madaxweyneku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyo wefdigii ballaadhan oo uu hoggaamineyey ayaa maanta sii diirran loogu soo dhoweeyey guriga Baarlamaanka Britain ee West Minister, London. Madaxweyne ku xigeenka waxa ku wehelineyey kulankan Wasiirrada Maaliyadda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Ganacisiga Mudane Cabdirazzaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Safiirka Somaliland ee UK Mudane Cali Adan Cawale, La taliyaha Madaxweynaha ...
4 hours, 24 minutes ago