views
War deg deg ah Rabshado xoogan oo haatan ka bilowday qeybo kamid ah xaafada Islii
Wararka aynu haatan ka helayno halka loo yaqaan Jaamka oo uu kuyaal Masaajidka AlHidaya oo caawa qarax lagula eegtay xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa waxaa lasoo sheegayaa in rabshado ay ka socdaan.
Rabshadahan ayaa waxaa lasoo shegayaa in dad Soomaali ah ay ku qaadeen dad madow Kenyan ah oo kusugnaa meel aan ka dheereyn halka qaraxa uu ka dhacay.
Wararka waxaa ay sheegayaan in la gubayo taayaro gadiid, waxaana la arkayaa gaadiid badan oo ay wataan dad madow ah oo goobahas ka baxsanaya.
Qaraxii caawa ayaa waxaa uu sababay dhimasho aan la ogayn iyo dhaawacyo dadka waxyeelada soo gaartayna waxa kamid ah xildhibaanka deegaanka Kaamakunji Yuusuf Xasan.
Warar dheeraad ah dib kala soco badweyn.com Insha Allah
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views