29
views

Deg Deg:Xildhibana Yusuf xasn oo ka Bad badey Qarax ka Dhacy xafada islii Goobu Ku Sugna

166

arax balaadhan oo gilgilay aadna looga maqlayey xaafada Jaamba ee Islii qaybteeda labaad{SecII}, ayaa 3 daqiiqo ka hor gilgilay xaafada Jaamka, waxaa la arkayey dadka Soomaalida ee jidadka marayey oo iska dul dhacay, halkaasoo isbursasho wyeni ka dhalatay.

wakhtigan oo ahayd xiliga salaada Cishe lagu jirey ayaa qaraxu ka dhacay Aagaagarka Madjidka weyn ee Al Hidaaya, kaasoo dad badan oo Jimeeca ahi ku tukadaan.

Ilaa hada lama oga waxa dhaliyey qarax, khasaarihiisa iyo nooca uu ahaa, balse waxaa halmar jugtiisa laga maqlayey inta badan xaafada Soomaaida Islii, taasoo waayadan danbe hoy u noqotay qaraxyo mowjado ah oo si isdabajoog ah uga dhacayey xafaadaas.

Waxaa haatan la xaqiijieyy in meesha qaraxu ka dhacay ay tahay afaafka hore ee masjidka Al Hidaaya, waxaana ka qudbeynayey Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka Kamakunji ee Islii hoostagto, kaasoo markii uu banaanka is yidhi dadka kula hadal qarax dhacay, mayd ,.

dhaawac iyo dhiig ayaa daadsan irida Masjidka, waxaana haatan gaadhay weriyayaasha Horufadhi ee Nairobi jooga, kuwaasoo soo hubin doona Khasaarah ka dhashay halkaasi.

Read full story >>

2
views
BBC Somali
1 hour, 51 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Guddoomiyaha degmada Dhoobley Axmed Xasan Qeex ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay in ciidamo Sierra Leone ka socda ay gaareen magaaladiisa. Qeex wuxuu sheegay in ciidanka ay ku hubeysan yihiin 100 gaadiidka gaashaamman, iyadoo diyaarado helikobtarro ah [...]
1 hour, 51 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Hundreds of demonstrators have today gathered Mogadishu streets to voice up their strong support for the Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon and also lawmakers dropping the motion against the Prime Minister and his administration. The demonstration attended by hundreds of people from Mogadishu districts was organized by the Banaadir region administration. Speaking to the [...]
1 hour, 51 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ 2013-05-23-barnaamijka-caafimaadka
1 hour, 51 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Darsiga diinta waxaan maanta ku soo qaadanaynaa midnimada iyo isku duubnida. Darsiga oo dhammeystiran halkan hoose ka dhageyso. 2013-05-23-midnimada-iyo-isku-duubnida
1 hour, 51 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ 500 oo arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta imtixaan wuxuu ugu soo idlaaday degmooyin ku yaalla gobolka Galgaduud. Maamulaha iskuullada Ablaal ee Guriceel iyo Dhuusamarreeb Cali Macallin Axmed ayaa Bar-kulan u sheegay in imtixaanka uu billowday May 18, maanta uu jawi wanaagsan ku soo idlaaday. Imtixaanka ayaa ka dhacay degmooyinka Caabudwaaq, Cadaado, [...]
1 hour, 51 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ The Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon has today praised parliament’s decision to withdraw a planned no-confidence vote in the government which was turned down on Wednesday by the lawmakers. A statement issued from the office of the Prime Minister, the Premier cordially welcomed the move by the lawmakers from turning down the no-confidence motion [...]
1 hour, 51 minutes ago
3
views
Badweyn ─ Number of View :116Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay dibad bax balaaran oo lagu taageerayay fashilkii shalay ku yimid Mooshinkii ay wadeen Xildhibaanada Baarlamaanka federal-ka ah ee Soomaaliyeed qaarkood ee oo la doonayay xuxuumada Sacid lagu tuuro. Wada Maka Al-Mukarama ee ah halbowlaha caasimada ayaa inta badan dibadbaxaasi uu k dhacay. Dadka dibad baxa dhigayay oo u badan Caruur iyo Haween waxa ay wateen calanka Soomaaliya iyag oo ku dhawaaqayay ereyo ...
1 hour, 51 minutes ago
1
views
Badweyn ─ Number of View :112Xukuumada Dalka Tuuniisiya ee waqooyiga qaarada Afrika ayaa aroos balaadhan u qabatay lamaane, sideetan jiro ah oo la sheegay in qiso jacayl oo dalkaas laga wada maqlay dhex martay, kuwaas oo isla todobaadkan loogu aroosay magaalada Tunis ee caasimadda dalkaas. Wasaaradaha Qoyska iyo arrimaha bulshada ee dalka Tuunisiya, ayaa xarun wayn oo xukuumada dalkaasi leedahay, aroos balaadhan ugu qabatay lamaane sideetan jiro ah oo sida la sheegay ...
1 hour, 51 minutes ago
4
views
Badweyn ─ Number of View :125Ciidamo Sierra Leone ah oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii ay ka soo talaabeen xuduuda dalka Kenya. Axmed Xasan Qeex, Guddoomiyaha degmada Dhoobley, ayaa daaha ka rogay in ciidamo Sierra Leone ka socda ay soo gaareen magaalada uu madaxda ka yahay. Qeex wuxuu sheegay in ciidanka ay ku hubeysan yihiin 100 gaadiidka gaashaamman, ...
1 hour, 51 minutes ago