15
views
views
Qarax kale oo ka dhacay Islii
Qarax khasaare sababay ayaa la sheegayaa in uu caawa fiidkii ka dhacay bannaanka hore ee masaajid ku yaalla xaafadda ay Soomaalidu ku badan ee Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dad goobjoogayaal ah oo ay Bar-kulan la hadashay ayaa sheegay in in ka badan 10 qof ay ku dhaawacmeen qaraxa oo ka dhacay iridda [...]
Up coming
2
views
views
Bar Kulan ─ Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si uu uga qayb galo xuska 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Africa. Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in uu madaxda Africa ee ka qayb galaya kulanka xuska 50 guuradaka [...]
9
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 23 May 2013: Axmed Cabdalla Cusmaan “Axmed Inji” ayaa wuxuu si kulul uu u cambaareeyay fal Arbacadii lagu gawracay nin adeer u ah iyo wiil uu dhalay, oo ka dhacday Deegaanka Duduma qaris ee Gobolka Hiiraan. Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Maamulka Gobolka Hiiraan ee dhinaca ammaanka Axmed Cabdalla Cusmaan, oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqisho, ayaa wuxuu ka hadlay nin Nabadoon ah oo ...
2
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 23 May 2013: Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay Cidamadda Puntland ka cabanayeen Mushaar La’aan lasoo darista ayaa hadana Maamulka Puntland wuxu wadaa da’daalo lagu doonayo in lagu xaliyo Mushaar la’aanta Ciidamadda Dowladda. Duqa Degmada Qardho Maxamed Siciid Hogaamo ayaa Ka warbixiyeey Ciidamo Gadood sameyeey kuwaas oo ka tirsana Ciidamada Daraawishta ee Maamulka Puntland kuwaas oo la Wareegay sida wararku Nagusoo gaarayaan qaybo kamid ah Magaalada Qardho Duqa ayaa sheegay ...
2
views
views
Somaliland Org ─ Boorame (Somaliland.Org)-Munaasabadan oo ahayd mid si wayn loo soo agaasimay ayaa waxa lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xanuunka ISKU FURANKA ee afka qalaad loogu yeesho FISTULA oo ay ku lamaanayd xuka 10 Guurada cisbitaalka caalamiga ah ee FISTULAHA ee magaalada Boorama ayaa la qabtay. Munaasabadan oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta CisbitaalkaCaalamiga Ah Ee Fistulaha Ee Boorama ayaa waxa ka soo qayb galay maamulka gobolka, Madaxda Caafimaadka, Saraakiil ka socotay ...
4
views
views
Somali Midnimo ─ Turkish media outletsreport that Medet Unlu was killed in his office at about 07:30 pm last night. Medet Unlu represented the interests of the Chechen diaspora in Turkey in relations with authorities of the country. He also used his office as a consulate of the Chechen Republic of Ichkeria and was an honorary consul of Chechnya, Turkish newspaperHurriyet writes. The newspaper said there were two killers. One of them stayed ...
1
views
views
Somali Midnimo ─ Eric Holder acknowledges previously classified details of drone program and says US deliberately targeted Anwar al-Awlaki, who died in Yemen in 2011 Dan Roberts in Washington guardian.co.uk, Thursday 23 May 2013 09.20 EDT Jump to comments (…) Holder claimed Anwar al-Awlaki, who died in Yemen in 2011, had been involved in plots to blow up planes over US soil. Photograph: Yahya Arhab/EPA The White House has launched a new effort ...
4
views
views
Raxanreeb ─ Ciidamamadda Sierra Leone Dhoobley[RBC Radio]Sida uu xaqijiyey guddoomiyaha degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose Axmed Xasan Qeex oo maantey la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamo ka socda dowladda Sierra Leone oo an lacayimin tiradooda inay ka soo dagen Dhoobley. “Ciidamadan tiradooda illa xiligaan lanoomasheegin lakin waa ciidamo ay kentey dowladda Sierra Leone kuwaso ka qeyb qadan doona Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee xiligan ka socda Soomaaliya waxana imaatinkoda ...
3
views
views
Raxanreeb ─ Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga laabteen Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda,kulanka Todobaadlaha ee golaha wasiirada oo uu shir gudoominayey R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayey kusoo dhaweeyeen tallaabadii ay baarlamaanku ku joojiyeen Mooshinkii xukuumadda ay ka keeneen. R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon oo warbaahinta la hadlay markii uu kulanku soo gabagabeeyey ayaa xildhibaanada ku ammaanay go’aankii ay kaga laabteen Mooshinkii Xukuumadda ...
5
views
views
Qurbe Joog ─ London 23May13(SDN) Halkan ka daawao Xafladii 18May ee Jaaliyada Somaliland ee Turkiga ku dhaqan ku soo bandhigeen wacadaraha.Daawasho Wacan
4
views
views
Qurbe Joog ─ London 23May13Halkan ka Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay uga soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.